X

Dhalinyaradii ugu badneyd oo iska casishey xisbiga Muuse Biixi ee Kulmiye: anagaa ku khasaarney

Dhalinyaradii ugu badneyd ayaa iska casishey xisbiga Muuse Biixi ee Kulmiye kuna tilmaamay meel madhan. Dhalinyartan ayaa ka soo jeeda deegaanka Hawd.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.