Wednesday, December 7th, 2022
header










Meta







Maraykanka oo Ruushka ka dalbaday wadahadal qarsoodiya iyo sababta

Kadib markii uu Ruushka waxba kaga qaadi waayay cunaqabatayn iyo Yukrayn oo uu si xun u hubeeyo, ayuu arkay inuu dhaqaalihiidu sii burburayo, wuxuuna dalbaday inuu wada hadal qarsoodiya la galo Ruushka.




” Way ku cadaatay Maraykanka wuxuuna arkay in xitaa reer Yurub ayna sii wadi karin caawimada hubeed ee ay siiyaan Yukrayn iyo weliba calooshood u shaqaysteyaasha ay u diraan Yukrayn, haddana uu ku qasbanaaday inuu wadahadal qarsoodiya la bilaabo Ruushka ayuu yiri Xuseen Warsame.

Wadahadaladan qarsoodiga ah ayaa ka furmay Turkiga sida ay qarxisay wargeys ka soo baxa Ruushka. Waxayna ku tilmaantey mid Maraykanku dalbaday oo loogu yeeray in la yareeyo halista ka imaan karta Isfahan daro dhinaca is gaarsiinta ah.




“Maraykanka ayaa la sheegay inuu ka dalbaday Ruushka inay Yukrayn ku aamusiiyaan Khersan intaa wixii ka dambeeyana uu hubka ka joojin doono maadaama ayna sii wadi karin ayna ku qasban yihiin inay wadahadal galaan ay ku ilaawayaan dhulka Ruushka xoreeyay ayuu raaciyay Xuseen Warsame.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Dhacdo argagax leh oo ku dayasho mudnayn oo Muqdisho ka dhacday

December, 2, 2022
Waxa baraha bulshada laga daawaday gabadh iska soo ...

Aadan Madoobe oo aan runta ka sheegin ololaha khaniiska

November, 30, 2022
Afhayeenka musuqa badan ee golaha shacabka ee u ...

Xasan Culusow oo sidii hore loo ogaa dib u dhigay bixitaanka askarta Afrikaanka

November, 30, 2022
Waxa dib loo dhigey bixitaanka askarta Afrikaanka ee ...

Ruushka oo Yukrayn ka diley boqol kun oo askari

November, 30, 2022
Ururka NAATO ee dagaalka kula jira Ruushka ayaa ...

Cabi Axmed oo qaatay hal hayskii jaalle Siyaad

November, 29, 2022
Raiisal wasaaraha Itoobiya ayaa deegaanada Itoobiya ee ayna ...

Dhacdooyinka

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...

Hadalka Ruushka ee gantaalka waan ku qancay: Dayib Erduqaan

November, 16, 2022
Madaxweynaha Turkiga oo dalkiisu yahay awooda labaad ee ...

Maraykanku maku dhacaa inuu dagaal la galo Ruushka kadib gantaalka Bolan

November, 15, 2022
Warar Maraykanku qoray ayaa sheegaya in gantaal Ruushku ...

Maamul jufeed sheegtay in deyn badan lagu leeyahay

November, 14, 2022
Maamul jufeedka Somalilaan ayaa sheegtay in lagu leeyahay ...