Quraanka ayuu Rabi inoogu sheegay in ujeedada guurku yahay in aad hesho deganaasho iyo nabad taas oo aan lagu heli...
Maxaa cusub
Barnaamijyada ay soo bandhigto Hodan Naaleeye oo mulkiilaha Integration tv ayaa doorkan lagu sameeyay Turkiga halkaas oo ay joogaan Somali...
Boosaaso--Wararka ka imanaya Puntland ayaa sheegaya in gudoomiyaha degmada Carmo Maxamed Cali Shire oo ku sugnaa magaalada xeebta ah ee...
Nayroobi--Madaxda Kiiniya ayaa cadeeyay mid ka mida argagixisadii xasuuqa ka gaysatay jaamacada Gaarisa wuxuuna noqdey mid waalid caasi ah ahaa...
Boorama--Wasiirka waxbarashada maamulka Hargeysa Geedoole ayaa Boorama ku sugan halkaas oo uu la kulmey wakiilada waxbarashadaha kala duwa..waxase lagala horyimi...
Ruwaayad aad u qosol badan oo dhalinta reer Burco ka sameeyeen faysbuug iyo nin iska wata kambuutarka gacanta oo laga...
Faarax Murtiile oo lagu yaqaano qosol qosolka ayaa hees shiriba soo saaray. Shiribka ayaa laga ciyaaraa magaalooyinka Xamar ku teedsan....
Hargeysa--Yuusuf Boobe ayaa gabay ka tiriyay isbaaro nin wasiira oo hadana ganacsade ah uu u dhigtey dekeda Berbera qaasatan kuwa...
Hargeysa--Bahda saxaafada ee Hargeysa ayaa afkiibaa juuqda gabay ku matalay sida kuwa bedelay Siilaanyo ula dhaqmaan iyaga iyadoo wali uu...
Caabudwaaq--Wasiirka difaaca Somaliya jeneral Diini ayaa la kulmey waxgaradka iyo odayaasha degmada Caabudwaaq ee gobolka Galguduud, halkaas oo odayadu ka...
Gaarisa--Waxa magaalada Gaarisa shalay lagu soo wareejay maydka afar ka mida argagixisadii xasuuqdey 150 ardey iyagoo hurda si loo garto....
Boorama--Gudoomiye ku xigeenkii hore ee gobolka Awdal ayaa xilka u tiriyay midka cusub sida uu isagu sheegay in kursiga ku...
Waxa maanta dalka lagu soo celiyay maydka Allaa yarxamu jeneral suldaan Cilmi Rooble Furre (Cilmi Kabaal) oo Talyaaniga ku geeriyooday..suldaanka...
Boorama--Salaadiinta beelaha Maxamed Case (Samaroon) ayaa ka gariirey suldaan ay yeelatay Habar Muuse..salaadiinta oo midba kol hadlay ayaa sheegay in...
Nayroobi--Culimada waaweyn ee Kiiniya ayaa fariin adag u diray culimada muslimka qaasatan Somalida ee afka xidha bustahana hoosta ka gala...
Awdal--Halgamaa Ismaaciil Muuse oo ka tirsan kacdoonka reer Adal ayaa ka yaabay jananka ciidanka maamulka Hargeysa oo dhuumasho ku soo...
Awdal--Iyadoo kacdoonka reer Adal marayo meel xasaasiya ayaa waxa sii badanaya qurbajoogta ka tirsan kacdoonka ee booqanaya jiida hore sida...
Tuunisiya--Wasiirka arimaha dibedda ee Tuunisiya Tayib Baccouche ayaa sheegay in dalkiisu dib uga furan doono safaaradiisa dalka Siiriya oo ay...
Cadan--Dagaalyahaniinta Xuutiyiinta iyo ciidanka Yaman ayaa qayb yar ku ooday koox u dagaalamaysa madaxweynihii la riday ee Xadi halka dhinaca...
Berbera--Ganacsatada baabuurta ayaa qaylodhaan u direy Siilaanyo iyagoo sheegay in wasiir ganacsade ah uu baabuurtii ku soo rogey isbaaro xaqaljeeb....
Hargeysa--Allaha u naxariiste maydka jeneraal Cilmi Rooble Furre (Cilmi Kabaal) ayaa beri laga soo dejin doonaa magaalada Hargeysa kaasoo marka...
Muqdsisho--Madaxweynaha Somaliya ayaa si xun u cambaareeyay weerarkii wuxuushnimo ee ay ku qaadeen argagixisada shabaab ee wata diinta cusub ee...
Gaarisa--Kadib xasuuqii argagixisada shabaab u gaysatay ardayda iska hurdey ee aan waxba galabsan ayaa aduunka gaalo iyo muslim u midoobeen...
Beljim--Iiraan iyo reer galbeedka ayaa sheegay in ay qodobo wax ku oola ka soo baxeen wadahadalka ku saabsan dib u...
Berbera--Siyaasiyiinta reer Berbera ayaa ka cadhooday xadhig masuul u shaqeeya Siilaanyo uu u gaystay wariye shaqadiisa wata oo ilaa aan...
Filimkan ayaa ah mid aad u xiiso badan oo ka hadlaya arimo ku badan bulshada laakiin ay ka buuxaan jacaylo...
Hargeysa--Mucaaradka ka soo horjeeda maamulka Siilaanyo ku magacaaban yahay laakiin cid aan la dooran wataan ayaa fariin u direy Siilaanyo...
Gaarisa--Wararkii ugu dambeeyay ee ka imanaya jaamacada Gaarisa ee dalka Kiiniya aya sheegaya in argagixisada ka dhanka ah bani aadamka...
Yarmuuk--Magaalada Yarmuuk waxay ahayd magaalo camiran oo waxkasta oo aad u baahato ay yaaliin waxana ku noolaa ama u qaxay...
Gaarisa--Dabley aan la garanayn ayaa galay xarunta jaamacada Gaarisa ee dalkaasi Kiiniya ahna caasimada Somalida Kiiniya. Wararka hadda soo dhacaya...