Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Dawlada Somaliya oo faahfaahisay waxa ka soo baxay shirkii Jabuuti

Wasiirka arimaha dibedda oo ka hadlaayay shirkii ka dhacay Jabuuti ee halka maalin ahaa ayaa sheegay in laga codsaday in arinta Kiiniya iyo Somaliya lagu xaliyo urur goboleedka dhexdiisa, waana ta keentay in laga reebo war murtiyeedkii la soo saaray oo lagu keliya doorashada dalka.



”Waxaa nalaga codsaday inaan xiisada dejino laakiin waxaan taas ku xirney shuruud ah in guddi loo saaro farogelinta Kiiniya ku hayso arimaha gudaha siiba tan degdega ah ee jabhad ay ka soo ababuleyso xad beeneedka dhinaca Kiiniya ayuu yiri wasiirka arimaha dibedda.

Dabcan xogta oo dhan idinlama wadaagi doono laakiin inta hadda aan idiin sheegi karo ayaan idinla wadaagayaa ayuu raaciyay.



”Waxa muuqata in arintan loo dhameynayo hoos ahaan oo ay jiri doonaan guddiyo dhameeya cabashada ka imaanaysa Somaliya ayuu yiri Cali Calasow. Kiiniya ayaan welli ka hadlin dhinaceeda xiriirka go’ay ee iyaga iyo Somaliya,



”Xiriirka anaga Kiiniya oo jaara waxaan jecelahay inuu fiicnaado ayuu yiri wasiirka arimaha dibedda waana soo noqon doonaa waqtiga ku haboon ayuu raaciyay taas oo ka dhigin in hadda uun la gudda galay sidii loo dhameyn lahaa.

Kiiniya ayaa si toosa u qasaysa dalka, waxayan taageero weyn siisaa argagixisada, waxayna Kismaayo ka dhigatey meel lagu aruuriyo kuwo u taagan qaranimada dalka, waxayna rabtaa in siyaasad kasta qabiil loo rogo.



Si kastaba ha ahaatee waxa la sugaaba waa guddiyada iyo shirar doceedyo furmi doona oo ku aadan sidii loo dhamayn lahaa xiisada. Su’aasha ugu weyn ayaa ah wixii laga yeeli lahaa ciidanka Kiiniya.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...