Wararka Ka imaanaya Ciraaq ayaa sheegaya madaafiic lagu garaacay saldhiga weyn ee Maraykanku Ku leeyahay deegaanka Balad oo khasaare ka...
Waxa mardhow xabsiga Madheera laga sii daayay Suldaan Abshir Maxamed Ducaale oo xadhigiisa Saylici u kaashadey Muuse Biixi. Suldaanka ayaa...
Waxa magaalada xeebta ah ee Baraawe lagu soo bandhigey sarkaal ka tirsan argagixisada dhiigmiiratada ee shabaab oo ka sheekeeyay waxa...
Maamulka Butlaan ee horjooge Siciid Deni ayaa ugu dambeyn shaaca Ka qaaday xilliga ay Caasha Ilyaas heli doonto cadaalad ay...
Waxa xalay goordambe geeriyooday suldaankii ugu mudada dheeraa Carabta ee aabihii inqilaabey asagoo taageero buuxda ka helaaya Ingiriiska. Suldaanka ayaan...
Madaxweynaha Iiraan Rowxaani ayaa qirtey in diyaaradii dalkaasi Yukarayn ee ku burburtey duleedka Tehraan uu si qalada ugu dhacay gantaal...
Madaxweynaha Yukarayn oo diyaarad dalkiisa leedahay ku dhacdey caasimadda dalkaasi Iiraan ayaa u sheegay dalalka Ingiriiska ku hadla oo is...
Todobo sano kahor ayay ahayd markii weerarkii ugu xumaa lagu soo qaaday dalka, markaas oo meesha laga saaray dastuurkii dalku...
Dawlada uu hogaamiyo madaxweyne Farmaajo iyo Xasan Cali ayaa jirsanaysa sadex sanno, haddaba maxaa la oran karaa way ku guulaysteen...
Iiraan oo ku lumisay dhimashada hogaamiye Qaasim Suleymaan oo Maraykanku diley in ka badan 50 qof ayaa shalay gantaalo ku...
Barqadii maanta ayay ahayd markii argagixisada dhiigmiiratada wahaabiga ee shabaab la baxdey ay isku daydey inay fuliso xasuuq la mida...
Ayadoo aad loogu mashquulsanaa gantaalihii Iiraan ku garaacday saldhigyada Maraykanka ee Ciraaq oo ilaa hadda la sugayo khasaaraha dhabta ah...
Subaxdii hore ayay ahayd markii Iiraan ku garaacday gantaalo gaaraya 22 saldhigyada Maraykanka ku leeyahay Ciraaq. Saldhigyadaas oo dhamaantood ah...
Waxa korodhey dhimasho ka dhalatey aaska Qaasim Suleymaan oo xagjir Taram diley usbuucii hore. Aaska oo la filaayay inuu maanta...
Maamulka Somalilaan ayaa sheegay in dad badan ay Buuhoodle ugu dhinteen cudurka shuban biyoodka oo laga qaado nadaafad xumada siiba...
Taliyaha ciidamada Maraykanka ee jooga Ciraaq ayaa daboolka ka qaaday in dalkiisu kala baxayo ciidamada Ciraaq kadib markaan aragney in...
Qormadan kooban uguma taligelin in aan ku duro culimada laakiin waa mid aan ugu talogalay inaan ku xasuusiyo kaalintooda muhiimka...
Shalay ayay ahayd markii barlamaanka Ciraaq dalbadeen in ciidanku Maraykanka laga saaro dalka kadib markii ay fuliyeen weeraro ay ku...
Madaxweynaha Turkiga Dayib Erduqaan ayaa ka dhabeeyay inuu dalkiisu ciidan u dirayo Liibiya si uu u taageero maamulka fadhiya caasimada...
Waxa goor dhaweyd sadex madaafiica lagu garaacay xerada Maraykanku ku leeyahay Baqdaad ee lagu aruuriyay safaaradaha iyo dawlad dhoodhoobka bedeshay...
Kadib markii dalkeedu noqdey goob ay ku hirdamaan wadamada Iiraan iyo Maraykanka ayna u dambeysay in Maraykanku ku dilo sarkaal...
Horjoogaha Butlaan Siciid Deni ayaa xukuno u jaray siyaasi iyo odayaal kahor yimi siyaasada uu ku wado gobolka. Maxkamad dhoodhoob...
Wararka Ka imaanaya Xero ay degan yihiin ciidanka cirka ee Kiiniya iyo kuwa Maraykanka ee deegaanka Laamu ayaa sheegaya in...
The U.S. has offered to lift economic sanctions and send aid to Iran if the Islamic Republic agrees not to...
Wararka ka soo baxaya caasimada Ciraaq ayaa sheegaya in xarun u xidhan ciidanka Maraykanka ayna ku dhex taalo safaaradooda ayna...
Iran reserves the right to avenge the US’ killing of Major General Qassem Soleimani, with dozens of potential targets already...
Xanuunkan aan dadku garanayn ee ka dilaacdey Koofurta gobolka Sool ayaa inta la xaqiijay waxa ku geeriyooday laba qof hala...
Waxa sanadkan hoos u dhac ku yimi wax soo saarka dalka. Waxa qoysas bnadan la soo deristay dalagii oo xumaada...
Jeneraal Khaliif Xaftar oo ku dhow inuu daaqada ka saaro maamul iskudirka ee qaramada midoobey dhoodhoobtey oo ay hogaanka u...
Afjayeen u hadley jabhadii Caare ayaa sheegay in ninkaasi waa Caaree uu markii horeba u soo baxay dantiisa oo qaadka...