Boqolaal Somalida Maraykanka ah ayaa ka qaybgalay xuska dhalashada rasuulkeena SCW. Xuskan ayaa ka dhacay gobolka Columbus ee dalkaasi halkaasi...
Maxaa cusub
Saldhiga Carabtu ka dhisanayso Berbera ayaa weerar lagu qaaday ayadoo hawsha halkaasi ka socoto. Dadka weerarka gaystey ayaa la sheegayaa in...
Taageerayaasha xisbiga Wadani ee Sanaag ayaa go'aan adag ka qaatay doorashadii lagu shubtey kadib markii maamulka loo haneeyay muuse Biixi...
Ciyaaryahanka reer Masara ayaa diidey inuu u dabaaldego gool uu ka dhaliyay naadiga Ingiriiska ee Chelsea oo sababta oo markii dambe...
Xildhibaano cadaalad u raadsaday madaxweyne Farmaajo ayaa war soo saaray. Xildhibaanadan oo 50 gaaraya intooda badana ka soo jeeda Koofur Galbeed...
Puntland ayaa gacanta ku dhigtey argagixiso ajaaniba. War ay soo saareen ciidanka amniga ee maamulkaasi ayaa lagu sheegay in nsadex nin...
Wasiir xilkii laga qaaday iyo laba wasiir oo la magacaabay. RW Somaliya Xasan Cali Kheyre ayaa isbedel kooban ku sameeyay...
Samaroon xaqiisa Muuse Biixi waa inuu ka dhacsadaa maadaama DIR lagu wada joogo Somaliland waa hadalkii siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi...
Doorashada Muuse Biixi la siiyay ma burburkii Somaliland baa waa Falaqayntii kaftanka Siyaasada oo ay qaadaa dhigayaan Cali Xaraare iyo...
Saylac waa magaalo leh taariikh gabowday oo ilaa qarniyo hore la dagenaa, haatana waa magaalo madaxda gobolka Salal. Waxey dhacdaa...
Wiil Somali ah ayaa meydkiisa laga helay haro ama meel biyo joogaan oo ku taal Norwey. Booliska dalkaasi Norwey ayaa sheegay...
Masuul ka tirsan Puntland ayaa ku dhaawacmey shil. Sida ay sheegayaan Wararka naga soo gaaraya magaalada Qardho ee gobolka Bari Shil...
Puntland ayaa ciidamo dheeraada gaysay deegaanka Garacad iyo Sanaag oo saldhigyada la kordhinayo. Ciidamada la geeyay ayaa isugu jira Boolis iyo...
Rag argagixisada u qaabilsanaa qaraxyada ayaa ummada laga qabtey kadib markii la soo taagey maxkamad lana xukumay. Argagixisada ummada xasuuqa...
Xildhibaan Timacadde ayaa ka hadley shirqoolkii lagu eedeeyay laguna xirey. Xildhibaanka ayaa fariin adag u direy maayerka Hargeysa iyo beeshiisa. Maxamed...
Dhimashada xasuuq xun oo argagixisadu ku qaaday masaajid ku yaala Masar ayaa korodhey. Dhimashada ayaa hadda maraysa 235 qof oo ahaa dadkii...
Madax dhaqameedka MaxadCase (Samaroon) ayaa hambalyo u direy Muuse Biixi oo xisbigiisu ku shubtey doorashadii ka dhacdey maamulka Somaliland. Madax dhaqameedka...
Khaatumo ayaa digniin u dirtey Cali Khaliif soona dhaweysay Muuse Biixi. Khaatumada saxda ah ayaa doortey madaxweyne iyo ku xigeen hore...
Cali Khaliif ayaa kuraas ka dalbaday mar uu la kulmey Muuse Biixi. Cali Khaliif ayaa kooxdiisa Khaatumo heshiis aan buurnayn...
Xeer ilaaliyaha Somaliya oo ka hadlay tirada maxaabiista ku xiran caalamka Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir...
Shir looga hadlayay la dagaalanka argagixisada oo ka dhacay Gaarisa. Shirkan oo mudo labo cisho ah ka socday magaalada Gaarisa...
Wasiirkii hore ee booska madhan ee boosaha Somaliland Maxamed Abgaal ayaa fariin duulxula ku ganay Muuse Biixi oo doorashada uu u haneeyay...
Siyaasi Mustafe Martin ayaa ku baaqay in Somaliland la badbaadiyo. Kicitaan Qaran, Badbaado Qaran oo Degdega ayaan Ku dhawaaqay maanta oo...
Ciyaaryahan reer Braasiila ayaa xukun dheer gosha loo geliyay iyadoo xaakimku sheegay waxa lagu helay. Ciyaaryahanka reer Braasiil ee lagu magacaabo Robiniyo...
Fanaanada Maryan Mursal ayaa Hargeysa timi kana hadashay safarka ay ku gaartey magaalada oo ay ugu dambeysay xilli ay rabtey inay...
Sucuudiga ayaa xaramka iyo masjidka rasuulkeena CSW ee Madiina ka madnuucay sawirada iyo muuqaalada la qaado. Waxa sidaas sheegtay wasaarada arimaha...
Dhalinyarada beelaha HabarCafaan (Samaroon) ayaa ka hadlay dareenkooda doorashadii dhacdey taas oo hadda loo daayey Muus Biixi inuu soo dhisto maamulka...
Musharax Maxamed Cali iyo masuuliyinta Wadani ee Awdal ayaa war soo saaray. Hadalka musharax Maxamed Cali ayaa imanaya ayadoo xisbiga Wadani...
Muuse Biixi ayaa si niyada laabta u saaray hogaamiye C/raxmaan Ciro. Madaxweynaha iyo Murrashaxa ayaa ku kulmay aaska marxuum Axmedyaasiin Gabay-xaddi...
Awoodii midowga Soofiyeeti ku muquuniyay Somaliya dagaalkii 77 ayaa la soo bandhigey. Somaliya ayaa Itoobiya garaacdey dagaalkii 1977 waxayna gaari kareen...