Maxaa cusub
Faahfaahin dheeraada ayaa ka soo baxaya weerar dhiigmiiratada shabaab Ku qaadeen huteel SYL, halkaas oo hadda la sheegayo in wasiiro...
War hadda laga helayo Muqdisho ayaa sheegaya in argagixisadu weerar Ku qaadeen huteel SYL oo xilliyo horena weerar Ku qaadeen....
Waxa saaka dumey dhismihii madbacadii qaranka oo muddo 25 sano ay iska deganaayeen dad danyara oo Ku barakacay dagaaladii sokeeye...
Waxaan argagixisada uga soo baxay markaan arkey khaladaadka dinteena ka soo horjeeda ee argagixisadu ku xasuuqeen dadkeena. Wuxuu kaloo tiriyay...
Madaxweynihii hore ee Galmudug Caalin ayaa la digey talaabo uu C/welli Gaas qaaday Kuna joojiyay gawaadhida xamuulka ah ee u...
War laga soo xigtey xog laga helayo Nin nolosha lagu qabtey oo isku qarxiyay xeebta Liido ee magaalada Muqdisho ayaa...
Madaxweynaha Awdalstate oo shir jaraaid qabtey ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay mar hadii salaadiintii reer Awdal nala arkeen...
Niciima Qorane waa qoraa reer Hargeysa ah oo aan qarsan geesinimada ah in aan marnaba laga dhadhicin Karin in beesheedu...
Wararka ka soo baxaya magaalada Boorama ee caasimada gobolka AWdal ayaa sheegaya in aanay jirin haba yaraatee cid dheg jalaq...
Wasiirka Amniga Xukuumadda Somaliya C/risaaq Cumar Maxamed, ayaa Magaalada Muqdisho kula kulmay Guddiga Suggida ammaanka Doorashooyinka ee dalka. Guddigaan oo...
Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid) Madaxweynihii hore ee Maamulka Galmudug ayaa wuxuu ka digay dagaalo ka dhaca Magaalada Gaalkacyo ee xarunta...