Dhawaan ayay ahayd markii weriye u shaqayn jirey horjoogaha Butlaan Siciid Deni jeelka loo taxaabay in muddo ah markii uu sii daayay warbixin uuna jeclaysan, oo uu siiyay warbaahin fadhigeedu yahay Muqdisho.
Weriyahan oo lagu magacaabo Cumar Soomane ayaa soo dhaweyn diiran ka helay magaalada Muqdisho ee loo masaafuriyay.
“Waxay ku tusaysaa in Butlaan Muqdisho nacayba kaga horeyso maamulka Somalilaan ayuu qabaa Cali Calasow. Welli ma aanan arag Somali dalkeeda laga masaafuriyo mana ah Butlaan markii ugu horeysay ee ay takoorto Somalida Koofurta ayuu raaciyay.
Cumar Soomane ayaa si damiina lagu sii daayay kadibna loo sheegay inuu ka baxo Butlaan sida ay sheegeen asxaab ka ag-dhaweyd shuruuda damiinka.
Sawirada hoose waa soo dhaweyntii Muqdisho loogu sameeyay
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS


Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay