Somaliland waxba ka faaiidi mayso argagixisada ay hoosta ku wadato. Madaxweyne Gaas oo ka hadlayay cadowga koowaad ee ummada Somaliyeed...
Maxaa cusub
Wakiilka Jabuuti u jooga Hargeysa ayaa xarun u furey jaaliyada reer Jabuuti ee ku nool Hargeysa ama u soo xagaabaxa....
Madaxweyne Farmaajo ayaa ka hadlay munaasabada 26 Juun oo iyadna ah ciid kale ahna markii gobolada Woqooyi ee Somaliyeed ay...
Sow ciidii Boorama cagahayga maan dhigin waa hees fanaanka Axmed Zaki ku farayaraystey. Iyadoo ay ciid tahay sow buurta Sheekh...
Suldaan Dhawal oo dirayay salaanta ciida ayaa reer Boorama ku yiri sida raga u socda. Lama garanayo waxa uu u...
Madaxweyne Farmaajo ayaa shacabka kula tukadey masjidka weyn ee isbahaysiga ee magaalada Muqdisho. Salaada kaddib ayuu madaxwaynaha khudbad jeediyay wuxuuna...
Madaxweynaha Puntland ayaa goob amingeeda la adkaadey kula tukadey dadka Garoowe. Goobta ayaa sida sawirada aan ku helnay ayna haweenku...
Gobolka Galguduud intiisa badan ayaa laga sooman yahay xilli dalkoo dhan maanta laga ciiday oo ay ku jirto gobolada Woqooyi...
Booliiska Ingiriiska ayaa war ka soo saaray muslimiin ciida tukanaayay oo gaadhi jiirey magaalada ku taala Woqooyiga dalkaasi ee Newcastle...
Bahda ARAABINEWS ayaa hambalyo u diraya dhamaan ummada Somaliyeed munaasabada CIIDA oo berito si caama looga wada ciidayo dalkoo dhan....
Masuul ka tirsan waaxda fadhiidka ah ee biyaha Boorama oo ka hadlay maamul xumada jirta xilli dadku haraadan yihiin muddo...
Maayerka sharciga ah ee Saylac Sacad Daahir Cige ayaa beeniyay in la xaliyay maayernimada sheegayna in wasiirada ka yimi Hargeysa...
Argagixiso ka tirsan dhiigmiiradka Shabaab oo wadey gaari uu ka soo buuxiyay walxaha qarxa ayaa kaligii ku dhintey qarax uu...
Sucuudiga iyo wadamo badan ayaa arkey bisha Shawaal taas oo ka dhigeysa in maalinta beri ah oo Axada ay tahay...
Badhasaab ku xigeen xilka loo kala wareejay Awdal iyo hadalo laga jeediyay. Ku xigeenkii hore ayaa loo wareejay deegaanka Daad...
Afhayeenka Siilaanyo ayaa ka waramay waxa Siilaanyo ka qabanayo Imaaraadka xilli Siilaanyo muddo lix sanno ah aan wax shaqo ku...
Faysal Waraabe ayaa dalbadey in la xiro xadka Itoobiya wuxuuna qabaa in ayna waxba ka soo gelin wuxuu dhinaca sheegay...
Garaad Maxamed Garaad ayss diidey in Cali Khaliif isku dhiibo maamulka Somaliland. Wuxuu yiri lama aamini karo maamulkan Somaliland waxay...
Maamulka Somaliland ayaa ka hadlay maayerka Saylac, jabhad Sanaag ka dilcaadey iyo Buuhoodle oo shirar ka socdaan lagu diidey is...
Qaybtii 28 musalsalka badbaado oo ay isla jabeen Fadumiina iyo Faarax Murtiile oo isku diyaarinaya guurkooda. Maxayse hadda isku haystaan....
Wasiir Sacad Cali Shire oo Somaliland u qaabilsan arimaha dibedda ayaa qirtey in Cali Khaliif macalin u ahaa iyo goobta uu macalinka...
Wasiir ka tirsanaa Khaatumadii Cali Khaliif ee burburtey hadda oo dadkiisa dib farta ugu soo fiiqaya
Wasiir ka tirsanaa Khaatumadii Cali Khaliif ee burburtey hadda oo dadkiisa dib farta ugu soo fiiqaya mar uu ka hadlay...
Jabhad hubeysan ayaa looga dhawaaqay Sanaag iyo cida ay iska xoreynayso oo ay sheegeen. Afhayeen u hadlay jabhadda ayaa afka ku...
Sucuudiga ayaa shuruudo cusub ku xirey dalka yar ee Qadar ee uu rabo in uu aamusiiyo. Qadar ayaa ka af dheeraatay...
Yurub ayaa ka qayliday soo jeedin ka timi Ingiriiska kuna jeeda soo galootiga ka yimi Yurub. Ingiriiska ayaa soo jeediyay in...
Taalooyinka SNM loo taagey ayaa sii badanaya iyo mid kale oo laga taagey duleedka Hargeysa. Kooxda SNM ayaa dilal iyo xasuuqyo...
Wasiirka boosaha maamulka Somaliland ayaa boos ka xirtey Saylac taabteyna arinta maayerka. Mustafe Faarax Dhoore ayaa booskan madhan lagu wareejay laba usbuuc...
Argagixisadii Raqa ee Siiriya oo waayay meel ay u cararaan iyo geesiyiinta Kurdiyiinta oo ku dhow. Dagaalka ayaa gaadhey gudaha...
Musasalka badbaado qaybtiisii 27 oo xiise gaara leh iyo fadumiina iyo Murtiile oo isku baxay. Waxa dhinaca is bartey caruurtii...
Farmaajo oo la hadlay jaaliyada Somaliyeed ee ku nool Yugaandha. Madaxweyne Farmaajo ayaa Yugaandha u jooga. Kulankan ballaaran waxaa loga gol...