X

Daawo: Shariif sh Axmed oo u calaacalay Kiiniya: In maxkamad la geeyo maahayn

Madaxweynihii ku meel gaadhka ahaa ee ka masuulka ahaa in dastuurka qaranka dibedda loo tuuro laguna bedelo xaabaada GAALADA laga soo inguuriyay ayaa u calaacalay Kiiniya. ”Wuxuu yiri waxaan jeclaan lahaa inaan dibeda ku soo dhamaysano wadahadalka oo la macna ah inuu Kiiniya la qabay fekerka in dacwada laga soo celiyo maxkamada.


Maxkamada ayaa xukuntey dhamaan intii lagu ogaa saliida iyo gaaska iyo weliba kaluunka faraha badan ee ay Kiiniya jaqaysay mudada dheer. Shariif sh Axmed oo isleh kooxda XALANE hakuu kordhiyaan lacagta doorashada ayaa weliba yiri anigu ma ogeyn ee iska saxiixa.



C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.