Sunday, May 19th, 2024
header










Meta







Jabuuti oo daad la tagay dad masaakiina

Wararka ka imaanaya Jabuuti ayaa xaqiijay in roobab mahiigaana oo halkaasi ka da’ay ay la tageen shan qof oo markii dambe meydkooda la helay sadex ka mida.

Halka laba dumara oo daadku la tagey welli la raadinayso. Madaxweynaha Jabuuti oo fadhiid ah ayaa ku fashilmey inuu wax ka qabto dhibaatada haysata dadka reer Jabuuti.



“Wuxuu keliya xooga saara inuu ka aargoosto dadka qaba fikirada saliimka ah ee faaiido u keeni lahaa dadka reer Jabuuti ayuu yiri Xuseen Warsame. Dadka Jabuuti waxa u dheer daadadka ayadoo ayna jirin adeegyada muhiimka u ah nolosha ayna u dheer tahay inuu ilaha dhaqaalaha u dhiibtey reerkiisa.

Xaafada ay daadadku la tageen dadka ayaa la yiraa Belbela, waxana jira qasaare kale oo hantiyeed marka laga reebo dhimashada dadka. Wasiir u hadley Jabuuti ayaa sheegay inay ka xun yihiin.



Maaha markii ugu horeysay ee Jabuuti ay dad ugu dhintaan daadad qaaday inkastoo Turkigu u dhisay biyo-xidheen magaalada ka celiya daadka xoogiisa dhinaca kalana looga faaiideysto waraabka.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...