Dawlada Ingiriiska ee siisa maamulka Somalilaan taageerada ugu weyn ayaa lagu canaantey taageerada ay siiso askar ay u tababareen Somalilaan...
Ayadoo ay maqan yihiin mucaarad saxa oo dibedda u soo saara nuqsaanta dawlada aan ka ahayn inay dano shisheeye u...
Wararka ka imaanaya magaalada Khartoum ee caasimada Suudaan ayaa sheegaya in raiisal wasaaraha Suudaan uu Ka badbaaday dil xilli uu...
Booliiska dalkaasi Faransiiska ayaa baaraya rasaas ka dhacdey masjid ku yaala caasimada Baariis gaar ahaan xaafada Rue de Tanger. Rasaasta...
Italian Chief of Army Staff Salvatore Farina has tested positive for the coronavirus and will remain quarantined in his home,...
Greece should follow Turkey's suit and simply “open the gates” for migrants amassed at the Turkish-Greek border, President Recep Tayyip...
Gudoomiyaha xisbiga Wadani ee maamulka Somalilaan C/raxmaan Ciro oo cod farabadan ka helay Awdal ayaa ku wacad furey. C/raxmaan Ciro...
Waxa magaalada Muqdisho yimi wasiirka arimaha gudaha Kiiniya oo uu soo direy madaxweynaha Kiiniya ayadoo ay baryahan jirtey xiisad dagaal...
Xarunta Inji ee ku taala Dhuusamareeb ayaa si wadajira u dhisay dadka degmooyinka Dhuusamareeb iyo Guriceel waxayna ka koobneyd aruno...
Xilli wadamada jaarka lah Turkiga sida Giriiga iyo Iiraan uu ku faafay cudurka hargabjka Shiinaha ayaa Turkiga lagu eedeeyay inuu...
Wararka ka imaanaya magaalada Baladxaawo ee dhawaan ciidanka dalka ku baacsadeen maleeshiyo Kiiniya dabada ka waday ayaa sheegaya in wasiir...
Farshaxanka Amiin Caamir oo isagu gacantiisa ku muujiya sidey ula muuqato siyaasada dalka ayaa magac cusub u bixiyay xisbi la...
Uhuru ayaa qoraal uu soo saaray Arbacadii ku yiri “ciidamada xoogga dalka Soomaaliya waxay xadgudub ku sameeyeen madax-banaanida iyo sharafta...
Waxa markale madaxweynaha Ruushka Buutin uu fadeexo foolxun iyo burbur ka badbadiyay Dayib Erduqaan oo isagu kolba xagga dambe ka...
Haweenka Somaliyeed oo ah lafdhabarta dalka aadna loogu raystey markii ay badbaadiyeen nolosha kumanaan caruura oo ay qixiyeen dhiigmiirato sanado...
Raysal wasaare Khayre ayaa Khudbad dhinacyo badan taabanaysa Wuxuu ka jeediyey Munaasibadan loogu talogalay soo dhaweynta xuska maalmaha xoriyada oo...
“Isbitaalka waxaan ugu talagalnay wax ka qabashada dhibaatooyinka soo wajaha hooyada iyo dhallaanka Soomaaliyeed ee ku nool deegaannada Shabeellaha Hoose,...
Madaxweyne Farmaajo ayaa telfoon kula Hadley madaxweynaha Kiiniya oo askartiisu dhawaan madaafiic ku garaaceen magaalada Baladxaawo, gaysteena khasaare dhimasho iyo...
Madaxweynaha Siiriya Bashaar Asad ee dalkiisa ay burburiyeen Maraykanka, Sucuudiga iyo Turkiga ayaa sheegay inaanu garanayn waxa Turkida soo gashay...
Daraad ayay ahayd markii dawladu gaartey guushii ugu horeysay ee dhinaca milatariga markey jebisay maleeshiyo Kiiniya soo hubeysay oo ay...
Waxa dekedda Berbera ee Carabtu maamusho dib Imaaraadku ugu soo celiyay xoolo aad u farabadan oo dalkooda gaaray taas oo...
Wararkii ugu dambeeyay ee cudurka hargabka Shiinaha ayaa Talyaanigu noqdey kan ugu weyn ee faafinaya. Wadamada ugu badan ee hadda...
Taxanaha Xujo oo soo socda oo ay idiin kilo doonaan fanaaniinta reer London oo dhawaan dacar bixin iyo hawo macaan...
Xildhibaan Ayuub Ismaaciil oo ka tirsan aqalka sare ayaa si adag uga hadley ciidamada Kiiniya oo madaafiic shalay Ku garaacay...
Oday Turki ah oo daawo dhaqameed wax Ku daaweeya ayaa ku andacoonaya inuu hayo daawada cudurka hargabka Shiinaha oo shirkadaha...
Wasiirka arimaha gudaha ee Jarmalka ayaa diidey inuu gacanta ka salaamo hogaamiyaha dalka haweenayda Merkel ee isaga magacowdey. Merkel ayaa...
Waxa deganaansho buuxa laga dareemayaa magaalada Baladxaawo halkaas oo maleeshiyada ay Kiiniya soo hubeysay saaka ay weerar soo qaadeen. Qoryaha...
Masuuliyiinta caafimaadka ee gobolka uu ka dilaacay hargabka Shiinaha ayaa sheegay inay xirayaa isbitaal lagu dhisay toban cisho oo halmar...
Kadib markii saaka Kiiniya dagaal ku soo qaaday magaalada Baladxaawo ee gobolka Gedo ayaa waxa walaac ka muujiyay dawlada Itoobiya...
Wararka ka imaanaya magaalada Baladxaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamo Kiiniya soo hubeysay ay weerar ku qaadeen ciidanka...