Mukhtaar Roobow ayaa booqdey dhaawaca ka haray xasuuq argagixisadii uu ka tirsanaa ka gaysatey Baydhabo. Mukhtaar Roobow ayaa welli saaran...
Taliyihii sirdoonka Somaliya ee dhawaanta uu magacaabay madaxweyne Farmaajo ayaa xilkii iska casiley. Waxa baryahan soo baxaayay in hay'adu ka...
Ramaax ayaa si adag u weeraray Muuse Biixi iyo halka gobolku ku socdo. Gudoomiyihii hore ee gobolka Awdal iyo kuwa...
Trump oo balan qaaday inuu Sucuudiga ciqaabi doono haddii ay noqoto sida cad inay xasuuqeen suxufi Jamaal Khashooqi oo Turkigu...
At this time last year Riyadh was gearing up to host a raft of leading figures from the world of...
Haddii la rarayo madaxtooyada Somaliland hala geeyo Boorama. Haddii maamulkan la magac baxay Somaliland la wada leeyahay oo sida magacu...
12 askari oo muran ka taagnaa ayaa maxkamada ciidanka xukuntey. 12-kan askari ayaa lagu eedeeyay amar diido iyo inay ka...
Madaxweyne Farmaajo ayaa dib u dhagax dhigey tiyaatarkii ama golihii murtida iyo madadaalada ee magaalada Muqdisho oo xataa dadkii dalka...
Dawlada Somaliya ayaa la soo wareegtay qalabkii ugu dambeeyay ee lagu maamulaayay hawada dalka. Wasiirka duulista ayaa magaalada Nayroobi oo...
Turkiga ayaa sirdoonka Maraykanka siiyay sidii loo xasuuqay suxufi Jamaal Khashooqi oo markii ugu dambeysay gakay qunsuliyada Sucuudiga ee Istaanbuul...
Khatarta caafimaad iyo dhimasho ee gaari Hindiga Bajaaj leeyahay oo la soo bandhigey. Gaari Hindiga Bajaaj oo Somaliya laga mamnuucay...
Carabta Imaaraadka ayaa saxiixay balaadhinta dekedda Berbera ee Yaman looga duulayo. Kulan Berbera ka dhacay oo waxa la soo dhibey...
Xisbiga Wadani ayaa si adag uga hadley balaarinta dekedda Berbera ee Carabtu wadato. Imaaraadka oo ku xadgubaya qaranimada Somaliya ayaa...
Xasan Cali Kheyre ayaa la kulmey dhaxalsugaha Sucuudiga. Gacan ku dhiigle Maxamed Salmaan ayaa diidey inuu Somaliya ka qaybqaato horumarkeeda...
Imaaraadka ayaa lagu helay inuu jabiyay cunaqabatayna hubka ee saaran Somaliya. Warbixin ay qortey qaramada midoobey ayaa lagu sheegay in...
Sirdoonka Somaliya ayaa helay shabakad dhaqda doolarka iyo xildhibaan gudbiye ahaa ka ahaa garoonka Muqdisho. Lama oga xadiga lacagta doolarka...
Faahfaahin weerar argagixiso oo xalay ka dhacay Baydhabo. Koox hubeysan ayaa xalay fiidkii dhacay ayaa argaixisadu weerartay guri Baydhabo ku yaal...
Siyaasi Salebaan Ibrahim ayaa ka hadley aqalkii madaxtooyada Morgan oo la rarayo. Siyaaasiga ayaa is weydiiyay waxa keenay in aqalkii...
Faahfaahinta qarax ka dhacay magaalada Muqdisho. Gaari argagixisadu miino ku xirtey ayay ku qarxiyeen xanibaadii hore ee Afgooye ee laga...
Somaliland aya Hargeuysa ka furtey shir ay ka soo qaybgaleen saaxiibada taageera oo la sheegay inuu soconayo ilaa berito oo...
Madaxa Hirshabeele Maxamed Waare ayaa war ka soo saaray shir Nayroobi ka dhacay oo ay galeen ajaanib iyo qaar ka...
Xasan Cali Kheyre ayaa la kulmey wasiirka arimaha dibedda ee Sucuudiga halkaas oo ay ka wada hadleen sidii xiriirka loo...
Iskaashatada Tawakal ee Awdal ayaa wacad ku maray inay iska dulqaadaan Ciise iyo Isaaq u heshiiyay oo baabuurtoodii iyo madaxdoodii...
Maamulka Somaliland ayaa ka hadley dagaal askari uga dhintey oo ka dhacay Tukaraq. Masuul saxaafada la hadley ayaa sheegay in...
Badhasaabka Awdal ayaa tirokoob qarsoodiya ka wada gobolka. Badhasaabka Muuse Biixi magacaabay oo ka soo jeeda beesha dhexe ayaa amrey...
Erduqan ayaa dalbadey in Sucuudigu cadeeyo halka uu ku dambeeyay suxufi Khasooqi oo ilaa hadda la cadeeyay in suxufigaasi lug...
Ururka la magac baxay macawisleyda ee argagixisada kula dagaalama gobolka Shabeelaha dhexe gaar ahaan degmooyin u dhow Aadan Yabaal ayaa...
Waligaa malaguu eryay dhererkaaga, waa arin ku dhacdey gabadh Turki ah oo hadda seexata isbitaal hortiis. Gabadhan oo lagu magacaabo...
Maleeshiyo beeleed muddo 6 sano is horfadhiyay oo la kala qaadey iyo balan loo sameeyay. Maleeshiyada beelaha Hawiye iyo Biyomaal...
Maxaa keenay fashilka ku yimi ictiraafkii Somaliland raadin jirtey oo hadda ay sheegeen inay diyaar u yihiin inay soo raacaan...