Itoobiya oo sheegtay inay xirtey dad lagu tuhmayo dilalkii ka dhacay gobolka Oromada
Itoobiya ayaa sheegtay inay xirtey dad lagu tuhmayo dilalkii ka dhacay gobolka Oromada ee loogu gaystey Somalida. Dilalkan foosha xun ayaa dhacay dhowr bilood kahor kaas oo Oromadu dishey dad Somali ah.
Wasiirka Warfaafinta ee Itoobiya Negeri Lencho ayaa sheegay in la xiray 98 eedaysane oo ka soo jeeda gobolka Oromada iyo shan tuhmane oo ka soo jeeda dawladda Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya.
Wuxuu intaas sii raaciyay in xaaladda xudduudaha ee labada dawlad goboleed ay si aad ah u xasiliyeen inkastoo wali ay jiraan xaalado adag.
Xukuumadda Itoobiya ayaa sidoo kale shaacisay iney qaadeyso talaabo kale oo lagu xakameynayo ganacsiga sharci darrada ah ee qaadka sababo kale oo khilaafka la xiriira.
Bishii Sagaalad ayay ahayd markii Oromo cadhaysan ay xasuuqeen Somali ka ganacsata qaadka oo aan waxba dhimin.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...