X

Kooxaha Ivory Coast iyo Gini iyo Camaroon iyo Mali oo is mari waayay

Ciyaartii caawa ku dhexmartay kooxaha Ivory Coast iyo Gini ayaa ku dhamaatay hal iyo hal inkastoo kooxda Gini wacdaro oo ay gool kaga hormartey kooxda aadka loo jecel yahay ee ciyaarta wanaagsan ee Ivory Coast oo iyadu markii dambe gool dhalisay. Inkastoo ay ciyaareen ciyaar adag hadana Gini umas suurtagelin in guushu raacdo.

Dhinaca kooxaha Cameroon iyo Maali ayaa iyaguna isku mari waayay ciyaar adkeyd oo ay yaraayeen fursadaha jiray. Waxana looga hormaray gool kooxda Cameroon inkastoo ay iyaguna markii dambe dhaliyeen.

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.