Ciidanka liyuu booliiska iyo maleeshiyo wada socda ayaa dad beeralay ah ku diley deegaan ka tirsan Harawa. Wararka ayaa sheegaya...
Xildhibaan Isaaqa ayaa Muuse Biixi faray inuu dibedda u tuuro Prof Axmed Ismaciil Samatar iyo Prof Cali Khaliif Galaydh oo...
Waxa manta is rasaasayn ka dhacdey garoonka magaalada Kismaayo ee uu ka taliyo maamulka Axmed Madoobe oo taageero ka hela...
Cuqaal ka tirsan beelaha Maxadcase (Samaroon) ayaa jawaab siiyay cuqaal ka tirsan beelaha Ciise oo sheegtay dhul Samaroon oo ka...
Cuqaasha beelweynta Makaahiil (Samaroon) ayaa si adag uga hadley xasuuqa lagula kacay saraakiishii reer Awdal ee Sool iyo Sanaag u...
Xildhibaan ka tirsan maamulka Somaliland kana soo jeeda Sool Ayaan waxba ula harin 18 May sheegayna in iyagu maalintaas qashinkaiska...
Maayerka gobolka Sanaag ayaa gobolkiisa ka fogeeyay dilkii foosha xumaa ee beesha Isaaq kula kacdey saraakiisha reer Awdal markii shirqool...
Waxa shalay magaalada Hargeysa yimi wasiir ku xigeenka arimaha dibedda siiba qaybta Afrika ee Masar. Wuxuu isla saaka ku kalahay...
Ciidanka xooga dalka gaar ahaan kuwa gobolka Shabeelaha hoose ayaa xoojiyay baacsiga argagixisada oo u diidey inay is urursadaan si...
Nimcooyinka bisha barakaysan waxa ka mida salaada Taraawiixda oo ah sunne rasuulkeena SCW uu tukadey. Hadaba waa maxy taraawiix. Taraawiix...
Siyaasiga Cali Faarax Cabdullaahi ayaa si adag uga hadley xaasuuqii Isaaq kula kacay laba sarkaal oo reer Awdal oo Sool...
Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha shacabka ayaa shaaca ka qaaday in xildhibaano farobadan iska fadhiyaan Muqdisho hadana mishaharku u...
Shirkale oo la leeyahay dalkaasi Ingiriisa ayaa la sheegay inay gaaskale oo xad dhaafa ka heshay dghulka Somali galbeed gaar...
Shilkan ayaa ka dhacay tuulo lagu magacaabo Miridha oo teedsan laamiga weyn ee dawladii dhexe dhistey ee aada Hargeysa kana...
Raiisal wasaare ku xigeenka Somaliya ayaa fashiliyay fursad seegtay Muuse Biixi oo had iyo jeer ku taama inuu dawlada Somaliya...
Waxa lagu guulaystey oo la fashiliyay iska markaana bishan barskaysan Alle baajiyay dhiiga Muslimiin argagixisada gaakeybta Muslmiinta ku rabeen inay...
Ayadoo aduunka Muslimka ah ay maanta bilow u tahay bisha narakaysan ee Ramadaan ayaa waxa jira gobol ka tirsan Somaliya...
Shaadiyo Sharaf ayaa dagaal ugu jirta sidey sodehdeed guriga uga saari lahayd halka sodehdeed Iyana dhinaca kale dagaalka ka wado....
Prof Axmed Ismaciil Samatar oo aad loogu qasaaray kadib markii uu qaatey fikrada goosadka kaaga darankana ku biirey xusbiga qabqable...
Madaxweynihii hore ee dalka musuqa badan ee Nayjeeriya Obasanjo ayaa Hargeysa ku soo qaldamay maantana la kulmey Muuse Biixi. Obasanjo...
Madaxweyne Farmaajo ayaa Garoowe ka furey shir aan Somalidu wadan oo ah mid laga soo diyaariyay Nayroobi kadibna la dul...
Iyadoo Muslimiinta caalamku isku diyaarinaayaan bisha barakaysan ee Ramadaan ayaa wadamo Muslimiina ay ku dhawaaqeen xilliga ay bilaabmi doonaan...
Suldaan Ibrahim Jaamac Samatar ayaa marka hore tacsi u direy ehelada saraakiishii reer Awdal ee shirqoolka lagu diley. Isagoo ka...
Kadib xasuuqii foosha xumaa ee Isaaqu kula kacay laba sarkaal oo ka soo jeeda gobolka Awdal ayaa waxa baxsadda badhasaabka...
Maamulka Somaliland ee degmada Ceerigaabo ayaa sheegaya in dad loo qabtey xasuuqii beesha Isaaq ugu gaysatey saraakiil reer Awdala oo...
Siyaasiga Ismaaciil Hure Buubaa ayaa sheegay in Muuse Biixi waxba ku qaadayn xoog ee ay muhiim tahay inuu hagaajiyo talada...
Wararka ka imaanaya dalkaasi Bakistaan ayaa sheegaya in dad gaaraya 90 qof oo caruur u badan la qaadsiiyay jeermiska keena...
Bisha barakaysan ee Ramadan ayaa waxba inaga xigin laakiin waxa is weydiinleh goorma ayay bilaabmi doontaa. Bisha barakaysan ee Ramadaan...
Shacabka gobolka Sanaag gaar ahaan kuwa Ceerigaabo ayaa si adag uga Hadley bandoo Muuse Biixi sheegay inuu ku soo rogey...
Dhamaan bahda Araabinews waxay hambalyo u dirayaan boqorka Biixi Yuusuf Jaamac iyo boqorada Canab Cali Aadan Yaabe oo meherkoodu ka...