Waxa maanta dalka guud ahaan dib loo bilaabay dulimaadyada caalamiga ah oo xirnaa tan iyo bishii sadexaad ee sanadka gaalada...
Maxaa cusub
Diyaarad nooca aan la wadin ayaa ciidanka Yaman sheegeen inay dhulka soo dhigeen. Diyaaradan ayaa basaas u ahayd Sucuudiga waxana...
Safiirka Shiinaha u jooga Somaliya ayaa booqdey Hargeysa halkaas oo la sheegayo inuu la kulmayo horjoogaha maamulka Muuse Biixi una...
Dhamaan bahda Araabinews ayaa shacabka Somaliyeed ugu hambalyaynaysa munaasabada weyn ee ciidul adxa oo maanta dhamaan dalka si weyn looga...
Muuse Biixi ayaa ilaa hadda ku qoslaya reer Awdal oo dalbaday in awood qaybsi degdega la galo. Wuxuuse aaminsan yahay...
Ayadoo berito insha Allah ay ciid tahay ayaa muslimiintii ugu yarayd ay maanta taagan yihiin banka Carafo ee xajka. Xujaajta...
Ciidanka Iiraan ayaa soo bandhigey dhoolatus uu ka gariirey Maraykanku. Dhooolatuskaan ayaa Iiraan ku soo bandhigtey biyaha gacanka Cumaan iyo...
Askata horjooge Siciid Deni ayaa hoos ugu foorariyay dad ka cabanay cashuur uu iska korodhsaday ayagoo tii horeba ay qaati...
Waxa saaka goob qashin quba oo ku taal magaalada Hargeysa laga helay ilmo yar oo la sheegay inuu dhinac ka...
Dhalinta gobolada Sool Sanaag iyo Ceyn ayaa sheegay in iyaguna qaadaceen doorashada maamulka Somalilaan ee beesha dhexe ku heshiisay inay...
Kadib markii shalay ay hadleen koox biidhi qaatayaala oo Muuse Biixi ka rabay shaxaad oo Saylici dhabarka soo taabtey, sheegtayna...
Dawlada Somaliya ayaa sheegtay in welli la raadinayso waxa sababay in la waayo khadka Internet-ka muddo hadda ku siman laba...
Kadib markii si kedisa xukunka looga tuurey wasiirki koowaad ee xukuumada Somaliya Xasan Cali Kheyre ayaa waxa kalsooni kala noqoshadiisa...
Horjooge ku xigeenka maamulka fashilmey ee Somalilaan fadhiid Saylici ayaa raxan ka mida beeshiisa dhabarka soo tabtey una sheegay inay...
Dalkaasi Woqooyiga Kuuriya ayaa cadaysay inuu soo gaaray cudurka Kooro markii ugu horeysay lagana helay qof baxsad ahaa oo dalka...
Kadib markii si kedisa barlamaanku ugala noqdeen kalsoonidii wasiirkii koowaad ee xukuumada Xasan Cali ayaa madaxweyne Farmaajo markiiba magacaabay sii...
Waxa maanta si lama filaana kalsoonidii loogala noqday raiisal wasaare Xaan Cali Kheyre oo xukuumadiisa lagu xasuusto inay dhaqaajisay deyn...
Taxanaha Xujo ayaa meel fiican maraaya, waxayna sheekadu socotaa warqada halkaa dhig. Waxa dhinaca kale shaki jacaylada Roomiyo iyo jacaylkiisa....
Dawlada Somaliya ayaa saaka hawada dalka ka celisay diyaarad ay leedahay shirkadda duullimaadyada Jetways oo ka diiwaan-gashan dalka Kenya sida...
Ayadoo dhamaan dadweynaha gobolada Awdal isku raaceen in awood qaybsi horteed ayna doorasho ka dhacayn ayaa reer Saylac sii adkeeyeen...
Ayadoo shalay ay hadleen odayo Muuse Biixi dhabarka soo taabtey oo yiri is muujiya talo idiinma taalee ayaa saaka waxa...
Xildhibaanada yar ee maamulka Somalilaan uga jira gobolka Awdal ayaa ka nixiyay horjooge Muuse Biixi. Xildhibaanadan oo hadlay ayaa sheegay...
Ayadoo dhalinyarada gobolka Awdal ay muddo u samreen hogaan xumo ka timi odayo sheeganaayay magacooda, ayay ku guulaysteen inay cududa...
Wasiirka maaliyada ee dalkaasi Itoobiya ayaa duhurkii maanta yimi magaalada Hargeysa ayadoo warar ay sheegayaan in horjooge Muuse Biixi ku...
Dawlada Somaliya ayaa markii ugu horeysay ka hadashay ama beenisay inay ciidamo calooshood u shaqaystayaala u direyso ama ku caawinayso...
Kadib aflagaado uu hawada u soo mariyay wasiir Muuse Biixi ilmadeer yihiin oo u qaabilsan wadooyinka oo si cad oo...
Kacdoonka dhalinyarada gobolka Awdal nayaa horjooge Muuse Biixi ku qasabtey inuu Ciisana soo kiciyo. Waxayse dalbadeen in tuulooyinkooda loo xaadh...
Ayadoo aduunka badankiisu tartan ugu jiro daawo looga hortago cudurka Kooro ayaa Ruushku sheegay in guul laga gaaray daawo uu...
Maalinta weyn ee ciidal adxa ayaa la shaaciyay. Ayadoo sanadkan ay xajka tageen keliya ajaanibta ku nool Sucuudiga iyo weliba...
Waxa hadda socda gurmadka loo fidinayo dad ku hoos jira dhisme shan dabaqa oo halmar ku dumey dadkii deganaa. Xaafada...