Waa qayb kale oo xiise leh taxanaha dhaqan miyi iyo dhal magaalo. Hibaaq oo rabta inay ka aargoosato jacaylka Jaajuumow...
Maxaa cusub
Kadib fashilkii ku yimi siyaasada Kiiniya ee Somaliya iyo weliba qaadka la joojiyay ayaa Uhuru ku bilaabay Somalida degan xaafada...
Madaxweynaha ayaa tilmaamay dadaalka xooggan ee lagu bixiyey sidii dalalka aan saaxiibbada nahay ay inoogu taageeri lahaayeen qalabkan caafimaad, maadaama...
Raiisal wasaaraha Itoobiya Cabi Axmed ayaa u digey madaxda Tigrey ee raba inay qabsadaan doorasho. Dastuurka dalku ma siinayo inay...
Waa qayb kale oo xiise leh taxanaha dhaqan miyi iyo dhal magaalo. Ceegaag oo soo jeediyay in Hibaaq ay ku...
Siyaasiga da'da yar ee Maxamed Abiib ee reer Awdal oo Muuse Biixi jeelka ku tuurey ayaa hadda saxaafada la soo...
Waxa magaalada Beledweyne ka bilowday ay bilaabeen dadka degan xaafado ka mida magaalada. Xaafadahan ayaa sanadkii hore laga barakacay kadib...
Dhawaan ayay ahayd markii laba beelood oo wada dega gobolada Afdheer iyo Erar ay iska dileen rag qaarna iska dhaawaceen...
Wadamada Kiiniya iyo Somaliya ayaa markii ugu horeysay isku afgartey kadib daandaansi Kiiniya ay in muddo ahba ka waday xuduuda...
Waxa baryahan sii kordhaya xaaladaha cudurka Kooro ee gobolada dalka ayadoo awal kiisaska ugu badan ay ahaayeen gobolka Banaadir. Wasaarada...
Inta la xaqiijiyey laba qof oo muruq maal ah ayaa ku geeriyootay hal kalana waa laga soo badbaadiyey kadib markii...
Ikraan oo heshay jacayl kale halka Hibaaq jeelka laga soo daayay. Jaajuumow oo qarka u saaran inuu jacaylka kale la...
Waxa caadi noqon jirtey in argagixisadu weerar ku qaadi jirey ciidanka u qoran dawlada ee tirada yar mudooyinkii hore haddase...
Waxa ka soo baxaya warar kala duwan diyaarad ay leedahay shirkada African Airways oo ku burburtey duleedka Bardaale. Shirkadan ayaa...
Xaafada balaadhan ee Daami oo ah xaafadihii Hargeysa ugu horeeyay dadka degaana ay Gabooye yihiin ayaa diidey quudhsi uu kula...
Jaajuumow oo shukaansi cusub wada iyo jacaylkiisa cusub ayaa qabta inuu iska furo. Anaa ku jecele daaqada ka saar gabadhaas...
Wasaarada caafimaadka ee dawlada dhexe ee Itoobiya ayaa sheegtay in cudurka Kooro uu si aayara ugu sii faafayo dalka siiba...
Waxa goor dhaweyd ku soo dhacay garoonka degmada C/casiis ee Inj Yariisow hoobiyeyaal ay soo tuureen dhiigmiiratada shabaab oo ku...
Dhawaan ayay ahayd markii amar uu soo rogey gudoomiyaha gobolka Banaadir magaalada looga aruuriyay xoolaha siiba lo'da oo dadkii lahaa...
Waxa dhawaan geeriyooday Mahiiga oo ahaa ninkii dalka geliyay khalkhalka siyaasadeed asagoo adeegsaday fadhiid Sheekh Shariif iyo raiisal wasaarihiisii ka...
Kadib qorshihii ay degtay jacaylka Jaajuumow waxa jeelka loo taxaabay Hibaaq. Ceegaag ayaa u baryo tagay adeerkii si uu jeelka...
Horjoogaha maamulka Somalilaan ayaa weeraray dhakhtar kula taliyay inuu jaadka joojiyo. Gaboose oo wasiir hore ka ahaa isla maamulka ayaa...
Madaxweynaha Soomaliya ayaa khadka telfoonka kula hadley madaxweynaha Turkiga ugana mahadceliyay caawimada caafimaad ee uu dalka soo gaarsiiyay. Caawimadan caafimaad...
Dhamaan bahda Araabinews ayaa ka tacsi ka diraya ilma Faarax Cabdullahi geerida naxdinleh ee ku timi Siciida Faarax Cabdillaahi oo...
Laacibkii xulka qaranka ee Jarmalka kana soo jeeda Turkiga haddana u ciyaara kooxda Arsanaal ee dalka Ingiriiska ayaa ugu deeqay...
Madaxweynaha Turkiga ayaa sheegay in dalkiisu u direy Soomaaliya neef-siiye ay iyagu sameeyeen oo aan dalkale loo dirin. ''Anaga ayaa...
Wasaarada caafimaadka ee dawlada dhexe ayaa maanta sheegtay kiisaskii ugu badanaa ee cudurka Kooro oo si aayara ugu sii faafaya...
Jacaylka Jaajuumow ayaa qorshe u degaysa Hibaaq si ay uga saarto guriga. Qayb dahaba ayaan siiyay waxana ii qorshaysan inaan...
Wasaarada arimaha gargaarka ee dawlada dhexe ayaa ka digtey roobab mahiigaana oo dalka ku keena daadad farabadan qaasatan magaalooyinka teedsan...
Duqa magaalada Muqdisho Cumar Filish oo hore u sheegay in dad badan oo yaqaan ay Muqdisho ugu dhinteen cudurka Kooro...