Waxa dhawaan dhamaadey tirinta codadka musharixiinta waxa soo bnaxdey natiijada iyadoo wareegii labaad uu bilowdey. Waxana toos loo cuney musharixiin...
Maxaa cusub
Iyadoo siyaasiyiin gobolka Awdal ee hadla jeelka lagu guro ayaa xildhibaan Cadoosh oo ka mida golaha deegaanka uu ku eedeeyay...
Siilaanyo ayaa bilaabay in uu beel beel ula kulmo qabiilada Somaliland si uu taageero ugu helo saldhiga Berbera oo la...
Cambaarayn xoogleh ayaa dusha looga tuurey badhasaabka Siilaanyo iyo Muuse Biixi u jooga Boorama oo durba gaystey xadhigii labaad markana...
Wasiiro ka tirsan maamulka Somaliland oo saaka wada dhoofey xilli lacagta lagu dalxiisayo ay u baahnaayeen masaakiinta ka soo qaxay gobolka...
Kooxda xidigaha geeska oo noqotey igu shubo iyo hees ay u qaadeen kooxdii dhiiga badan daadisey ee SNM iyadoo la...
Waxa hadda socota doorashada madaxwenaha Somaliya oo musharixiintu codkooda ku ridayaan waxase isla goobta ka tanaasuley musharaxnimadiisa sidaana ku khasaaray...
Halkan toos uga daawo doorashada madaxweynaha Somaliya oo la filayo in maanta la soo afmeero iyadoo musharixiinta qaar ay ciida...
Sheekh Shariif oo markale codsaday in la doorto xilli la kala iibsaday xildhibaanada oo goyska dambe ka qoslayaan kuna dhifteen...
Iyadoo doorashadu kululaatey ayaa waxa isa soo taraya musharixiin rajo qaba iyo kuwo hore u tanaasuley markey waayen taageero ku...
Shaqaalaha wadada Ceerigaabo oo cabasho muujiyay xilli la sheegayo in la cuney lacagtii lagu dhisi lahaa wadada. Maxamed Yuusuf ARAABINEWS
Cabdi Good oo ku caanbaxay af-Somali isagu la soo baxay oo si qosola loo waraystey xilli uu ka soo cararay...
Gudoomiyaha gudiga anshaxa ee doorashada Prof Cabdi Ismaciil Samatar ayaa qaar ka mida musharixiinta eedo u soo jeediyeen kadiub waraysi...
Musharax caana ayaa goordhow ka tanaasuley musharaxnimada madaxweynaha Somaliya halkaana ku khasaaray 30 kun oo doolar kadib markii uu waayay...
Cali Khaliif oo laga waraystey dhacdooyinkii u dambeyay iyo waxa Hargeysa geeyay xilli ay dhimatey rajadii ay reer Khaatumo ka...
Iyadoo dhawaanDhagxaan, carro iyo biyo waaweyn ayaa lagu jaray wadooyinka magaalada Muqdisho oo Arbacadda loo diyaar garoobayo doorashada madaxweynaha cusub...
Waxa xalay la jabsaday warbaahinta caalamiga ah ee Araabinews iyadoo aan la garanayn sababta loo jabsaday. Kooxda jabsatey ayaa ahayd...
Dadweyne ka tirsan deegaanka Allaybaday ee Gabiley oo banaanbax dhigey xili deegaanka uu khalkhal ka abuurayo maamulka Somaliland iskana horkeenaya...
Gudoomiyaha Wadani ee Awdal oo badhasaabka Siilaanyo ee Boorama eedeeyay. Xilli xiisad ay ka abuureen gobolka xadhigna loo gaystey badhasaabkii...
Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Rayaale ayaa si xooga loogu soo dhaweeay magaalada Hargeysa. Soo dhaweyntiisa ayaa waxa ku jirey...
Waa barnaamij xiise leh oo C/salaam Hereri ka diyaariyay magaalada Herer iyo waraabaha la dhaqdo iyo arimo kale oo xiise...
Shacabka reer Laascaanood maxay ka yidhaaheen isdhiibida Cali Khaliif oo Burco lagu qaabiley xalay saqdii dhexe. Cali Khaliif ayaa taageero...
Cali Khaliif oo Hargeysa iska dhiibey kana duuley iyo maamulka Somaliland oo farxad hadlay sheegayna in sheekadii Khaatumo soo xidhantey....
Qarax ay maleegayeen argagixisada shabaab ee dhiigeena xalaashatay ayaa laga badbaadiyay ummada Muslimiinta ee ku nool Muqdisho. Ciidamada Sirdoonka &...
Waxa xoog u bilaabmey ololaha doorashada oo ay ka xigto maalin marka laga reebo berito. Xildhibaanada barlamaanka ayaa jilbaha laabtey...
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Burco ee gobolka Togdheer ayaa sheegaya in Cali Khaliif oo galab hore loo diidey in...
Xulka kubadda cagta ee Camaroon ayaa garaacay xulka kubadda cagta ee Masar ciyaar xiise leh oo ku dhexmartay xalay. Ciyaarta ayaa...
Wafdi u dhashay jamhuuriyada Czech oo Camuud gaadhey iyo ujeedada oo la sheegay xilli ayna jirin xiriir u dhexeeya Czech...
Tartankii musharixiinta madaxweynaha oo la soo afmeeray iyo khudbado goos goosa. Musharixiinta ayaa ninwalba doodiisa jeediyay waxayna hadda u taalaa...
Prof Cabdi Ismaaciil Samatar oo dardaaran aan hore loo arag u jeediyay xildhibaanada xilli laga baqayo in dalka ay qabsadaan...