Gudoomiyaha guurtida maamulka Somaliland ayaa ka gariirey musuqa lagu wareejinayo Berbera oo dawlada Somaliya ka hadashay xilli ay soo baxayaan shaqsiyaadka...
Maxaa cusub
Fanaan aad looga jecelyahay Somaliland oo u muuqda in uu dhinaca saxaafada u wareegi doono ayaa codkiisa la tijaabiyay laakiin...
Waxaa saaka arroornimadii hore ka dhacay magaalada Laascaanood banaan baxyo balaadhan oo lagu dalbanayo badbaadinta nafo bini,aadam. Banaan-baxan ayaa ahaa...
Dawladda Soomaaliya ayaa war ka soo saartey heshiis la sheegay in uu dhexmaray maamulka Somaliland iyo Imaaraadka oo aan aqoonsanayn...
Wargeysyada Kiiniya ayaa soo saaray nin Kiiniya u dhashay oo isku qarxiyay xero Kiiniya ka degan tahay deegaanka Kulbiyow oo...
R/wasaare ku xigeenka xukuumadda Soomaaliya mudane Maxamed Cumar Carte ayaa magacaabay guddi ka kooban sideed xubnood oo loo xil saaray...
Dawlada Yaman ee magaalada Sanca ayaa war kulul ka soo saartey saldhiga Imaaraadku ka rabo Berbera halkaana kaga duulo dawlada...
Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa ka hadlay Cali Khaliif oo isku dhiibey Siilaanyo sheegayna in lagu awrkacsanayo. Maxamed Yuusuf ARAABINEWS
Haddiiba la wareejiyo dekedda Berbera racfaan ayaan ka qaadanaynaa: Siyaasi Rashiid Maxamed Yuusuf ARAABINEWS
Telefishanka Siilaanyo oo xoolo dhaqatada Dilla soo ururiyay xilli uu taagerero u raadinayo saldhig la sheegay in laga siiyay Maxamed...
Argagixiso ka tirsan shabaab ayaa maxkamad ku talal Puntland gaar ahaan Boosaaso ayxukuno dil ah ku riday 7 nin oo...
Madaxweyne Farmaajo ayaa ku talajira in uu soo celiyo hawada Somaliya oo hadda Kiiniya xarun u ah. Farmaajo oo la...
Guusha madaxweyne Farmaajo ayaa keentay guux siyaasadeed gaar ahaan wadamada jaarka ah iyo kuwa ciidamada ka joogaan oo ka naxay...
Wakiilka Itoobiya u fadhiya magaalada Hargeysa ayaa wax laga waydiiyay saldhiga la sheegayo in Imaaraadku laga siiyay Berbera oo la...
Somaliland oo dhinaceeda ka hadashay la kulankii ay la galeen kooxda uu hogaamiyo Cali Khaliif ee isku dhiibtey maamulkooda. Cali...
Goobtu waa Hotel Jazeera oo u dhow Garoonka Diyaaradaha Muqdisho, waxaa gebi ahaan isbedelay qaabkiisa wixii ka danbeeyay habeenkii 8-da...
Kadib doorasho ka dhacday dalkaasi Swizerland ayaa looga adkaaday xisbiga xagjirka ah ee dalkaasi qodobo adkeynaya dhalashada dalkaasi oo hadda...
Madaxweyne Farmaajo ayaa la doortey usbuucii hore waxana ka socda Muqdisho diyaarinta caleemo saarka madaxweynaha oo hadda loo saaray guddi...
Heshiis lama keenin golaha waxase la keenay xayaysiis: C/raxmaan Ciro oo ka hadlay garaacistii loo gaystey xildhibaano ka tirsan golaha...
Xildhibaan Maxamed Maxamuud Dheerayste oo ka mida xildhibaanada golaha deegaanka Boorama ayaa ka hadlay xadhigii loogu xadgudbey ee aan la...
Ugaaska beelaha Samaroon Ugaas C/rashiid Ugaas Rooble ayaa hambalyo u direy madaxweynaha cusub ee dawlada Somaliya mudane Maxamed Farmaajo. Maxamed...
Reer Baydhabo oo wacdaro dhigey tuureyna sawirkii Shariif Xasan kuna bedelay Farmaajo xilli dadku iswaydiinayaan shaqada ay qabtaan maamul jufeedyada....
Xirsi Xaaji Cali oo si adag uga hadlay afduubkii ka dhacay xarunta golaha Somaliland oo askar loo adeegsaday kulan ahaa...
Saleebaan Gaal wuxuu afduubey labadii gole laguna dhex tuurey saldhiga Berbera: Siyaasi Xasan Guure oo sheegay in taariikh madow la...
Xildhibaanada Somaliland oo heshiis beena loo dhiibey si xuna uga qayliyay. Heshiiska la soo bandhigey ayaa ah mid buga oo...
Telefishanka Siilaanyo oo shaqsiyaad ka soo ururiyay Laascaanood kuna sheegay in dadweyne badan soo dhaweeyeen go'an musuq ahaa oo lagu...
Kadib kulan si musuqmasuqa loo ansixiyay heshiis aan la garanayn oo u dhexeeya maamulka Somaliland iyo Dubai ayaa maanta laysku...
C/raxmaan Ciro oo macneeyay faaiido darada saldhiga Berbera iyo kulanka Siilaanyo ee manta isna waydiiyay waxa Siilaanyo la hor imanayo...
Sarifka lacagaha ee degmada Kismayo oo hoos u dhac ku yimi kadib doorashadii madaxweynaha cusub ee Farmaajo oo loo bixiyay...
Salaadiinta gobolka Awdal oo diidey saldhiga Imaaraadku ka rabo Berbera si uu uga weeraro dalka fiqiirka ee Yaman. Xerta Silaanyo...