Puntland ayaa ciidamo mishahar ay u weyday ku wareejisay dawlada dhexe. Goobta ay ka dhacaysay munaasabada ayaa Waxaa ku sugnaa wasiir...
Maxaa cusub
Maalinta dhalashada rasuulkeena SCW ayaa si weyn loogu dabaaldegay magaalada Burco. Culimada ayaa is xasuusiyay maalinta waxay ugu fadhido dunida...
Ciidanka kamaandoosta Somaliya ayaa gacanta ku dhigey hub iyo qaraxyo argagixisadu ka carartey. Qaraxyada iyo Hubka ay Ciidanka Danab qabteen ayaa...
Madaxweye Farmaajo ayaa ka qayb galay shirka iskaashiga Afrika. Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa si heer sare ah ugu soo dhaweeyey Garoonka...
Dr C/raxmaan Bayle ayaa shaaciyay maamulada ayna lacag siinin iyo kuwa ay siiyaan. Dr Bayle ayaa sidoo kale sharaxay dhibaatooyinka...
Iiraan ayaa hawadeeda u diidey boqor Bulgari ah iyo RW Bulgariya oo rabay inay dulmaraan hawada Iiraan. Safiirka Iiraan u...
Shaqaalaha Somaliland ayaa berito la fasaxay iyo ujeedada oo la shaaciyay. Wasiirka shaqada maamulka Somaliland ayaa sheegay in shaqaaluhu fasax...
Deyn la rabay in lagu wareejo C/raxmaan Ciro ayaa la ogaadey intey leegtahay iyo halka ay ku baxdey. Deyntan ayaa...
Xageed ku ogeyd madaxweynaha Somaliya Maxamed Farmaajo oo shalay ka qaybgalay caleemo saarka madaxweynaha Kiiniya oo markii labaad ku guulaystey...
Shirkada carabta ee la wareegtay dekedda Boosaaso ayaa kordhisay cashuuraha iyo qaylo dhaan ka soo yeertay dadka shacabka ah ee...
Sheekh Mukhtaar Roobow ayaa gaaray degmada Xudur ee gobolka Bakool. Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur ayaa dhawaan isku soo dhiibey dowladda...
Woqooyiga Kuuriya ayaa tijaabisay gantaal cusub oo garaacaya Maraykanka. Gantaalkan ayaa la sheegay inuu duuley masaafo dhan 1000km ama 620...
Beelweynta Bahabar Cabdalle oo gogol u fidiyay beelaha Samaroon ee xanafta siyaasadu dhexmartey. Beelweynta ayaa sida beelaha kale kala taageersanaa...
Shirkii taageerayaasha Wadani ee Sanaag ku baaqeen ayaa Burco laga taageeray. Doorashadii dhawaanta dhacday ayaa lagu shubtey waxana diidey inay natiijada aqbalaan...
Ruushka ayaa war ka soo saaray gantaal isgaarsiina oo ay hawada u direen. Gantaalkan oo sidey gantaalo kale ayaa laga ganay...
Siyaasi shuruud adag ku xirey hambalyeynta Muuse Biixi. Waxa baryahan jirey hambalyayn ka imaanaya taageerayaasha Muuse Biixi iyo shaqsiyaad kuraas...
Ciidamo gaara ayaa ka daba galay guryo argagixisadu hub ku qarsato magaalada Muqdisho. Intii uu socday howlgalkan qorsheysan oo ay fulinayeen...
Argagixiso baxsada oo ka soo jeeda Hargeysa iyo Burco ayaa ka soo qulqulaya Koofurta Somaliya. Argagixisadan hore xasuuqyada uga gaystey Koofurta...
Wafti ka socda Qadar ayaa soo gaaray Muqdisho. Waftiga ka socda dowladda Qatar oo uu hoggaaminayay Mr. Khalifa Jassim Al kuwari...
Raiisal wasaare ku xigeenka Somaliya ayaa booqdey safaarada Somalida ee Sucuudiga halkaas oo uu la kulmey qaar ka tirsan jaaliyada iyo...
Suuqa Gaalkacayo ayaa dib loo furey maanta kadib suuqaas oo xirnaa maalmihi la soo dhaafay halkaasina uu khasaare ka soo gaaray...
Siyaasi C/casiis Samaale oo isku jufo yihiin Muuse Biixi ayaa durba ka boodey Muuse Biixi. Siyaasiga ayaa wararku sheegayaan in Muuse Biixi...
Cali Khaliif ayaa la kulmey hogaamiyaha xisbiga Wadani C/raxmaan Ciro. Kulanka ayaa imanaya ayadoo XCali Khaliif kuraas ka dalbaday Muuse Biixi...
Xildhibaan Nacnac ayaa diidey in ay ansixiyaan wasiirada Kulmiye ee hadda jooga. Xildhibaan Nac nac ayaa bil kahor ka baxay Kulmiye...
Ismaamulka Somalida oo horumar xoogleh ka socdo iyo qalab u soo degay. Gaadiidkan oo ah nooca xamuulka lagu qaado ayaa soo gaaray gobolka kaas...
Muuse Biixi ayaa cadaalad xumadii lagu bartey hore ka bilaabey wadada gurigiisa hormartana dhisaya xilli dadku iskor jiifan Hargeysa una dhintaan...
Muuse Biixi ayaa durba iska fogeynaya isbahaysigii qabiilka ee u ololeeyay siiba kuwa qurbaha halka Maxamed Kaahin oo mujaahid sheegtana ku...
Turkiga ayaa shalay oo Axad ahayd u baroortey Masaaridii argagixisadu xasuuqdey masaajid ku yaala gobolka Saxaraha ee dalkaasi laakiin Somalidii 400...
Dhalinyaro Somali ah oo sharci daro loogu haysto jasiirada Siishalis ayaa war laga soo saaray. Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad...
Itoobiya ayaa sheegtay inay xirtey dad lagu tuhmayo dilalkii ka dhacay gobolka Oromada ee loogu gaystey Somalida. Dilalkan foosha xun ayaa...