Ciidamada Maraykanka ayaa lagu eedeeyay inay si xawliya u bilaabeen duqeymaha ay ka gaystaan Koourta dalka muddadii Xasan Culusow lagu...
Maxaa cusub
Wasiirka arimaha dibedda Ruushka Sergeey Lafroof ayaa u socda xarunta qaramada midoobey ee ku taal dallaasi Maraykanka, waxase su'aashu ka...
Xeebta Jabuuti ee Faransiisku Somali ka xaday waxa ujeedada dhismaheedu ahaa in lagu burburiyo Saylac, waxase Jira rag taariikhdu ahayd...
Dawlada Itoobiya oo sidii Cabi Axmed ugu guulaystay xukunka dalkaasi ay dadka Somaliyeed ka nabad galeen, ayaa amaantey ciidanka dawlada...
Madaxweyneyaasha Turkiga iyo Ruushka ayaa heshiisyo taariikhiya wada saxiixay kuwaas oo Maraykanka uu aad uga gariiray. Maraykanka ayaan haba yaraatee...
Madaxweyne Laftagreen ayaa booqasho la sugayay ku tagey Itoobiya halkaas oo gobolka Somali galbeed ay dagaalo soo gaareen. Gobolka Bakool...
Shiinaha ayaa cir iyo bad ka xidhey gobolka Taywaan halkaas oo usbuucii hore ay si qarsoodiya ku tagtey afhayeenka Maraykanka...
Waxa reer Yurub dib u soo celisay maraakiibta ku qaraabta magaca la dagaalanka burcad badeedka laakiin si caadiya weliba xaalufina...
Faransiiska ayaa wajahaya caano yaraan sanadka inta ka hadhay hadaan degdeg loogu soo gurman qaasatan haddaan Ruushka la soo gaarin...
Miltariga Ruushka ayaa ka digey in Yukraynta Maraykanku wato ay madaafiic ku soo tuureen aaga warshada ugu weyn Yurub ee...
Allegations about Russia threatening to use nuclear weapons against Kiev are “untenable and baseless,” the deputy head of Moscow’s delegation to the...
RABi oo aad ku xidhnaato oo aad ku aaminto amuurahaaga marka indhaha bani aadamka ay xagooda ka tahay quus ama...
Haweenayda afhayeenka u ah golaha shacabka Maraykanka ayaa si qarsoodiya uga degtay gobolka Taywaan ee Shiinaha ka tirsan. Waxa talaabadaas...
Inkastoo deegaanka Somali galbeed ay ka nasteen colaadii iyo dilkii iyo weliba isku dirka labada qoomiyadood ee walaalaha ee Oromada...
Xasan Culusow ayaa madaxweynaha Masar ee martida uu u ahaa hortiisa ka yiri siyaasad ayna Somaliya haba yaraatee wax shaqo...
Maamul jufeedka Hirshabeelle oo aan gebi ahaanba shaqayn ayaa magacaabay 81 wasiir iyo weliba dheeraad. Waxa taas ka sii daran...
Kiiniya ayaa durba dhoolaha dambe ka qoslaysa kadib markii afar maalin oo keliya ay jaadleydu ku dhinteen 2 laba Milyan...
Kadib hanjabaad milatari oo kulul oo uga timi Shiinaha ayaa afhayeenka golaha shacabka ee Maraykanka Naanci ay ka baqatay inay...
Xasan Culusow ayaa sadex maalin kahor noo sheegay inuu Masar ku raacsanayn arinta biyo xidheenka oo keliya madaxweynaha Masar ka...
Wararkii u dambeeyay ee laga helayo gobolka Bakool ayaa sheegay in dhirbaaxo kulul lagu dhigtey argagixisada dagaalka ka bilowday gobol...
Masuuliyiinta gobolka Dombaas ee Yukrayn ayaa xaqiijay in madfac ay soo rideen ciidanka Yukrayn uu diley ugu yaraan 53 ka...
Ruushka ayaa qirtey in Maraykanku telfoon u soo direy maanta oo Khamiisa laakiin ayna waqti u hayn ka jawaabistiisa, ayna...
Kiiniya iyo Itoobiya ayaa kala saxiixday heshiis korontada Itoobiya soo gaadhsiinaya gobolo badan oo la jaara Itoobiya sida Marsabat iyo...
Horjoogeyaasha 7 gobol oo ka tirsan Jarmalka ayaa gebi ahaanba diidey siyaasada dawlada dhexe ee ay dadka u sheegeen inay...
Wasiirka arimaha dibedda Ruushka Sergey Lafroof ayaa booqasho ku yimi Itoobiya kadib laba booqasho oo kale oo ku soo maray...
Fadhiid Xasan Culusow oo hadda beenaale ku magac dheer ayaa laba maalin kadib booqashadii Masar u yeetay sheegay inayna ka...
Waa hees qabsatey suuqa ayan wada qaadayaan lamaanaha is calmaday ee Farxiya Fiska iyo Mubaarak Oktoobar. ''Waxa jira dad badan...
Kiiniya ayaa ka qayliday in jaadka dadka qaar loo xirey uu keenay inuu gaaray qiimo aad u sareeya oo dadka...
Madaxa Somali galbeed Mustafe Cagjar ayaa faahfaahiyay cida ay yihin argagixisada soo gashay buuraha u dhexeeya gobolada Somaliya iyo kuwa...
Horgale Xasan Culusow ayaa madaxweynaha Masar hortiisa ka sheegay inuu ku raacsan yahay siyaasada Masar ee biyaha webiga Niil. Waxase...