Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Mugdiga siyaasadeed ee Somaliland iyo rajo soo celinta midnimo

Waxa hubaal ah in ay siyaasadii somaliland  sii silbanayso sur suuro iyo surimo halis gelin kara ku sii sinqayso. taas oo hadaan laga hortegin ALLAHA WEYNI KAMA DHIGEE dhalin karta isku dhac siyaasi u adeegasho bulsha kicin qabyaaladeed bulsha cardh loo dhiibo
la yidhaa DHACSO WAA MARKAAGII YAAN LAGU DHICIN. waxa ka markhaati kacaya herdanka  ku salaysan waanigii shalay ku siiyey anigana waa doorkaygii. iyo la isku joojinmaayo.

DOORASHADII DEGAAMADA WEYNAGII MARSANAY, HAAMIHII GOLIHII WEYNAGII MARSANAY, DOORASHADII GOLAHA DHEXE EE XUSBIL XAAKIMKA WEYNAGII MARSANAY, BURCACANA WEYNAKII BANDOO KA DHIGNAY,DIIWAANGELINTIINA WEYNAGAN
SOBOBAYNAY CALAASHAAN ABAARAA JIRA,  DOORASHA 2017 WAA ANA FAWS.Somalidu waxay ku maah maahdaa BALAAYO MADAX LA QABTAY LEEDAHEE MIJO LA QABTO MALE.shirkii burco 1991 somaliland afar qodob baa ka soo
baxay oo afartuba hirgalay taas oo ahaa .

1. DIB ULA SOO
NOQOSHADA DAWLADII SOMALILAND EE 26 JUNE 1960.
2. LABA SANO JABAHADA SNM IN XUKUNKA QABATO.
3. IN SI GAARA LOO XANAANIIYO DADKII HALGANKA
KU WAXYEELOOBAY.
4. IN DIBU XESHIISIIN SALBALAADH AH OO SOMALILAND
BULSHADEEDA LA QABTO.
intiiba way qabsoomeen bacda duruufo qalafsan ka dib oo an xusi karo xarbul ahligii dhacay labadii sanee SNM iyo spaarooyinkii boqolaal kor u dhaafay ee tuulo tuulo u gudbi weyday. waxan mahadinaa dibu heshiisiintii ka dhacay BORAMA. 1993GII een ku dooranay marxuum XAJI IBRAHIM CIGAAL.
Heshiiskaa iyo doorashadaa haldoorka siyaasiga waa tii furdaamisay tusbax furmay ka dhigtay soo afjaridii spaarooyinkii isku dhicii bulshada iyo sal u dhigidii distoorka iyo heykal dawladeed.
geeridii AUN ka dib waxa hagay bulshada madaxweyne RAYAALE Somaliland waxay hana qaaday DIMUQURAADIYAD IYO ASXAABTA BADAN.
doorasho degaan baarlamaan iyo laba jeer doorasho madaxweyne. 42 simi safaarad  somaliland diplomatic offices. KULMIYE TERM  siyaasadii dibadu daahay rogatay.

waxa abuurmay kala furfurad bulshadii isku duubnayed ee somaliland. dulmi xambaarsan mansab, maal iyo maamul xumo ku habsaday dalka
waxa abuurmay jabhado sida AWDAL STATE, KHATOUMO IYO MAAKHIR. wax qabad dhaaf qaataye qaado iyo qabyaalad xadhkaha goostay
waxay  ku  faanaan wax hortood la diyaarshay oy ka gurteen waxa ka mid ah.
mashaariicda kuwait ee airportka BERBERA ka HARGEISA iyo mashaariicdii BIYO GELINTA HARG EE EMAARAATKA waa mashaariicdii UDUB laga dhaxlay.
KULMIYE waa booba yaa wadani.fiintii ciday waxay tidhi waxan la qaylyayaa waa jirka soo socda.boobka kulmiye iyo birlabta wadani  war iskuma hayaan..
XAL WAAFIYA
===========
1.cilmugu caqliguu dhisaa a. prof maxamed biixi yonis b.prof samater c.prof cali khalif galayedh. f.prof bulxan g. prof mahamed hadliye h. prof warsame
i. DR adna aadan j. prof yusur abraar. iyo qaar kaloo badan dalkooda iyo dadkooda ha u soo noqdaan istaraatajiyadeedii hala dejiyo  MA MADHNEE ADUUNYADU HALA HELO MUFTAAXYADA.muse, kaahin, cabdraxmaan, degaweyne ,iyo wixii
la halmaalaa ciidanka ha dhisaan iyo xirooyinkii. DADWEYNUHU WAA DIYAAR DABOOLID WIXII DAYACAN. AW GUULIYO IS BEDEL WACAN WALAALEEYA DALKA IYO DADKA.IYO IS BEDEL HOR LE.

MUSA AW HASSAN LODOON
DUBAI AWDALI.

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...