Muuse Biixiga aan xilka u hanayney waan ka tuureynaa kursiga hadduu saaxiga keeni waayo oo tanaasul geli waayo. Faysal Waraabe...
Iska horimaad rasaas la adeegsadey ayaa ka dhacay Lawyacado oo ka tirsan gobolka Awdal. Israasaynta ayaa timi markii iskaashato laga...
Cabdiwelli Gaas ayaa Garoowe u diidey in wasiirka qorsheynta oo Puntland ka soo jeeda iyo gudoomiyaha doorashada qaranka Xaliimo Yarey ...
Xildhibaanada Hirshabeele ayaa ka neefiyay gudoomiye Maxamed Waare oo uu miiska u saarnaa soo jeedin xilka loo qaadayo. Gudoomiye Waare...
Doorasho ka dhacdey Garoowe ayaa lagu kala baxay. Kursigan ayaa banaan noqdey markii xildhibaankii ka soo jeeday beesha Warsangeli ee...
Barakacayaal Muuse Biixi ku danaystey oo dab burburiyay xero ay deganaayeen iyo dhimasho jirta. Dhimashada hal qof ayaa la xaqiijay...
Gudoomiyihii xisbiga Wadani ee Awdal oo Muuse Biixi dhabarka taabtey isna casiley. Cabdikariin Maal ayaa sheegay in doorashadii kadib uu...
Turkiga oo baaraya suxufi Sucuudi ah oo ka soo noqon waayay safaarada Sucuudiga ee caasimada Turkiga. Suxufi Jamaal Khashooqi ayaa...
Wafdi ka socda dawlada dhexe ee Itoobiya ayaa yimi Boorama. Waftigan ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada wuxuuna la kulmey masuuliyiinta...
Muuse Biixi ayaa xaruntii xisbigiisa ciidan dul dhigtey iyo Jaamac Shabeel oo hanjabey. Muuse Biixi ayaa dibedda u tuurey Jaamac...
Xildhibaan Baar Siciid ayaa si kulul u karbaashtey Muuse Biixi. Waxbarashada ardeyda loogu qaado wadamada jaarka ayaa waxa la siiyaa...
Qoys reer miyi ah ayaa dab la qabadsiiyay hoy ay deganaayeen duleedka Hargeysa. Dhacdadaan aya waxa lug uga jabtey hooyo...
Dhalinyaro diley horjooge ka tirsan kooxda gaalaynta Muslimiinta ee Shabaab. Waa arin ugub ah waayo dhagaha ummada Somaliyeed ee Muslimka...
Dawlada Qadar ayaa duurjoog ka dhoofinaysa Somaliya iyo nooca ay tahay. Waxa jira xiriir fiican oo u dhexeeya dawlada yar...
Allaha u naxariistee fanaanad ka tirsanayd hobolada Waaberi qaybtooda da'da yar ayaa ku geeriyootay magaalada Muqdisho sida ay xaqiijeen masuuliyiin...
Muuse Biixi ayaa xilli dambe wasiiro u direy goobtii diyaaraduhu wax ku daadsheen oo ka tiraan Gobolka Woqooyi Galbeed gaar...
Mukhtaar Roobow ayaa laga mamnuucay inuu isa soo sharaxo. Dawlada ayaa soo saartey warqad ay ku sharaxayso sababta loogu diidey...
Diyaarado walxo aan la garanayn ku ridey duleedka Gabiley iyo Muuse Biixi oon ka hadlin. Dadka deegaanka ayay cabsi la...
Rag dhac ka waday duleedka Muqdisho ayaa lagu guulaystey in la toogto. Way yartahay in la gacanta lagu soo dhigo...
Hay'addaha dibedda xafiisyada ku leh oo dalka laga madnuuci doono haddii ayna dalka ka furan xafiisyo ay ku shaqo galaan....
Gudoomiyaha degmada Boorama Saleebaan Xasan Xaddi ayaa reer Boorama ka dalbadey in loo duceeyo kaftana ku dhaafay. Wuxuu shaaciyay qodobada...
Xildhibaan Dheerayste ayaa ka tanaasuley maayernimada Boorama oo si qaawan loo siiyay Saleebaan Xasan Xaddi oo hore u ahaa gudoomiuyaha...
Mukhtaar Roobow ayaa Baydhaba kaga dhawaaqay musharaxnimadiisa. Hogaamiyihii hore ee kooxda gaalaynta Muslimiinta ee Shabaab ayaa ka tanaasuley gaalaynta Muslimiinta...
When dozens of people died in ethnic clashes last month on the outskirts of Ethiopia’s capital, Addis Ababa, protesters took...
Ruushka ayaa Siiriya ka iibiyay gantaalo ay Yuhuuda iyo Maraykanku kaga googoosan doonaan inay dib dambe u weeraraan hawada Siiriya....
Kulan u dhexeeyay Muuse Biixi iyo xisbiga Wadani oo lagu kala kacay. Kulankan ayaa markii horeba fashilmeyxilli Muuse Biixi ku...
Maayerka xooga lagu doortey ee Boorama ayaa u jawaabay Maxamed Dheerayste oo isagu qaba in looga shubtey xoogna lagu mariyay...
Barlamaanka Somaliya ayaa kulmey maanta iyo Xasan Sheekh oo ugu dambeyn soo fariistey. Xasan Sheekh ayaa sidii uu u lumiyay...
Shil gaari ayaa ka dhacay Mudug iyo khasaaraha ka jira. Gaari Xamuul ah oo siday xabxab ama Qare kana baxay Koonfurta...
Xildhibaan Maxamed Dheerayste ayaa fowdadii ka dhacdey doorashadii maayerka Boorama ka hadley. Dheerayste ayaa sheegay inuu watey 14 xildhibaan laakiin...