Xulka qaranka Igwatooriyad Gini ayaa u gudbey wareega labaad ee koobka ciyaaraha Afrika kadib markii ay garaaceen xulka dalkaasi Gaaboon laba gool iyo hal. Waxa iyana caawa wada ciyaaray Congo iyo Burkina Faso halkaas oo Congo iyana u gudubtey wareega labaad ee la goostaa hadhayo.
ARAABINEWS