X

Ciyaaryahanka Cristian Ronaldo oo salaan dhaafay Mishel Balatini oo ah xiriiriyaha ciyaaraha reer Yurub ee loo yaqaan EUFA+MUUQAAL

Ciyaaryahanka u ciyaara kooxda Real Madrib ee dalkaasi Spain ayaa salaam dhaafay gudoomiyaha xiriirka ciyaaraha reer Yurub hioreyna ugu ciyaari jirey dalkiisa Faransiiska waa Mishel Balatini. Ronaldo ayaa si degdega ku dhaafay Balatini xilli la qaybinay bilada ciyaaryahanka ugu fiican.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.