Fanaanada da'da yar ee Barwaaqo Qalanjo kuna dhalatay Jabuuti kuna barbaartey Togwajaale ayaa la soo baxday dardar cusub iyo waraysi...
Maxaa cusub
Khartuum--Tahriibayaal Somali ah oo gaadhaya 13 qof ayaa gaadhi ay saarnaayeen ku rogmaday caasimada Suudaan ee Khartuum. Tahribayaashan ayaa habeen...
Shirkii Turkigu maahayn boob iyo dhac wuxuuse ka turjumaayay xaqa: goormey majoorati noqdeen+MUUQAAL
Siyaasiga Cali Faarax Cabdillaahi ayaa jawaab ka bixiyay sida dawlada Somaliya u maamushay kulankii maamulka Somaliland. ''halka ay Isaaq majoorati...
Muqdisho--Madaxweyne Xasan ayaa mardhow ka qaybgalay munaasibada maalinta hooyada aduunka oo ku began sideeda Maarso. Madaxweynaha ayaa ka hadlay doorka...
Muqdisho--Sarkaal argagixisada shabaab u qaabilsanaa xasuuqa miino u dhigista muslimiinta ayaa isa soo dhiibey kana toobad keenay ficiladii uu hore...
Qaahira--Madaxweynihii hore Somaliya ee ku meelgaadhka ahaa C/qaasim Salad Xasan ayaa sheegay in dagaalada ka soo noqnoqanaya gobolada dhexe ay...
Xatra--Dhiigmiiratada Daacish (ISIL) ayaa dagaal ku qaaday taariikhdii Woqooyiga Ciraaq iyadoo markale dhulka la sintey taariikh duuga oo jirtey qarniyo...
Muqdisho--Dawlada Somaliya ayaa markii ugu horeysay lagu amaanay xulkii wasiiro ee ay u dirtay la kulankii maamulka Somaliland (SNM) ee...
Dhuusamareeb--Raiisal Wasaaraha Somaliya Sharmaake ayaa booqasho ku tagey Dhuusameeb iyo Guriceel halkaas oo dagaal ku dhexmaray ciidan taabacsan dawlada Somaliya...
Boorama--Jaamacada Eelo ee magaalada Boorama ayaa yeelatay gudoomiye cusub iyo xilwareejin ka dhacday. Jaamacada ayaa ka mida jaamacadaha ka dhisan...
Boorama--Qalab Ciyaareed oo ay ku jirto kubado iyo kuwa kale ayaa kooxda FC KUWAIT ku soo bandhigtey Boorama oo loogu...
Sidii burburku u dhacay waxa bilaabmey nidam cusub oo lagu qadhaabto waxana ka mida suldaanada batay iyo oday dhaqameedyada is...
Haweenay tukaanley ah ayaa tuug yaraystay iskuna dayay inuu hantida dhaafiyo waxase aad looga yaabay waxa kala qabsaday waxa ka...
Barnaamijka xiisaha leh ee Qubahana codka Maraykanka ayaa qodobo xasaasiya lagu soo qaatay oo ay ku jiraan tahriibayaal Somali ah...
Cashuurta laga ururiyo dadka Muqdisho qaarkood ayaan si kale lagu ururin ilaa dagaal lagu kala baxo iyo garaacid sida aad...
Yukarayn--Iyadoo Maraykanku ku hanjabayo in uu hub siinayo dawlada Yukarayn ayaa waxa soo baxaya in dagaalyahaniinta bariga Yukarayn oo neceb...
 Istanbul--Hogaamiyihii mucaaradka dalkaasi fiqiirka ah ee Tajikistaan ayaa lagu dilay caasimada Turkiga ee Istanbul xilli uu la casheeyay qoyskiisa....
London--Shirkada loo yaqaan Sparkab oo dawlada Ingiriisku lacag ku siiso dhegeysiga dadka raadinaya magangalyada ayaa hawsha ay qabatay laga shikiyay...
Tarbiyada caruurtu waxay ka mid abuurka ugu fiican ee laba walid heli karaan haddii la hagaajana ay ka soo baxayso...
Berbera--Rooda Axmed Yaasiin ayaa ka hadashay dagaal Hargeysa ka dhacay oo laysku haysto dhul uu ka mid yahay tiyaatarka oo...
Muqdisho--Gawaadhida gaashaaman ayaa manta ka soo degay dekeda Muqdisho kuwaas oo ay dawlada Talyaanigu ugu deeqday dawlada Somaliya. Gawaadhidan oo...
Garoowe--Puntland ayaa warsaxaafadeed ka soo saartey fashilkii ku yimi shirkii Turkiga ee dhexmari lahaa dawlada Somaliya iyo maamulka Somaliland (SNM)...
Boorama--Madarasad loogu magac daray Sheekh Nuur ama reer Nuur Yoonis (Samaroon) ayaa laga hirgeliyay deegaanka Sheekh Nuur oo ka tirsan...
Boorama--Dawlada Jabaan ayaa qayb ka noqotay qorshe guryo 215 gaaraya looga hirgelinayo Boorama taas oo ka mida mucaawinada Jabaan siiso...
Muqdisho--C/laahi Sheekh Axmed oo la dhashay Madaxweynihii hore ee Somaliya Shariif Sheekh Axmed, ayaa waxaa xalay lagu dhaawacay Magaalada Muqdisho,...
Siyool--Safiirka Maraykanka u fadhiya Koofur Kuuriya ayaa nin kaga garaacay wajiga iyo garbaha iyo xaaladiisa oo laga dayrinayo inkastoo la...
Muqdisho--Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Abdusalam Hadliye Omer ayaa maanta ku qaabilay Xafiiskiisa Alessandra Morelli oo...
Siiriya--Argagixisada Daacish oo ah kuwa ugu xun aduunka dadkana siyaabo kale duwan u cadaaba lana soo baxay diinta Daacish ayaa...
Muqdisho--Sirdoonka Somaliya magaalada Muqdisho ayaa ku guulaystay in ay ummada ka badbaadiyaan xasuuq ay la damacsanaayeen argagixisada Shabaab kadib markii...
Hargeysa--Cali Gurey oo ka tirsan xisbiga Faysal Waraabe ayaa markale ku celiyay in Siilaanyo ka talin maamulka Hargeysa oo kaliya...