X

Kooxda Chelsea ee Ingiriiska oo qaaday koobka gobolada Ingiriiska ee loo yaqaan League+SAWIRO

London–Kooxda Chelsea ee ka dhisan Ingiriiska ayaa qaaday koobka gobolada qiimihiisu yahay 200,000 oo doolarka Maraykanka. Chelsea ayaa garaacday kooxda ay jaarka yihiin Totenham laba gool iyo eber halkaana k qaadatay lacagta. Koobka ayaa lacagtiidsu yartahay inkastoo kuwa ku guulaystaa ay boos ka helayaan ciyaaraha waaweyn ee naadiyada Yurub.

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.