Caaqilkii C/raxmaan C/shakuur ayaa raaligelin ka bixiyay hadalkii Muqdisho anaa leh. Caaqil Muxyadiin ayaa dalbadey inaan la daba socon raalina...
Maxaa cusub
Madaxweynahaa I qaabili waayay oo aan mooshin ka keenayaa waa hadalkii Maxamuud Tarsan gudoomiyihii hore ee gobolka Banaadir ahaana duqa...
Aan fadhiga ka kacno Kiiniya dalkeenay boobaysaa waa hadalkii wadani Maxamed Cabdi Yuusuf oo arkey cabashada ka imaanaysa xuduuda Kiiniya...
Saxafiyiinta Somaliland ayaa qaadacay urur sheegta oo la yiraa Solja loona soo gaabiyay ururka saxafiyiinta Somaliland. Dhalinyarada oo shir jaraaid qabtey...
Siilaanyo sodogii ayaa shaaciyay in Muuse Biixi ka noqon Karin heshiiska Imaaraadka ee dekedda iyo garoonka dagaal ee loo dhisanayo Yaman...
Cali Khaliif ayaa markale calaacal u direy Muuse Biixi. Cali Khaliif ayaa intii Muuse Biixi loogu shubey maamulka dalbadey in la...
Somaliland ayaa ka xumaatey dalka dib ula soo noqdey maamulka hawada. Wasiirkeeda hawada oo la hadley saxaafada ayaa sheegay sidii caadiga...
Madaxweyne Farmaajo ayaa xariga ka jaray laantii hawada Somaliya iyo guul u soo hoyatey umada Somaliyeed 26 sano kadib. Laanta hawada...
Laacibkii Afrika iyo aduunka ee kubadda cagta sanadihii sagaashanadii Weeca ayaa Liberiya u dooratey inuu noqdo madaxweynaha dalkooda kadib markii uu...
Sucuudiga ayaa Suudaan u cadhooday kadib booqasho uu madaxweynaha Turkiga ku tagey Suudaan oo qaadatey laba cisho loogana hadlay xiriirka dhaqan...
Argagixisada ayaa dil foolxun ka gaysatey Hiiraan. Degmada Wanlaweyn ayaa xalay argagixisadu ka fulisay xasuuq foolxun oo ay u gaysatey nabadoon...
Puntland ayaa soo bandhigtey dambiyadii ka dhacay deegaanadeeda 2017. Waxa warbixintan diyaariyay xafiiska xeer ilaalinta Guud ee Puntland oo sanad walba dhamaadkiisa...
Jubbaland ayaa dalbatey in dawlada Somaliya wax ka qabato xadgudubka Kiiniya ay ka wado xadka labada dal. Maamulka ayaa ku fashilmey...
Hibo Maxamed ayaa ka qayb gashay doorasho haweenka aqalka sare sameeyeen. Haweenka ayaa doortey gudoomiyaha ururka haweenka ee barlamaanka Somaliya. https://www.youtube.com/watch?v=iOtSHjdRS7I...
Dhegeysiga dacwadii C/raxmaan C/shakuur ayaa dib u dhacdey dibna loo mudeeyay. C.raxmaan C/shakuur ayaan ka soo qaybgelin dhegeysiga dacwadan. Dib u...
Yaa ka masuula dabkii baabiiyay 150 meheradood oo dadku ku noolaayeen Wajaale. Waxa habeen hore dab xoogan qabsaday 150 meheradood...
Dawlada Somaliya ayaa sheegtay in ay diyaar yihiin hawlgelintii maamulka hawadu oo dhamaan qalabkii lagu wadi lahaa dhamaystiran yahay. Qorshaha ayaa...
Golaha wasiirada maamulka aan jirin ee Hirshabeele ayaa la ansixiyay kadib markii kulan hore lagu fashilmey in ay soo xaadiri waayeen...
Ciyaaryahanada Puntland ayaa aad loogu soo dhaweeyay Garoowe. Soo dhaweynta kooxda kubadda cagta ee Puntland ayaa waxa ka qayb galay dadweyne aad...
Taliye ka tirsan ciidanka Puntland ayaa Gaalkacayo lagu diley. Taliyahan ayaa ahaa madaxii ciidamada Inji ee maamulkla Puntland ee magaalada Gaalkacayo....
Maamulka Somaliland ayaa ka hadley digniin kulul oo ka timi dawlada Yaman. Dawlada Yaman ee ay hogaamiso Xuutiyiinta ayaa hore u...
Maxkamada gobolka Banaadir ayaa war ka soo saartey kiiska C/raxmaan C/shakuur. Xafiiska xeer ilaaliyaha ayaa diidey go'aan uu iska gaaray...
Wasiirkii hore ee gaashaandhiga Somaliya ayaa shaaca ka qaaday siro badan. Jeneraal Diini oo in muddo ah soo hayay xilal...
Khasaare intee leeg ayuu gaystey dabkii xalay 25-kii bishan ka kacay Wajaale. Goobta dabkani ka kacay ayaa waxa ku yaalay...
Masuuliyiinta gobolka Awdal ayaa sida fiinta uga qayliyay war been abuura isku dirna ah. Warkan ayay sheegeen in lagu sheegay...
Qaar ka mida xildhibaanada Hawiye ayaa digniin u soo direy dawlada uu hogamiyo Xasan Cali Kheyre iyo Farmaajo. Qaar ka...
Jawaari ayaa Baydhabo ka furey shirka gudoonada barlamaanada maamul goboleedyada. Shirkan ayaa dad badan u arkaa waqti lumis kharash ku...
Garaado iyo cuqaal Dhulbahante ah ayaa ku baxay dagaalka Qoriile ee Sool ee udhexeeya beelaha Dhulbahante iyo Majeerteen oo ka...
Boorama ayaa markale la qabtey khamri soo galay. Waxa magaalada lagu gubey khamri aad u farabadan oo ka soo gala...
Gudoomiyaha hay'ada shaqaalaha Somaliland ayaa soo bandhigey shaqooyin uuna sheegin. Sharmaake Axmed Geelle oo saxaafada la horyimi ayaa sheegay in...