Sunday, April 21st, 2019
header

Ilhaan Cumar oo noqotey xildhibaankii ugu lacag badnaa dhinaca ololaha doorashada 2020

Xildhibaan Ilhaan Cumar oo xagjir Taram sudhey sawirkeeda iyo holaca weerarkii 2001 ayaa ololaha doorashada 2020 soo xeraysay muddada sadexda bilood ee sanadkan lacag gaaraysa sideed boqol oo kun  taas oo aan farxad gelinayn xagjir Taram.



Ilhaan oo xagjirada taageera Taram iyo Yuhuudu rabaan inay hurdada u diideen ayagoo isku dayaaya inay sharafta ka dilaan madaama ay Muslim tahay xijaabna qabto ayaad ka dareemaysaa taageerada ay ku heshay weeraradaas joogtada ah.

Gobolka laga soo doorto Ilhaan Cumar oo ah mid amni u ah xisbiga Dimoqraadiga gaar ahaan qaybteeda ayaa haddana xisbiyada kale rabaan inay ka xayuubiyaan taas oo adag ilaa hadda.



Isniintii ayay ahayd markii banaanbax lagu diidan yahay xagjir Taram uu ka dhacay Minasoota oo u booqasho ku tagey. Xisbigeeda madaxda sare qaarkood sida afhayeenka barlamaanka haweenayda lagu magacaabo Nancy ayaa lagu eedeeyay inayna si xooga u difaacin Ilhaan.

Si kataba ha ahaatee lacagtaan ololaha doorashada 2020 ayaa muujinaya in Ilhaan ku soo bixi doonto tiro intii hore ka badan.

Warbixintii Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Warshad kacday oo ku taala Hargeysa oo xaraash lagu bilaabay

April, 20, 2019
Warshad kacdey oo ku taala Hargeysa ayaa lagu ...

Faahfaahin gabdho qurbaha ku dhashay oo lagu gurey jeelka Hargeysa

April, 20, 2019
Warar dheeraada ayaa ka soo baxaya gabdho midi ...

Wararkii ugu dambeeyay dhacdadii naxdinta lahayd ee hooyada ilmaha laga xaday

April, 20, 2019
Hooyo Naciima Maxamed oo ah hooyada laga xaday ...

Gudoomiyihii hore ee golaha Puntland oo geeriyooday

April, 20, 2019
Gudoomiyihii hore ee golaha Puntland C/rashiid Maxamed Xirsi ...

Dhacdo naxdinleh: Hooyo ilmaheeda laga waayay isbitaalkii ay ku umushay Muqdisho iyo sida wax u dhaceen

April, 20, 2019
Wararka aan ka helayno isbitaalka hooyada iyo dhalaanka ...

Dhacdooyinka

Ilhaan Cumar oo noqotey xildhibaankii ugu lacag badnaa dhinaca ololaha doorashada 2020

April, 17, 2019
Xildhibaan Ilhaan Cumar oo xagjir Taram sudhey sawirkeeda ...

Soomaali laga soo celiyay Liibiya oo dalka soo gaaray iyo gobolada ay ka tahriibeen

April, 17, 2019
Tiro Somali ah ayaa maanta dalka dib ugu ...

Reer Awdal way isku filan yihiin waana inay iskood isku taagaan: siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi

April, 15, 2019
Siyasiga Cali Faarax Cabdullaahi ayaa sheegay in reer ...

Madaxweyne Farmaajo oo si aan hore looga baran uga hadley amniga Muqdisho

April, 13, 2019
Madaxweyne Farmaajo ayaa si adag uga Hadley amnigha ...

Shaqo noo taal maaha ictiraafka: Maraykanka oo markale ku celiyay: SAWIRO

April, 12, 2019
Safiirka cusub ee Maraykanka u jooga Somaliya ayaa ...

Dhacdo naxdinleh oo ka dhacdey gobolka Awdal iyo dhimashada hal qof

March, 31, 2019
Dhacdo aad u naxdin badan ayaa ka dhacdey ...

Booliiska Maraykanka oo ku guulaystey inay gacan ku dhiigle Somali ah qabtaan

March, 30, 2019
Booliiska Maraykanka ayaa ku guulaystey inay gacanta ku ...