Waxa maalmihii ugu dambeeyay isa soo dhiibey Tigreegii ugu badnaa o ka soo yaacay furimaha lagu soo shubey. Tigreegan oo...
Maxaa cusub
Waxa intii dawlada hadda jirtaa aad u kordhey awooda ciidanku ku qabsan karo magaalo kuna haysan karo ayadoo aad loo...
Ciidanka amniga ayaa raadinaya nin ku sheeg magaalada Muqdisho ku diley xaaskiisa oo ay u joogaan 9 caruura. Dhacdadan laga...
Wasaarada warfaafinta Itoobiya ayaa beenisay war ay qortey idaacada ugu beenta badan aduunka ee Been been sii (BBC) qaybteeda Axmaariga...
Kadib cunaqatayn xoogan oo uu saaray Maraykanku oo ku aadan barnaamijyada ay ku shaqeeyaan moobilada iyo kombuutarada ee la yiraa...
Xoghayaha amniga ee gobolka Banaadir ayaa xaqiijay in dilkii u dambeeyay ee loo gaystey askari ka tirsanaan jirey ciidanka asluubta...
Waxay ahayd 1991 markii dawladii dhexe ee Somaliya ay dalka ka baxday sidaana dalku ku galay burbur xoogan oo dawladeed...
Ururka caafimaadka addunka ee hoostaga qaramada midoobay ayaa faahfaahin ka soo saaray hargabka cusub ee la aaminsan yahay inuu ka...
Dil laga argagaxay ayaa caawa ka dhacay magaalada Muqdisho halkaas oo la sheegayo in askari si toosa u toogtey wiil...
Maamulka Somalilaan ayaa sheegay inay xukumeen 4 askari oo kufsi wadareed u gaystey gabadh yar oo 13 jira. Askartan ayaa...
Aqoontu waa furaha kobaca dhaqaale ee dalku leeyahay. Ilaa intii qaranka hadda aynu u wada naqaano Soomaaliya uu dhismay waxa...
Waxa markasta cajiiba in kooxda ku qaraabata magaca Hawiye ee fadhida huteel Jasiira ay cabashadooda doorashada ku socotaa kooxda Xalane...
Horjoogaha maamulka Butlaan Siciid Deni oo diidan dawladnimada Somaliya ayaa ku tilmaamay ciidanka diidan amarkiisa kuwa abyuuraya xaalad ah in...
Milastariga Itoobiya ayaa ku riday jabkii ugu xumaa maleeshiyada Tigreega gaar ahaan sadexda aag ee gobolka Axmaarada. Tigreega ayaa hadda...
Afhayeen u hadlay horjooge Muuse Biixi ayaa beeniyay inay Tigreega ka jiraan laakiin dagaalka lagu hayo ee looga sifaynayo dalka...
Raiisal wasaaraha Itoobiya oo la hadlaayay milatariga dalkiisa ayaa sheegay inay dhawaan soo afjari doonaan maleeshiyada Tigreega oo hadda go'doon...
Dhawaan ayay ahayd markii caaqil Cusmaan Buuyradow uu madal ka yiri argagixisada nin DIRAA hogaanka u hayay oo waxay ahayd...
Xilli dawlada Itoobiya soo afjarayso maleeshiyada Tigreega ee isku baahisay gobolka Axmaarada ayaa orodyahanka caanka ah ee Xayle Gabrisalaasi uu...
Waxa magaalada Boorama usbuuc kahor laga bilaabay waxa lagu tilmaamay naqshaqadeyn laakiin dad badan u arkayeen ushii biyaha lagu eegaayay...
Suldaanka Muuse Biixi ee lagu magacaabo Mowliid Cali Sabayste ayaa u hanjabay guryaha boqor Buurmadow ku leeyahay Hargeysa sheegayna inuu...
Ciidanka Itoobiya iyo maleeshiyada Canfarta ayaa shalay gebi ahaanba Tigreega ka eryaday gobolka Canfarta. Tigreega ayaa hadda u muuqda inuu...
Dhiigmiiratada Taalibaan ayaa 20 sano kahor qarxiyay sanam weyn oo asxaabihii Muslimiintu ayna taaban markii ay xukunka dalkaasi qabsadeen. 20...
Horjoogaha maamulka Butlaan ayaa wajahay fadeexad foolxun kadib markii ciidan uu u direy inay la dagaalamaan ciidan diidey inay aqoonsadaan...
Dhacdadii ugu murugada xumeyd ayaa ka dhacday degmada Luuq ee gobolka Gedo kadib markii hooyo 5 caruura wadata ay gaajo...
Caaqilka ISAAQ ee Buurmadow ayaa ku faanay dhiigmiiratada shabaab kuna sheegay dawlad ay hogaamiso DIR. Hadalkan gafka ayuu moodayaa inuu...
Kadib markii ciidanka Maraykanku tababaray ee Butlaan diidey inay aqoonsadaan horjooge Siciid Deni ayaa waxa soo baxaayay in horjooguhu diyaarinayo...
Shirkada xukunta madaarka Muqdisho ee Favori lagana leeyahay dalkaasi Turkiga ayaa lagu xukumay inay bixiso $4200 doolarka Maraykanka ah oo...
Ururka caafimaadka Aduunka ayaa hargabka cusub ee Karoona u bixisay OMICORN. Noocan cusub oo laga qayliyay ayaa la sheegayaa inuu...
Ciidankii Butlaan ee aaga buuraha Galgala u joogey la dagaalanka argagixisada ayaa si cad u qarxiyay mar labaad inayna aqoonsanayn...
Ayadoo wadamada reer galbeedka ee taageera Tigreega kuna riyoonaya inay fishaan inay dalka dib u qabsadaan ay qaarkood bilaabeen inay...