Dhawaan ayay ahayd markii xagjir Taram sheegtay inuu dilay cadowgii muslimiinta ee Albaqdaadi oo hogaamin jirey urur diimeedkii Daacish ee...
Waxa fatahaada webiga Shabeele laga soo saaray 5 qof oo ka mida dadkii doontu la rogmatey. Gudiga badbaadada ayaa sheegay...
Duqa degmada Beledweyne oo ka badbaaaday fatahaada webiga shabeelle ayaa faahfaahin Ka bixisay sida wax u dhaceen iyo weliba tirada...
Wasaarada difaaca ee dalka Ruushka ayaa shaki gelisay sheegashada xagjir Taram ee ah in muslimiinta iyo dadka kalaba laga qabtey...
Odayaasha gobolka Bari ayaa fariin u direy horjoogaha Butlaan oo si sharciga Ka baxsan uga kacay golaha wakiilada kadib markii...
Waxaa weli socda dadaalo loogu gurmayo laguna baadi goobayo dad isugu jira mas’uuliyiin iyo shacab oo doon ay saarnaayeen kula...
Madaxweynha Somaliya ayaa saxiixay sharciga cashuur qaadista casriga oo in muddo ah soo socotey. Inkastoo dadka aan la socon nidaamkaas...
Dawlada Somaliya ayaa gargaarkii ugu horeeyay gaarsiisay dad ay waxyeelo Ka soo gaartey fatahaada webiga Shabeelle Ku fatahay dadka Ku...
Gudoomiyaha golaha maamulka Somaliland ayaa wax laga weydiiyay Cali Khaliif oo la sheegaya inuu Ka quustey maamulka haddana Muqdisho iska...
Madaxweynaha Maraykanka Taram ayaa xaqiijiyay ugu dambeyn in xasuuqihii ugu weynaa ee Muslimiinta Suuriya iyo Ciraaq dabar gooyay kana masuul...
Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed warned Saturday of further instability and vowed to bring to justice those responsible for violence...
A firm that operates under the Business Development Center (İŞGEM) in eastern Turkey's Van province has developed a device that...
Dhawaan ayay ahayd markii xagjir Taram sheegay inuu askartiisa sida sharci darada ah ku joogtey Suuriya uu ka saarayo kadib...
Xilli uu dhamaadey shirkii u dhexeeyay Ruushka iyo Afrika halkaas oo Ruushku ku soo bandhigey sida uu u caawin karo...
Gardaro guur was film wacyi gelina o ah hubsiimo hal baa la siistaa dhinacna Ka digaya qiyaamada aan la Isla...
Xildhibaan Faadumo oo Ka tirsan golaha aan sharciga buuxa haysan ee aqalka sare lagana soo koobigareeyay Maraykanka ayaa Ka hadashay...
Maamulka Somaliland ee horjooge Muuse Biixi ayaa kordhiyay taxadiyada uu ku hayo xoriyada shacabka iyo tan saxaafada. Waxa dhawaan jirdil...
Maanta ayaa la furey kalfadhigii golaha Butlaan halkaas oo xildhibaanada fursad u heleen inay su'aalo ka weydiiyaan horjooge Siciid Deni...
Feynuus Sh Daahir oo wada aargoosi weyn kadib markii loo hanjabay. Waxayna ka shidan tahay jacaylka C/raxmaan Roomiyo oo hore...
Wararka laga helayo tuulada Balligubadle ee gobolka Hargeysa ayaa sheegaya in ilaa Laba qof ay Ku dhinteen geedo suna oo...
Dawlada dhexe ee Somaliya ayaa sheegtay in dhaqaale markii ugu horeysay Ka soo galay xirmooyin shidaal oo ay leeyihiin shirkado...
Amiin Saxiin waa nin Turkiya oo 60 jira wuxuu jebiyay rikoodhkiisa dhiig bixinta, wuxuuna leeyahay markasta oo aan bixiyo dhiig...
Taliyaha ciidanka badda ayaa faahfaahin Ka bixiyay Doon la sheegay in ciidanku lahaa oo Ku degtay xeebta Marka oo qaar...
Shalay ayay ahayd markii la helay gaari is-jiida oo qaboojiye leh oo ay ku jiraan 39 qof oo la garanayn...
Moscow has written off more than $20 billion in debt accumulated by African countries during the Soviet era, Russian President...
A Russian-Turkish deal on security arrangements in northeastern Syria is a major win for Moscow’s diplomatic approach, but Washington was...
Raiisal wasaaraha Ciraaq ayaa ku tilmaamay ciidamadii Maraykanka ahaa ee ka yimi Suuriya soona dalka Ciraaq ayagoo ogolansho haysan inay...
Waxa magaalada Garoowe ku soo dhamaadey dacwada maxkamada gacanku dhiigleyaasha diley kadibna kufsaday Caasha Ilyaas ayagoo loo sheegay in wax...
Gudoomiyaha xisbiga Wadani ee gobolka Awdal Maxamed Aadan Suldaan ayaa eed huwiyay Muuse Biixi oo ku fashilmey inuu kala saaro...
Waxa duleedka magaalada Hargeysa shil ku galay ciidanka dabdemiska oo iyaga qudhoodu aan haysan tababar fiican oo ay ka mid...