Maayerka oo hanjabaad u direy ganacsatada magaalada iyo sariflayaasha xilli dadku wax ku kala iibsadaan lacagta xalaasha ah ee BIRTA...
Maxaa cusub
Ganacsato Jabuuti wax ka dhoofiya oo reer Awdal oo cunaha laguy qabtey Saylac iyo qaylada ka soo yeedhaysa oo ku...
Nimcada RABI ee Roob oo lagu diirsaday deegaano ka tirsan Sanaag. Deegaanadan ayaa abaartu ragaadsatey waxana ka soo gaadhey RABIGA...
Maxkamada dabaraacyada dacwadaha ee Maraykanka ayaa Trump ku ridey guuldaro kale mar uu isku dayay in uu soo celiyo xayiraad...
Maanta waa maalin ku madow reer Awdal laakiin kama hadhowno kuwii xasuuqa gaystey. Siyaasi Cali Faarax Cabdulaahi ayaa ka naxay...
Madaxweynaha Awdalstate Prof Nageeye oo xusayay xasuuqii SNM u gaysatey reer Awdal 04-02-1991 ayuu kaga hadlay dhowr qodob oo xasaasiya...
Somaliland oo guulo ka sheegatay shirki ka dhacay Itoobiya Maxamed Yuusuf ARAABINEWS
Xisbiga Wadani ee Awdal oo ka hadlay 4 Feebarweri ee caanka ah oo kumanaan reer Awdala lagu diley gobolka Awdal....
Shalay ayay ahayd markii la gooyay jidka u dhexeeya Boorama iyo Hargeysa iyadoo dadka deegaanku ka gadoodeen cadaalad xumo taagan...
Wasiir Somaliland ah oo ka hadlay heshiisyo macdaneed oo ay galeen xilli lacago badan laga qaatey shirkado beena oo aan...
Maxkamad ku taala Maraykanka ayaa hakisay xayiraadii uu Trump ku soo rogey wadamo ay Somaliya ku jirto in ay soo...
Waa waraysigii C/salaam Hereri la yeeshay RW Itoobiya Haylamaryam Desaalam oo uu kaga hadlay dhamaan arimaha Somaliya. Wuxuuna cadeeyay in...
Bannaanbax lagu taageerayo go'aankii ay shalay qaadatay Maxkamadda cadaaladda adduunka e ICJ ee ku saabsaneyd dacwada Badda Somalia iyo Kenya...
Qooto qooto qaybtii 24 oo si kale loo matalay iyo Farxiyo Fiska iyo Nasteexo indho oo sii shidey. Waa qayb...
Musharax Faroole ayaa ka cabanaya dawladaha deriska xilli uu xulafo la galay Xasan Sheekh. Faroole ayaa rajadiisu circa tahay waxana...
Saylac oo laga furey xarun maxkamadu yeelato iyadoo dadku ka cabanayaan cadaalad xumo baahsan. Maxamed Yuusuf ARAABINEWS
Garyaqaanka guud ee Somaliya oo ka hadlay guusha yar ee badda Somaliya ee Kiiniya rabto in ay bililiqaysato. C/llaahi Warmooge...
Banaanbax gilgiley Boorama ilaa magaalo cad iyadoo dadku ka cadhoodeen cadaalad daro iyo xoriyad daro ka jirta Boorama kaliya halkaas...
Axmed Muumin Seed oo tilmaamay habacsanaanta wasiirka waxbarashada maamulka Somaliland, wuxuu dhinaca kale ka hadlay sicirbararka. Maxamed Yuusuf ARAABINEWS
Siilaanyo oo darajooyin ku taxay askar dhamaan ka tirsan beesha dhexe isagoo ka akhrinaya warqad la soo qorey. Lama garan...
Siyaasiyiinta Xamar iyo Hargeysa waa isku dan kala dana. Prof Cabdi Samatar ayaa ka sheekeeyay arin soo martey sanadii 2006...
Wadahadaladii u dhexeeyay maamulada Khaatumo State iyo Somaliland xagee loo wareejay iyadoo shirkii hore ama kulankii hore ka dhacay Itoobiya....
Cunsuri Trump ayaa ka hadlay gantaal Iraan ay tijaabisay isagoo wacad ku maray in uu safiirkooda gayn doono Qudus oo...
Waxa maanta bilaabantey khudbadaha qaar ka mida musharixiinta u tartamaya jagada madaxweynaha Somaliya oo ahayd in Xasan fadhiid soo diyaariyo...
Ciyaaraha xulalka Afrika ee ka socda dalkaasi Gabon ayaa maraya gabagabo waxana caawa ciyaaraha qaybta afar isku hadhka ciyaaraya xulalka...
Nin u dhashay dalkaasi Afganistaan ayaa baxsi ku jira kadib markii uu xaaskiisa ka jaray sanka iyo dhegaha gobol ka...
Taliyaha taraafikada Boorama oo wax ka yiri shilka ka dhacay Boorama oo sababay dhimasho iyo dhaawac. Shilkan ayaa aad u...
Warka shil gaadhi oo ay gaysteen barbarad oo sababay dhimasho aad u foolxun xilli ay hurdeen. Ehelada dadkan ayaa ku...
Gudoomiyaha xisbiga Wadani ee Awdal oo war xasaasiya sii daayay kadib dhacdooyin ka soo kordhey gobolka oo la iska xidhey...