Dhegeyso waraysi lala yeeshay wasiirka macdanta Somaliya iyo shirkadii macdanta ka guranaysay Siimoodi ee ay eryeen
Muqdisho 07 Jan 2015–Kadib warsaxaafadeedkii ay wasaarada macdantu soo saartey waxa waraysi lala yeeshay wasiirka macdanta iyo batroolka mudane Faarax Cabdi Xasan wuxuuna sheegay in ay awood u leeyihiin in shirkadaas iyo wixii la mida ay dalka ka saaraan.