Xildhibaan lagu yaqaano deg deg inta badana u hadla sida Faysal Waraabe ayaa u jawaabay wakiilka Jabuuti u fadhiya Hargeysa...
Wararka laga helayo gobolka Awdal ayaa sheegaya in roob xoogweynaa oo maalmahanba ka da'aayay gobolka uu gaystey khasaare. Dhinaca degmada...
Dawlada Shiinaha oo u dabaaldegaysa 70-tan guuradii ka soo wareegtay kacaankii 1949 oo lagu aasaaasay Shiinaha ayna dhalatey dawlad hantiwadaaga...
Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif oo Somaliya kaga soo haray hog weli ay ka soo bixi la'dahay ayaa samaystey hal...
Wakiilka Jabuuti u fadhiya Hargeysa ayaa u dulqaadan waayay cay had iyo jeer uu Faysal Waraabe oo I maqlaay ah...
Somaliya waxay u baahan tahay kacdoon cusub oo aan hore loo arag si dalku u hanto qaranimadiisa iyo dadnimadiisa. Dalka...
Xildhibaan Dheeg oo ka tirsan maamulka Somaliland aadna ugu dheertahay kala fogeynta Somalidu ayaa eed buga u jeediyay wasiirka caafimaadka...
Yugaandha oo ku naaxdey dagaalka argagixisada ee Koofurta dalka ayaa hoosta uga xadhko xidhatey inay ka shaqayso sidii dalku weligii...
Ciidanka Milatariga Soomaaliya ayaaĀ hawlgal miino baaris oo ay ka fuliyeen wadada isku xirta Degmada Awdheegle iyo deegaanka Bariire ee...
Argagixisada shabaab ayaa meyd badan uga badan uga tagey garoonkii hore ee ciidanka cirka ee Balidoogle oo Muqdisho u jira...
Ciidanka Yaman ee gar wadeenka ka yihiin Xuutiyiinta iyo ciidamada Cali Cabdalle Saalax ayaa jab weyn gaarsiiyay wahaabiyada Yuhuuda dabada...
Jabuuti maxay ahayd side lagu degay yaa deganaa. Sidee gumeystuhu u kala qaybiyay dadkii deganaa. Yaa dibedda loo tuurey oo...
Xisbiga Wadani ee maamulka Somaliland ayaa ansixiyay xubno cusub oo ku soo biirey oo gaaraya ilaa sideed. Waxa kale oo...
Nin muddo dheer ilaalo u ahaa boqorkii hore ee Sucuudiga Cabdulah iyo midkan hadda ee boqor Salmaan ee gacantiisa ku...
Maxkamad Muuse Biixi leeyahay oo Ka furan Hargeysa ayaa xukunka lagu sii adkeeyay weriye C/maalik Coldoon oo halka welli aan...
Dawlada Somaliya ayaa dib u fasaxdey duulimaayadii tegi jirey Kismaayo kadib codsi laga maarmi wayay oo ka yimi shacabka ku...
Faahfaahin dheeraada ayaa ka soo baxaya magaalada Najraan ee Koofurta Sucuudiga halkaas oo ciidanka Yaman ee ay hogaanka u hayaan...
Siyaasiga Cali Khaliif Galaydh oomlagu casuimay shirka golaha dhexe ee cisbiga Wadani ee maamulka Somaliland ayaa sheegay in magaca Somaliland...
Somaliya waa dal taajira laakiin Ka fakhri ah dhinaca hogaaminta. Waxaan Ka mid ahay taageereyaasha dawlada hadda jirta waxaanse qaadan...
Faarax Macalin oo hore u ahaan jirey afhayeenka barlamaanka Kiiniya ayaa sheegay in Somalida lacagta leh ayna maal-gashan doonin Kiiniya....
Diyaaradii sidey raiisal wasaaraha Bakistaan eeĀ Ka soo duushey xarunta qaramada midoobey ayaa samaysay dib u laabasho afar saacadood kadib...
Gaariga la rasaaseeyay ayaa ka tegay Magaalada Muqdisho hayeeshee,waxase rasaas lagu furey markii uu marayay inta u dhaxeysa deegaannada Godinlabe...
Sucuudiga ayaa sheegay inay bilaabayaan bisha soo socota dalku-galka dalxiiska ayagoo ku faanaya in dalku furfurnaan doono kuna noqon doono...
Waxa maanta miino argagixisadu xirtey ku qaraxdey gaari nooca aan rasaasta yar Karin ah oo socdey magaalada Muqdisho gaar ayaan...
Waxa magaalo xeebeedka Hobyo ee gobolka Mudug aad looga hadal hayaa haweenay ninkeeda ku dishey. Ninkan haweenaydu dishey ayaa ahaa...
Madaxweynaha Kiiniya Kenyatta ayaa sheegay in dalkiisu welli la hadlayo dawlada dhexe ee Somaliya si arinta badda loogu dhameeyo si...
Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya qeybta 27aad ayaa Maanta waxaa ay soo xirtey kiiska dil qof Shacab ah loogu...
Baadhitaan ldheer ayaa lagu ogaadey xogo dheeraada oo ku saabsan haweenaydii dishey Injineer Yariisow oo ku dhawaatey inay disho madaxweyne...
Wasaarada duulista iyo hawada ee Somaliya ayaa faahfaahin dheeraada Ka bixisay sida loo maamulo hawada dalka iyo xayiraado lagu xanibayo...
Kulan uu soo diyaariyay madaxa hogaanka midowga Afrika ee sanadkan ahna madaxweynaha Masar C/casiis Sisi ayaa la Isla gartey in...