Faysal Waraabe ayaa si jeesjeesa ugu qosley dadkii shacabka ahaa ee kooxda gaalaynta Muslimiintu ku xasuuqdey Muqdisho isagoo yiri ''waxa...
Madaxa maamulka Somaliland oo furey barnaamijka shaqada qaran ee uu ka soo koobigareeyay dawladii dhexe ayaa ka calaacalay dhalintii uu...
Waxa warar beena saaka iyo ilaa xalay la faafiyay in degmada Cadaado ay is rasaasayn ka dhacdey dhexmartay ciidanka nabadsugida...
Sida uu ku waramay gudoomiyaha degmada Balcad oo aan ka fogeyn Muqdisho mar uu la hadley saxaafada ayuu sheegay in...
Sirdoonka Maraykanka ee loo soo gaabiyo FBI ayaa egaya warar sheegaya in meelo ka mida Maraykanka lagu dhejiyay tabeelooyin ay...
Madaxa dawlada Somali galbeed Mustafa Cagjar ayaa sheegay inayna deegaanka u dhalan dadka ka soo jeeda qowmiyada Dirta ah ee...
Gacanyerihii Siilaanyo ayaa dhaliilay jidka Berbera iyo Wajaale oo maalin dhaweyd la dhagax dhigey. Xirsi xaaji Cali ayaa sheegay in...
Shacabka ag degan goobta qashinka lagu shubi ee magaalada Boorama ayaa cabasho ka muujiyay qashinka iyo xoolaha ku ag-dhinta ee...
Maamulka degmada Laascaanood ayaa amaro ku soo rogey dafka magaalada xilli fowdo dhinaca dhulka ah ay ka jirto degmada. Ayadoo...
Kooxda gaalaynta Muslimiinta ee Shabaab ayaa duhurnimadii maanta hoobiyeyaal ku weeraray Muqdisho taas oo dad badan su'aalo iska weydiiyeen. Qaar...
Kiiniya ayaa dhowr jeer ku celisay in iyada iyo Somaliya ay si hoose oo jaarnimo ah xal uga gaaraan baddeena...
Maxkamaf ku taal magaalada Garoowe ee maamulka Puntland ayaa dil toogasho ah ku xukuntey shan dhalinyaro oo kufsi-wadareed u gaystey...
Ciidanka dawlada ee sida aadka u tababaran ayaa ugu dambeyn dhabarka ka jebiyay kooxda gaaleynta Musliminta ee ilaa xakay ku...
Ciidamada dawlada ee welli ku fabajira argagixusada kooxda gaalaynta ee ku jira guryaha shacabkii deganaa,ay ka,qixiteen kana dhigteen dhufeysyo ayaa...
Booliiska dalkaasi Kiiniya ayaa war ka soo saaray dilkii iyo kufsigii foosha xumaa ee lagula kacay Ismahaan C/salaan oo usbuucii...
Waxa saakadii hore laga soo badbaadiyay dad shacaba oo ku xayirnaa guryo u dhow huteelkii Hillaac iyo Maka Almukarama ee...
Argagixisada gaalaynta Muslimiinta ayaa qaraxyo iyo sidii caadiga ahaa huteel qarxin ka bilowdey Muqdisho. Xasuuqa qaraxyadaan ayaa si rasmi loo...
Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele ayaa xadhigha ka Jaray dhismeyaal guryo ah oo laga furey gobolka Tajoora. Dhismeyaashan cusub maaha mid...
Xisbiga Wadanui ee Awdal ayaa si adag uga hadley fashilkii shirkii Kulmiye ee Boorama. Maxamed Suldaan ayaa sheegay in haba...
Madaxa dawlada Somali galbeed Mustafe Caghar oo xalay soo galay Hargeysa ayaa maanta la furey Muuse Biixi wado balaaran oo...
Dawlada Bakistaan ayaa war ks soo saartey duuliyaha Hindiga ah ee la qabtey markii diyaaradii uu wadsy lagu soo ridey...
Madaxweynaha Somaliya ayaa booqasho laba maalmooda ku tagay dalkaasi yar ee Qadar ee uu ka diidey Wahaabiyada Sucuudiga inuu xuriirka...
Madaxa Puntland ayaa ciidamo dheeraada ku daadgureeyay qaybta Puntland ee magaalada Gaalkacuo oo maalmihii u dambeeyay uu faraha ka baxay...
Xidbiga Wadani ayaa soo faqay fadeexadii shirkii jeegaabta xisbiga Kulmiye ee ka dhaxay Boorama ee jeegaabtu isku wareejisay maamulka xisbiga....
Siyaasi Axmed Cilmi Barre ayaa wax iska weydiiyay xaq ahaanshaga kursiga jeegaantu isky wareejisay. Kursiga gudoomiyaha xisbiga ayaa shalay Boorama...
Hay"adda ugu weyn aduunka ee amaahisa deymaha dalalka soo koraya ee loo yaqaan IMF ayaa amaantey hanaanka siyaasada dhaqaalaha ee...
Saraakiisha ciidanka Afrikaanka ee ku sugan Koofurta dalka ayaa soo saaray warbixin guud oo ku saabsan tirada ciidanka Somaliya ee...
Magaaloyinka Gaalkacyo iyo Boosaaso ayaa waxa ka dhacay dilal loo malaynayo kan hore ee Boosaaso inay gaysteen kooxda gaaleynta ee...
Wararkii u dambeeyay ee ka soo kordhey xaalada dalalka Hindiya iyo Bakistaan ayaa la xaqiijay in Bakistaan dhulka soo dhigtey...
Xidbifa Muusr Biixi syaa Boorama ku doortey gudoomiyaha golaha dhexe oo bedelli doona isaga. Maxamuud Jaamac Warfaa ayaa waxa diidey...