Haweenka Somaliyeed oo ah lafdhabarta dalka aadna loogu raystey markii ay badbaadiyeen nolosha kumanaan caruura oo ay qixiyeen dhiigmiirato sanado...
Maxaa cusub
Raysal wasaare Khayre ayaa Khudbad dhinacyo badan taabanaysa Wuxuu ka jeediyey Munaasibadan loogu talogalay soo dhaweynta xuska maalmaha xoriyada oo...
“Isbitaalka waxaan ugu talagalnay wax ka qabashada dhibaatooyinka soo wajaha hooyada iyo dhallaanka Soomaaliyeed ee ku nool deegaannada Shabeellaha Hoose,...
Madaxweyne Farmaajo ayaa telfoon kula Hadley madaxweynaha Kiiniya oo askartiisu dhawaan madaafiic ku garaaceen magaalada Baladxaawo, gaysteena khasaare dhimasho iyo...
Madaxweynaha Siiriya Bashaar Asad ee dalkiisa ay burburiyeen Maraykanka, Sucuudiga iyo Turkiga ayaa sheegay inaanu garanayn waxa Turkida soo gashay...
Daraad ayay ahayd markii dawladu gaartey guushii ugu horeysay ee dhinaca milatariga markey jebisay maleeshiyo Kiiniya soo hubeysay oo ay...
Waxa dekedda Berbera ee Carabtu maamusho dib Imaaraadku ugu soo celiyay xoolo aad u farabadan oo dalkooda gaaray taas oo...
Wararkii ugu dambeeyay ee cudurka hargabka Shiinaha ayaa Talyaanigu noqdey kan ugu weyn ee faafinaya. Wadamada ugu badan ee hadda...
Taxanaha Xujo oo soo socda oo ay idiin kilo doonaan fanaaniinta reer London oo dhawaan dacar bixin iyo hawo macaan...
Xildhibaan Ayuub Ismaaciil oo ka tirsan aqalka sare ayaa si adag uga hadley ciidamada Kiiniya oo madaafiic shalay Ku garaacay...
Oday Turki ah oo daawo dhaqameed wax Ku daaweeya ayaa ku andacoonaya inuu hayo daawada cudurka hargabka Shiinaha oo shirkadaha...
Wasiirka arimaha gudaha ee Jarmalka ayaa diidey inuu gacanta ka salaamo hogaamiyaha dalka haweenayda Merkel ee isaga magacowdey. Merkel ayaa...
Waxa deganaansho buuxa laga dareemayaa magaalada Baladxaawo halkaas oo maleeshiyada ay Kiiniya soo hubeysay saaka ay weerar soo qaadeen. Qoryaha...
Masuuliyiinta caafimaadka ee gobolka uu ka dilaacay hargabka Shiinaha ayaa sheegay inay xirayaa isbitaal lagu dhisay toban cisho oo halmar...
Kadib markii saaka Kiiniya dagaal ku soo qaaday magaalada Baladxaawo ee gobolka Gedo ayaa waxa walaac ka muujiyay dawlada Itoobiya...
Wararka ka imaanaya magaalada Baladxaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamo Kiiniya soo hubeysay ay weerar ku qaadeen ciidanka...
Waxa shalay si.la filaan isku casishay duqa magaalada Jabuuti Faadumo Cawaale Cismaan oo ahayd haweenaydii ugu horeysay ee geeska Afrika...
Dayib Erduqaan oo dagaal ka wada Siiriya ayaa Ku faanay inuu soo ridey laba diyaaradood oo Siiriya leedahay oo hawadooda...
Ahlu Sunna ayaa in muddo ah ku soo jirtey siyaasada dalka kadib markii diintii dalka ay weerar ku soo qaadeen...
Maxkamada ciidanka qalabka sida ayaa xukun ku ridey argagixis la qabtey isagoo dhaawaca. Dhiigmiiradkan lugta looga jaray Muqdisho markii waxba...
Siyaasiyiinta gobolka Awdal qaybta gobolka dhalinyarada ayaa ku tilmaamay wax laga xumaado farogelintii beesha caalamku soo farogelisay doorashada maamulka Muuse...
Waxa inta badan jirta dod ka timaada hal dhinac gaar ahaan siyaasiyiinta beesha dhexe ee iyagu inta badan qaarkood ku...
Waa qaybtii 13 taxanaha Dulmi oo meel xasaasiya maraya. Laba hagbad ayaa galee hal xataa maaha. Wada dhinaca kale xal.loo...
Culimada Ahlu Sunna ayaa lagu amaanay go'aanka siyaasadeed ee ay ka qaateen hogaanka Galmudug kadib isku dhacyo dhexmaray iyaga iyo...
Kadib markii shalay Dayib Erduqaan looga diley Siiriya askar gaaraysa 33 kuna dhinteen duqeyn ayaa Turkigu qaylodhaan u direy Naato...
Wararkii u dambeeyay ee ka imaanaya xarunta gobolka Galguduud ee Dhuusamareeb iyo Guriceel ayaa sheegaya in xiisada dagaal ee bilaabantey...
Wararkii u dambeeyay ee ka imaanaya gobolka Siiriya leedahay ee Idlib ayaa sheegaya in Dayib Erduqaan looga diley 29 askarta...
Wasiirada firfircoon ee dhalinyarada Marwo Khadiija Diiriye ayaa ka jawaabtey hadal heyn baraha bulshada ka socotey oo ahayd inay diidey...
Dawlada Sucuudiga ayaa joojisay tegida Cumrada sanadkan ilaa amar dambe ka soo baxayo. Cumrada iyo booqashada goobaha barakaysan ayaa Muslimiintu...
Kadib markii uu la kulmey madaxa midowga Yurub u qaabilsan arimaha Somaliya ayaa Muuse Biixi runta loogu sheegay haddii aanu...