Masuuliyiinta Shiinaha oo hore u sheegay inay xakameeyeen cudurka Kooro ee dalkooda ka soo bilaabmey markii hore ayaa sheegay in...
Maxaa cusub
Madaxweynaha Somaliya oo shir lagu qasbey oo waqti lumis ahaa la yeeshay horjooge Muuse Biixi ayaa welli Jabuuti u sugan...
Waxa lagu kala kacay shirkii waqti lumiska ahaa ee Farmaajo iyo Muuse Biixi ee Ismaaciil Cumar Geelle rabay inuu saxaafada...
Axmed Madoobe oo Kiiniya keensaday gorgortana kaga rabto dawlada dhexe ee Somaliya ayaa diidey inuu yahay horjooge ku meel gaadha....
Horjooge Muuse Biixi ayaa shirka Jabuuti u kaxaystey 10 nin oo Isaaqa iyo laba nin oo igu sawira oo ka...
Waxa magaalada Atlanta ee dalkaasi Maraykanka ka dhacay dil toogasho oo Booliiska magaalada u gaysteen nin madow oo sida la...
“Wadahadalada la sheegayo inay u dhaxayn doonaan dawlada dhexe iyo maamulka Muuse Biixi oo Butlaan doorkeeda ku lahayn waa mid...
Wado xilliyo ahayd wadooyinka ugu magaca dheer magaalada Muqdisho ayaa qashin huwanayd muddo 30 ah ayaa dawladu hadda saartey wado...
Waxa magaalada Jabuuti maalinta Beri ah Ka furmi doona shir waqti lumisa laakiin fursad saxaafadeed u ah maamulka Muuse Biixi,...
Safaarada Maraykanka ee Soomaaliya ee xarunteedu tahay Xalane ayaa si toosa u qasaysa dalka. Qoraal ay soo saareen ayay ku...
Maxkamad ku taal Noorway ayaa liqsiisay 21 sanno oo xariga xagjir gaala oo weeraray masaajid ku taal halkaas iyo weliba...
Waxa xalay la soo geliyay hees ay qaadayso fanaanad ka tirsanayd kooxdii Waayaha cusub ee markii dambe iska dhiibey Yurub....
Horjoogaha Butlaan Siciid Deni ayaa ugu dambeyn shaqada ka eryay rag ka tirsan booliiskiisa oo magaalada Qardho ka sameeyay anshax...
Xagjir Taram ayaa u hanjabay maxkamada caalamiga ah ee dembiyada ay galaan xubnaha ka mida dawladaha. Taram ayaa ku faraxsan...
Saxafiga Coldoon ee Muuse Biixi u xidhnaa muddo sanad ka badan ayaa dadweynaha magaalada Burco kaga hortageen meel fog si...
Sida ay uu qorey wargeys ka soo baxa dalkaasi Talyaaniga waxa Salaasadii isku dhici gaaray markab huba oo Erduqaan u...
Inaa lilaah waa inaa ilayhi raajicuun dhamaan bahda Araabinews ayaa tacsi tiiraanyo u diraya ilma Aareeye Rooble oo aabahood Jeeke...
Dadka deegaanada Soomaali galbeed ee Siti gaar ahaan Araabi iyo Jabanta iyo nawaaxiga u dhow ayaa qaylo dhaan ka direy...
Dawlada Somaliya kuma qasbana inay raacdo nidaam doorasho oo dibedda looga keenay ama tan gaalada ee asxaabaha ah oo keenta...
Ciidamada Afrikaanka ee jooga Koofurta dalka ayaa qirtey inay haween si qalada ugu dileen dagaal ka dhacay Shabeelaha hoose oo...
Horjoogaha maamulka Koofur Galbeed ayaa isbitaal ku yaala Xudur ku booqdey askar ka tirsan ciidanka dawlada oo ku dhaawacmey weerar...
Horjoogaha mamulka Hirshabeele ee magac u yaalka ah ayaa la sheegay inuu joojiyay banaanbax lagu taageeraayay dawlada dhexe oo ka...
Roobab laxaadle oo inta badan lagu qabowsaday ayaa shalay galinkii dambe ka da’ay degaano ka tirsan degmada Lughaya. Roobka oo...
Madaxweynaha Turkiga ayaa sheegay inuu Taram kala hadley dagaalka uu ka wado Liibiya ayna isla garteen in Liibiya weji cusub...
Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad oo wareysi gaar ah siiyey Telefishinka Sucuudiga laga leeyahay ee Al-Carabiya ayaa diirada...
Sida ay faafiyeen idaacada dalkaasi Burundi ayay ku sheegeen in madaxweynihii dalkaasi uu geeriyooday. Waxa la sheegay in madaxweynuhu uu...
Waxa maalmihii u dambeeyay ka socday aduunka banaanbaxyo looga soo horjeedo tacadiga joogtada ah ee Maraykanka cad ku hayo kan...
Booliiska Horjooge Siciid Deni ee degmada Qardho ayaa si anshax xumo ah u duubtey muuqaal goob magaalada Qardho ka baxsan...
Ciidamada Milatariga iyo Nabad sugida Soomaaliya ee gaaray deegaanada lagu dagaalamay ayaa ku guulaystay in ay kala dhax galaan labada...
Ehelada labada fanaan ee Xamdi Qaali iyo Barwaaqo Qalanjo oo Muuse Biixi ku qabsaday inay Xamar tageen oo ka soo...