Isku-filan iyo xaaskiisa ayaa igu dambeyn isla baxsaday. Filimkan taxanaha ah ayaad moodaa inuu la mid yahay Qooto qooto. Waxa...
Madaxweynaha oo ka hadlaayay munaasabada maalinta dhalinyarada SYL oo xalay lagu qabtey magaalada Muqdisho ayuu si cad u sheegay in...
Siyaasiga ruug cadaaga ee Cabdi Shotaly ee beesha Habaryoonis (Isaaq) ayaa sheegay in 18 May wax la yiraa aanay jirin...
Afhayeenka Muuse Biixi ayaa dacwad la soo hor fariistey saxaafada uu eedaynayo gudoomiye Ciro oo shalay si adag uga hadley...
Ilaa intii reer Awdal aasaaseen maamulkan la baxay Somaliland oo ka dhashay dib u heshiisiintii Isaaqii iscuney 1992. Shir loogu...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u magacaabay Dr. Nuur Diiriye Xirsi (Fuursade) inuu noqdo Agaasimaha Guud ee...
Kulan afura oo ay soo qaban qaabiyeen raiisal wasaare xigeenka iyo abwaanada Somaliyeed inta Muqdisho ku sugan ayaa lagu lafogurey...
Waxa shirkada Whataspp ayaa ogaatey in aalad ama fure cudura oo ay samayso shirkad Yuhuuda lagu jabsadey shaqsiyaad badan oo...
Waxa maanta baaqdey imtixaankii dugsiyada sare ee gobolada dalka kadib markii imtixaankii dugsiyadaa laga qaadi lahaa uu suuqa galay. Ilaa...
Ciidanka booliiska magaalada Hargeysa ayaa jeelka u taxaabay wiil dhalinyaro ah oo ku labistey calanka qaranka Somaliya. Muuqaal aad loo...
Gudoomiyaha xisbiga Wadani oo saxaafada la hadlaayay ayaa sheegay in xadhiga xildhibaan Dhakol yahay mid sharci daro ah aanan dalbanayo...
Ururka beelweynta Makaahiil Group ayaa si adag uga hadley xasuuqii ciidanka Liyuu booliiska ee Somali galbeed u gaysteen dad beeralay...
Roobab aad loogu diirsaday ayaa ka da'ay magaalooyinka Hargeysa iyo Boorama. Waxase khasaare uu ka dhashay midka ka da'ay magaalada...
Maamulka Muuse Biixi oo baryahan ka dhididsan tabliiqa siyaasiga ah ee Prof Axmed Samatar iyo Cali Khaliif Galaydh ka wadaan...
Kadib shirkii Garoowe ee shalay soo xirmey ee waxyaabo badan is-afgarad laga gaaray ayaa maamulada Puntland, Hirshabeelle iyo Koofur galbeed...
Waa qayb kale oo xiisa leh taxanaha labada jacayl ee Cabdi-qani isku-filan iyo jacaylkiisa oo maraya meel xasaasiya. Waa la...
Waxa mar sii horeysay magaalada Garoowe maxkamad xukun ku ridey raggii diley ee kufsaday Caasha Ilyaas oo ahayd gabadh aad...
Warar dheeraada ayaa ka soo baxaya qarax ka dhacay magaalada Muqdisho ee hoy u noqotey argagixisada dhiigmiiratada ee shabaab iyo...
Madaxweynaha Somaliya oo baryahan ku sugnaa magaalada Garoowe halkaas oo shir uga socdey dawladda iyo qaar ka tirsan maamulada jira...
Dhiigmiirato loo malaynayo argagixisada kooxda gaalaynta muslimiinta ee shabaab ayaa masjid ku kor sugey kuna diley taliyihii ciidanka isku dhafka...
Gudiga joogtada ah ee golaha wakiilada maamulka Somaliland oo shir u fadhiistey deg dega ayaa Muuse Biixi ka diidey in...
Maxkamad ku taal Garoowe ayaa xukun ku haboon ku ridey raggii diley isla markaana kufsaday gabadhii yarayd ee Caasha Ilyaas...
Gudoomiyaha golaha wakiilada maamulka Somaliland ayaa ka hadley xariga sharci darada ee Muuse Biixi kula kacay xildhiban Dhakool oo fikirkiisa...
Xaakimka Muuse Biixi ee maxkamada Hargeysa ayaa diidey inuu sheego in xariga xildhibaan Dhakool uu sharci daro yahay waa haddiiba...
Waxa welli ka socda magaalada Garoowe shir u dhexeeya dawlada dhexe iyo qaar ka tirsan maamulada hoostaga. Shirkan oo aan...
Daraad ayay ahayd marki xasuuq foolxun uu ka dhacay deegaanka Xajiin oo hoostaga degmada Awbarre ee ismaamulka Somali galbeed. Waxa...
Wasaarada duulista hawada ee Somaliya ayaa laga sugayaa inay jawaab ka bixiso kadib marjkii dawlada Kiiniya joojisay duulimayadii sida tooska...
Waxa xalay booliiska magaalada Hargeysa sheegeen inay xabsiga u taxaabeen xildhibaan Dhakool oo isagu sheegay in maalinta 18 May ay...
Ayadoo baryahan ay jirtey in xagjir Taram uu sheegay inuu Markab dagaal u direy badda Iiraan iyo weliba diyaaradaha isqariya...
Ingiriisku wuxuu ka mid yahay wadamada ugu ciyaarta liita Yurub mana dhaafaan wareega koowaad haday ugu bataana waxay gaaraan wareega...