Wararkii ugu dambeeyay dagaalka argagixisada looga xoreynayo magaalada xadaarada lahayd ee Moosul ayaa meel wanaagsan maraya waxana argagixisadu ka carartey...
Maxaa cusub
Cali Khaliif oo qabyaaladi ka saartey Buuhoodle ayaa taageero ka helay shacabka ku nool Buuhoodle. Maxamed Yuusuf ARAABINEWS
Odayaasha Burco oo diidey sida xun ee loo wado shidaal baadhis la sheegay in laga wado gobolka Togdheer Maxamed Yuusuf ARAABINEWS
Putland waxay si weyn ugu Hambalyeyneysaa Raisul wasaaraha Cusub ee Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Raisul Wasaare Xasan Cali...
Raiisal wasaaraha cusub oo ka hadlay xilka loo magacaabay kana mahadceliyay xilka loo magacaabay. Wuxuu sheegay in uu deg deg...
Madaxweyne Farmaajo ayaa saakadii hore ku dhawaaqay raiisal wasaare ku cusub saaxada siyaasada dalka laakiin ku xiran dawladaha Ingiriiska iyo Norwey oo...
Madaxweyne Farmaajo ayaa jeediyay qudbadiisii ugu horeysay intii la doortey wuxuuna sheegay in ciidamada la siin doono xaqooda soona celin...
Odayaasha beesha reer Axamed (Samaroon) oo ka hadlay garoonka diyaaradaha Boorama xilli ay jirto isdaba marin. Maxamed Yuusuf ARAABINEWS
Madaxweyne Geelle oo hees ka qaaday caleemo saarkii Farmaajo iyo hadalo kaftana oo uu tuurey. C/llaahi Warmooge ARAABINEWS
C/raxmaan Ciro oo garoomo ku yal booqdey kana hadlay Hargeysa si xuna u durey maamulka Siilaanyo ee qabyaaladu dishatey Maxamed...
Madaxweynaha soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo madaxweynaha Jabuuti Ismaciil Cumar Geele oo goordhaweyd soo gaaray muqdisho ayaa dhagax dhigeen...
Madaxweynihii hore ee Somaliya Sheekh Shariif ayaa qudbad ka jeediyay caleemo saarka madaxweyne Farmaajo C/llaahi Warmooge ARAABINEWS
Waxa la soo afmeeray caleemo saarka madaxweyne Farmaajo oo u dhacay si qiimo leh waxana madaxdii ku guda jirtey isku...
Waxa saaka la caleemo saaray madaxweynaha Somaliya Maxamed Farmaajo waxana ka soo qaybgashay madaxda caalamka gaar ahaan madaxda IGAD. Caleemo...
Trump ayaa balaadhiyay dadka laga masaafurinayo Maraykanka oo lagu daray kuwa caydha khiyaama. Warkan ayaa ka soo baxay wasaarada arimaha gudaha...
Doon sidey boqolaal qof ayaa ku degtay dalkaasi Liibiya waxana ka waramay sida wax u dhaceen hay'ad ka tirsan qaramada...
Shirkada Faysbuug ayaa baadheysa ilyar yar oo xanuusan si xun loo isticmaalay aadna lala wadaagey dadka kale. Waxa ka faaiideysay...
Beesha Jareerweyn ee lagu dulmey maamulka aan jirin e Hirshabeelle ayaa ku dhawaaqay in ay hubkoodii la soo baxeen kadib...
Walaal dar Ilaahay u caawi hooyo ku nool gobolka Awdal waliba tuulo oo la ildaran ilma yar oo ay dhashay...
Xoolo dhaqato ayaa ka banaanbaxay dhibaato la soo gudboonaatey markii ay waayeen dawlad ama maamul caawiya waxayna ku kaliftey in...
Wariyihii hore ee idaacadii SNM ee Qudhmis ee xarunteedii ahayd Itoobiya hadana taariikhdii bugta ahayd ee SNM ka akhriya telefishanka...
Gudoomiyaha ururka saxafiyiinta Somaliland oo goordambe soo baraarugey kana hadlay xadhiga maamulku ku hayo cidkasta oo hadasha xilli Siilaanyo ku...
Wasiir Cadaaniga Somaliland oo u hanjabay idaacada kaliya ee taageerta mowqifkooda xilli maamulku xidhayo cidkasta oo hadasha sheegtana in ay...
Madaxweynihii hore ee Somaliya Xasan Sheekh e fashilmey ayaa kulan la qaatey hogaamiyaha Jubba Axmed Madoobe oo shalay soo gaaray...
Waxa shalay la magacaabay wasiirada maamulka Hirshabeele ee aan jirin wax uu ku soo kordhin karo dadka deegaanka ee uu ku...
Dr C/raxmaan Bayle oo warar qarsoonaa ka bixiyay doorashadii ka dhacday Muqdisho ee uu ku soo baxay madaxweyne Farmaajo. C/llaahi...
Ciidanka Ciraaq ayaa gebi ahaanba ka sifeeyay argagixisada Daacish aaga ku wareegsan galbeedka Moosul iyadoo firxadkoodu galay dabada daaraha dhaadheer...
Fanaaniin iyo farshaxaniisteyaal caan ahaa oo goob la yaqaan ku cadilan xili uu hogaanka dalka qabtey Maxamed Farmaajo oo hore...
Maamulka Somaliland ayaa fadeexad ka raacday xarigii ay u geysteen milkiilaha Telefishanka Universal Axmed Abuukar oo ciidamada booliska Hargeysa xabsiga...
Dawlada Malaysiya ayaa qaaday talaabo adag kadib dilkii dalkeeda loogu gaystey nin ay xaga aabo ka walaalo yihiin hogaamiyaha da'da...