Madaxweyne Farmaajo ayaa ka hadlay wadooyinka horumarka keena iyo siyaasada shaqsiga ah ee ku badan siyaasada Somaliya taas oo u...
Maxaa cusub
Sawirada madaxweyne Farmaajo oo ka qaybgalay xaflada caleemo saarka Galmudug. Waxa garoonka Cadaado ku soo dhaweeyay madaxweynaha maamulka Cadaado Xaaf....
Axmed Madoobe ayaa si toosa fariin ugu gudbiyay Farmaajo iyo maamulka Cadaado oo hogaankiisa maanta lagu caleemo saaray Cadaado laakiin...
Gudoomiye Maydhanaha Boorama ayaa qaylodhaan ka direy maqaaxiyaha furan Ramadaanka. Maxamed Yuusuf ARAABINEWS
Cudurka shuban biyoodka ayaa ku faafay Togdheer iyo qaylo dhaan jirta iyo dhimashada. Fadeexada ugu weyn ayaa ah in dad...
Beesha Gabooye ayaa deegaan ka samaystey dhul u dhexeeya Isaaq iyo Dhulbahante oo loo soo sahamiyay waxase isla shalay weerar...
Gudoomiyaha Sool ayaa weerar ku qaadey deegaano ay samaysteen beesha Gabooye oo u dhexeeya ISAAQ IYO DHULBAHANTE gaar ahaana xiga...
Musasalka Ramadaanka qaybtii labaad oo aad u xiisa badan. Waxay la socotaa qaybtii hore oo si aada loo daawadey. ARAABINEWS
Qiso naxdina iyo fanaanada Muslimo oo hadda ku nool Muqdisho kana warantey noloshii ay soo martey dawlad la'aanta kadib oo...
Muuqaal muujinaya sida diin ka bixida ah ee argagixisadu u xasuuqdo dadkeena yar iyo weyn. Waxa duubtey kaamaro la dhigey...
Badhasaabka Ciise iyo maayer is magacaabay oo Saylac ka sheegay in ay rideen maayerkii Saylac. Ciisaha Jabuuti ayaan ka seexan...
Sidaad beelaha darifyada ula dhaqataan ayaa mustaqbalkiinu ku xiran yahay ISAAQOW. Waa waraysi uu bixiyay gudoomiyihii SNM ahaana madaxweynihii Somaliland...
Dadkii Siilaanyo u sheegay in la i sii daayo ayaan u mahadcelinayaa. Wariye Coldoon ayaa muddo u xirnaa shaqsiyaad ku...
Xildhibaan Ciise ah ahna wasiirkii hore ee ciyaaraha maamulka Somaliland ayaa u tafoxaytey isaga iyo Maxamuud Xaashi in maayerka Saylac...
Deg deg: nin rasaas huwiyay dad sooman oo raashin loo qaybinayay degmada Caabudwaaq ee gobolka Galguduud. Dhacdadan foosha xun dhacdayna...
Woqooyiga Kuuriya ayaa tijaabiyay hubka lidka diyaaradaha oo casriya iyo Maraykanka oo ka naxay. Maraykanka ayaa inta badan ku dila...
Qosolka ramadaanka iyo jilayaashii aad u jeclayd iyo ani Xamar kaliyaa ku soomaa. Waa qayb aad u xiise leh oo...
Masaakiin Gabiley ku nool oo si cadaalad xuma ah loogu kala eexday sheegayna raashin la qaybinayay in jufo ahaan lagu...
Maxamuud Xaashi oo si caadiya uga taliya maamulka Somaliland isku jufana yihiin ninka maamula kastamka Saylac ee dadka cunaha qabtey ayaa...
Somalidii Sucuudigu ku xasuuqay badda oo lagu aasay dalkaasi Yaman. Somalidan u badnaa deegaanada Woqooyiga Somaliya ayaa in badan la...
Maamulka Somaliland ayaa ka hadlay khalkhal soo galay amniga Hargeysa xilli ay sheegeen in ay qabteen argagixiso inta badan xasuuqda Somalida...
Xaglatoosiye ayaa suaalo lagu garaacay ay ku jirto gawaadhi gurmada oo uu Awdal geeyay. Reer Burco ayaa u sheegay muxuu gawaadhida halkaa...
Musharax Muuse Biixi ayaa isna direy hambnalyada bisha barakaysan ee Ramadaan Maxamed Yuusuf ARAABINEWS
Musharaxa ku xigeenka Wadani Maxamed Cali ayaa hambalyo ka direy curashada bisha barakaysan ee Ramadaan. Maxamed Yuusuf ARAABINEWS
Somali laga soo dejiyay Muqdisho ayagoo gacmo xiran. Wararka ayaa sheegaya in dadkan lasoo tarxiilay ay wadeen saraakiil Mareykan ah,...
Booliiska Muqdisho ayaa lagu wareejiyay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn iyo argagixisada oo naxsan. Sarkaal ka hadlay diyaaradahan ayaa sheegay in uu...
Yuusuf Garaad ayaa qoraal kaga waramay safarada madaxweyne Farmaajo ku tagey dalalka dhow dhow. Intii aan xilka Wasiirnimo hayay waxaan u...
Warshadii sonkorta ee Jowhar ayaa lagu bilaabayaa dib u dhis waxana la codsaday in la baneeyo sida warqad ka timi wasaarada...
Madaxweyne Farmaajo ayaa la kulmey sheekha caanka ah ee Sh C/rashiid Sh Cali Suufi ee hadda si caadiya u degan Qadar...
Qadar ayaa dawlada Farmaajo ugu deeqaysa lacago farabadan xilli xifaaltan jiro. Qadar ayaa taageerta qaar ka mida urur diimeedyada Somaliya, Siiriya,...