Waxa shalay si.la filaan isku casishay duqa magaalada Jabuuti Faadumo Cawaale Cismaan oo ahayd haweenaydii ugu horeysay ee geeska Afrika...
Dayib Erduqaan oo dagaal ka wada Siiriya ayaa Ku faanay inuu soo ridey laba diyaaradood oo Siiriya leedahay oo hawadooda...
Ahlu Sunna ayaa in muddo ah ku soo jirtey siyaasada dalka kadib markii diintii dalka ay weerar ku soo qaadeen...
Maxkamada ciidanka qalabka sida ayaa xukun ku ridey argagixis la qabtey isagoo dhaawaca. Dhiigmiiradkan lugta looga jaray Muqdisho markii waxba...
Having been hit by the Syrian Air Force in Idlib, Turkey has called on NATO’s protection, but as much as...
Siyaasiyiinta gobolka Awdal qaybta gobolka dhalinyarada ayaa ku tilmaamay wax laga xumaado farogelintii beesha caalamku soo farogelisay doorashada maamulka Muuse...
Waxa inta badan jirta dod ka timaada hal dhinac gaar ahaan siyaasiyiinta beesha dhexe ee iyagu inta badan qaarkood ku...
Waa qaybtii 13 taxanaha Dulmi oo meel xasaasiya maraya. Laba hagbad ayaa galee hal xataa maaha. Wada dhinaca kale xal.loo...
Culimada Ahlu Sunna ayaa lagu amaanay go'aanka siyaasadeed ee ay ka qaateen hogaanka Galmudug kadib isku dhacyo dhexmaray iyaga iyo...
Kadib markii shalay Dayib Erduqaan looga diley Siiriya askar gaaraysa 33 kuna dhinteen duqeyn ayaa Turkigu qaylodhaan u direy Naato...
Wararkii u dambeeyay ee ka imaanaya xarunta gobolka Galguduud ee Dhuusamareeb iyo Guriceel ayaa sheegaya in xiisada dagaal ee bilaabantey...
Wararkii u dambeeyay ee ka imaanaya gobolka Siiriya leedahay ee Idlib ayaa sheegaya in Dayib Erduqaan looga diley 29 askarta...
Wasiirada firfircoon ee dhalinyarada Marwo Khadiija Diiriye ayaa ka jawaabtey hadal heyn baraha bulshada ka socotey oo ahayd inay diidey...
Dawlada Sucuudiga ayaa joojisay tegida Cumrada sanadkan ilaa amar dambe ka soo baxayo. Cumrada iyo booqashada goobaha barakaysan ayaa Muslimiintu...
Kadib markii uu la kulmey madaxa midowga Yurub u qaabilsan arimaha Somaliya ayaa Muuse Biixi runta loogu sheegay haddii aanu...
Horjoogaha is doortey ee Kiiniya Kismaayo ku hayso ayaa isku diyaarinaya inuu weeraro Ku qaado Beledxaawo oo dawladu gacanta Ku...
Madaxweynaha Turkiga Dayib Erduqaan ayaa diidey inuu ka baxo Siiriya qaasatan gobolka Idlib ee argagixisada uu taageero ay ka buuxaan....
Wararka ka imaanaya gobolka Gedo gaar ahaan Baardheere ayaa sheegaya in dhiigmiiratada shabaab ay dileen sadex culimo ah oo midkood...
Waxa dhawaan magaalada laga aruuriyay xoolo lo u badan oo ay dayaceen dadkii lahaa isla markaana ku soo daayeen magaalada...
Xaalada deegaanka Hadaaftimo ee gobolka Sanaag ayaa degan kadib markii maamulka Butlaan oo deegaanka ku sugan ay sheegeen inay eryadeen...
Wuxuu qufuc la soo fadhiistey goob uu ku qabanaayay shir jaraaid wasiirka caafimaadka ee dalkaasi Iiraan, kadibna waxa waxyar kadib...
Wasiirka warfaafinta Somaliya oo ka hadlay goorta lafurayo garoonkii kubadda cagta ee Afrika ugu weynaa ee Stadiyo Muqdisho, tiyaatarkii hore...
Wararka Ka imaanaya magaalada Laasqorey ee gobolka Sanaag ayaa sheegaya in halkaas dagaal ku dhexmaray ciidamada laba gudoomiye oonka Kala...
Kadib burbur xoogan oo ku yimi argagixisada dhiigmiiratada shabaab ayaa Kiiniya olole ugu jirtaa inay isku balaadhiso magaalooyin horleh xilli...
Siyaasiga da'yar ee Qaasim Muuse Daahir ayaa u jawaabey ninka uu ugu yeeray Beenaale Ducaale ama Boobe Yuusuf Ducaale oo...
Waxa magaalada u fadhiistey imtixaan lagu helayo jagooyin banana oo gaaraya 150 ardey gaaraysa 600 oo ardey. Jagooynkan ayaa ah...
Wararka ka imanaya magaalada Ambo ee gobolka Oromada ayaa sheegaysa in weerar lagu qaaday isku soo bax lagu taageeraayay raiisal...
Wasaarada caafimaadka ee dawlada Somaliya ayaa war cusub ka soo saartey cudurka sida xun aduunka ugu faafay ee hargabka Shiinaha...
Siyaasiga Maxamed Aadan Suldaan kana tirsan xisbiga Wadani ayaa kabaha la dulmaray SNM oo dafirsan xasuuqii iyaga iyo Mingeste ka...
Gabadh Somaliyeed oo feedhyahana ayaa garaacdey mid Kiiniya u dhalatey. Ramla Cali is reebreebka feedhka Afrika ee loogu gudbiyo ciyaaraya...