Wasiirada dhalinyarada iyo ciyaaraha ayaa ka hadashay ciyaaraha gobolada ee furmaya. Waxa ay sheegtay inta badan Ciyaartoyda Dowlad Goboleedyada in Muqdisho...
Maxaa cusub
Xubno ka tirsan argagixisada ayaa nolol lagu qabtey. Gudoomiyaha Gobalka Shabeelada Dhaxe Axmed Meyre Makaraan oo warbaahinta la hadlay ayaa xaqiijay...
Maydka qof shacaba ayaa laga helay Gaalkacayo gaar ahaan suuqa magaalada. Maydka ayaa u muuqday in layska ilaaway oo uu yaalay...
Farmaajo ayaa furey shirka loogu magac daray amniga qaranka. Taliyeyaasha Ciidamada Qalabka Sida ee qaybta ka ahaa shirkan ayaa iyaguna madaxda...
Qayb kale ruwaayada Qoto qooto oo xiise gaara leh: Nasteexo indho oo isku dayaysa inay cidla dhigto Faarax Murtiile kana...
Siyaasada qori isku dhiibka ah ee Somaliland reer Awdal xagay ka soo galaan. Waxa markale majaraha maamulka Somaliland gacanta u...
Kooxda xidigaha geeska Hargeysa ayaa markale tuurtey gudoomiyahooda Laabsaalax si gacan taagana u dooratey isla xubin ka mida. Laabsaalax ayaa...
Faadumo Siciid ayaa si fadeexaysan looga reebay wafdi iyadu ay lahayd imaantinkooda Hargeysa. Waftigan ayay u sharaxdey sida dimoqraadiyadu uga...
Saylici ayaa durba aargoosi ku bilaabay taageerayashii xisbiga Wadani ee gobolka Awdal welibana ka soo jeeda beelaha Makaahiil dalbeyna xilka...
Argagixiso gaaraya 54 ayaa isa dhiibey halka nin wata dharka dumarka la qabtey, waxa warbixintaas bixiyay wasiirka amniga dawlada Somaliya Maxamed...
Waa in laga matajiyaa kuwa lacagta ku soo qaatey mooshinada oo hadda la yaqaan cida ay yihiin. Waxa baryahan jirey...
Galmudug iyo Ahlu sunna ayaa Jabuuti ku gaaray heshiis hordhaca. Sida ay xaqiijiyeen Mas’uuliyiinta labada dhinac Heshiiskaan ayaa ka kooban dhowr...
Gudiga doorashooyinka Somaliya ayaa shaaciyay tirada xisbiyada isdiiwaangeliyay ilaa hadda. Gudigan madaxa banaan ee mudada jirey ay sheegay in xisbiyada...
Qurbajoogta ka soo jeeda Harawo ayaa codsi u diraya madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar. Waxa muddo sadex bilooda ku xiran magaalada...
Qareen Masaari ah oo dalbay in dumarka la kufsado ayaa jeel loo taxaabay. Ninkan oo lagu magacaabo Nabix al-Waxsh ayaa ah...
Khaladaad badan oo aan hadda ogahay ma sameeyeen xilligii C/raxmaan Tuur waxa Muuse Biixi sidaa ku yiri siyaasi Dhoolayare oo...
Siilaanyaha xilligiisii marhore dhamaadey ayaa dalacsiiyay sarkaal booliisa oo dambiyo badan galay. Sarkaalkan oo ah taliyaha guud ee ciidanka booliiska...
Waxaanu ogaaney in qorshaha ku shubashada doorashada inuu muddo qorsheysnaa waa wasiir hore oo ka tirsanaa Somaliland oo shaaca ka...
Cali Khaliif ayaa caadi magangelyo u waydiistey maamulka Somaliland oo uu in muddo ah dadka beenta ugu sheegi jirey inaanu...
Laba wiil oo walaalo ah ayaa lagu diley Koofur Afrika. Labadan wiil ayaa wararku sheegayaan inay dileen koox burcada oo...
Madaxweyne Farmaajo ayaa dalka dib ugu soo laabtey kadib safar muddo qaatey oo ku tagey dalalka Kiiniya iyo Ivory Coast...
Cabdiwelli Gaas ayaa ka hadlay weerarka Maraykanku ku hayo argagixisada Daacish oo baryahan duqeymo lagu waday gaar ahaan kuwooda fuleyda...
Wasiirada layska magacaabayo ee Hirshabeele ee ciidaa ka batay ayaa midkalena diidey booska loo magacaabay. Boosaska horjooge Waare magacaabay ayaa...
Isku aadka ciyaaraha koobka kubadda cagta aduunka ayaa la shaaciyay. Waxa ka mida xidigaha isku aadka qaybinayay laba ciyaaryahan oo...
Beel lagu xaqirey wasiirada Hirshabeele ayaa qaylodhaan direy. Wasiirada uu magacaabay Waare ayaa qabiilada qaar ka boodeen iskana casileen halka...
Dhalashada rasuulkeena SCW ayaa sanadkan si weyn looga dabaaldegay aduunka xilli argagixisada laga biilo Sucuudiga ay welli wadaan xasuuqa ay...
Mukhtaar Roobow ayaa Baydhaba lagu soo dhaweeyay. Hogaamiyihii hore ee argagixisada shabaab Roobow ayaa isku soo dhiibey dawlada markii Maraykanku...
Halkee salka ku haysaa xurgufta ka dhex taagan Ahlu sunna iyo maamulka Galmudug. Ilaa intii maamulkii fashilmey ee Xasan Sheekh...
Masuul Awdal ka soo jeeda ayaa lacag badan ku bixiyay in dib loogu soo magacaabo maamulka Somaliland ee Muuse Biixi. Guddoomiyaha...
Xuska dhalashada rasuulkeena SCW ayaa si weyn loogu qabtey Hargeysa. Waxana goobta ka hadlay dhalinyar Quraanka xafidsan iyo siyaasiyiin ay...