X

Ciyaaryahanka Messi oo dhaliyay 3 gool iyadoo Barcelona fuushay halka ugu saraysa dhibcaha naadiyada Spain

Barcelona–Ciyaaryahanka Messi iyo Suarez ayaa goolal farabadan u dhaliyay kooxdooda Barcelona oo lix gool ku garaacday kooxda Rayo Vallecano ee naadiyada Spain. Barcelona ayaa hadda ugu dhibco saraysa naadiyada Spain markii kooxda Real Madrib ay garaacday kooxda Athletic Bilbao.

Ciyaaryahanka Messi ayaa sadex gool u dhaliyay kooxdiisa ay ku jiraan rigoorayaal halka Suarez isna dhaliyay inta kale.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.