Maxaa cusub
Gaari ay saarnaayeen dad shacaba ayaa lagu qarxiyay nawaaxiga Lafoole ee gobolka Shabeelaha hoose. Gaadhigan ayaa wadada ku socdey markii uu...
Sharciga qaybada ah ee jinsiga iyo xuquuqda dastuurka Somaliya ayaa laga soo minguuriyay dastuuro ay isticmaalaan wadamo aan Muslim ahayn,...
Gudoomiyaha xisbul xaakimka KULMIYE Muj.Muuse Biixi Cabdi oo maanta war saxaafadeed soo saray waxa uu magacaabay laba guddi fulineed oo...
Madaxwayne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa dalacsiiyey isla markaana darajooyin kala duwan ku taxay qaar ka mid ah Saraakiisha Ciidanka...
Kooxda Argagixisada shabaab ayaa soo bandhigtay diyaarad nooca wax basaasa ah oo kharaabtey oo ay inta badan isticmaalan ciidamada Amisom....
Wararka laga helayo caasimada labaad ee Turkiga ee Istanbul ayaa sheegaya in argagixisada weerar isqarxina ku qwaaday gegida diyaaradaha ee...
Wararka aan ka helayno magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in fanaanka Farxaan Xidig ay xabsiga dhigeen maamulka Somaliland. Fanaanka oo u...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada afur ugu sameeyay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Jamhuuriyadda...
Koobka qaarada Yurub ayaa si xawliya uga socda wadanka Faransiiska oo martigelinaya. Ciyaarihii caawa la ciyaaray ayaa waxa ku soo...
Ajaaniib guranayay kaluunkeena ayaa lagu soo bandhigey Kismaayo xilli la sheegay in ay si caadiya uga gurtaan badeena. Shantan badmaax oo...
Madaxweynaha Turkiga Erdogan ayaa raaligelin ka bixiyay diyaaradii dagaalka ee Ruushka ee uu soo ridey halkaana ku soo celiyay xiriir aad u...
Munaasabad ka dhacday Xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho ayaa shahaadooyin iyo bilado waxaa lagu gudoonsiiyay qaar kamid ah Ciidamada ku...
Erdogan ayaa Yuhuuda la heshiiyay kadib markii dalkiisu galay go'doon. Raiisal wasaaraha Yuhuuda Netanyahu oo qaba dhiiga kumanaan reer Falastiina ayaa...
Ciyaaryahanka Messi ayaa ka fariistey ciyaaraha caalamka ee xulkiisa qaranku ka qaybngalo kadib markii laga guulaystey dalkiisa dalkiisa ay rigoorayaal...