Dr C/raxmaan Bayle ayaa u duuley wadanka Ivory Coast oo dhawaan ka soo kabtey dagaal sokeeye oo uu keenay markii...
Ciidamo ka tirsan Puntland ayaa la wareegay xarumo uu maamulku leeyahay sida bangiga iyo xarunta maaliyada. Cabdiwelli Gaas ayaan bixin...
Maxaabiis markale laga soo dejiyay garoonka Muqdisho. Waa maxaabiistii labaad ee dalka la keeno ayagoo soo dhamaystey xukuno ku dhacay...
Cabdiwelli Gaas ayaa kulan isugu yeeray gudoomiyeyaasha gobolada Puntland. Kulanka ayaa diirada lagu saaray xaalada guud ee gobolada iyo la...
Waa Qaybtii 4 filimka Qiyaano Dumar oo laysku baxay meel xasaasiyana maraya. Waxa jilaya jilayaal aad ku taqaan aqoon dheera...
Shaqaale ku kacay musuqmaasuq cad ayaa shaqada laga joojiyay. Shaqaalahan ayaa sameeyay shaatiyo been abuura oo lagu kireeyay meelo ganacsi....
Deegaanada Araabi, Jabanta, Dhoqle ee ismaamulka Somalida iyo nawaaxiga u dhow ee ismaamulka Somalida Itoobiya ayaa nimcada RABI ka da'dey....
Faysal Waraabe ayaa si cad u caayay una yasay wasiirada dekedaha ee Somaliya. Faysal Waraabe ayaa lagu yaqaan anshax xumo...
Wasiirka warfaafinta maamulka Somaliland ayaa jawaab ka bixiyay hadalkii RW Xasan Cali Kheyre ee ku aadanaa sida wadamo kale u...
RW Xasan Cali Kheyre ayaa si adag uga hadley maalgashiga qaloocan ee dekedda Berbera ay kula qaybsadeen Itoobiya, Carabta iyo...
Maamulka Somaliland ayaa waryar faahfaahiyay heshiiska ay la galeen Carabta iyo Itoobiya. Heshiiskan laga kor boodey dawlada Somaliya ayaa la...
Dawlada Somaliya ayaa diidey heshiis la sheegay in lagu kala qaybsaday dekedda Berbera. Heshiiskan oo ay qortey wakaalada warfaafinta ee...
Garoomada ay go'doomiyeen argagixisada shabaab ayaa diyaarad ka degtay. Diyaaradan oo ah kuwa yar-yar ayaa Waxay ka duushay Garoonka Muqdisho, Waxaana...
Jabuuti ayaa fursad siiyay Faysal Waraabe uu ku soo caanbaxo kadib markii ay shalay u jawaabeen. Faysal Waraabe oo fursadaha...
Cali Khaliif ayaa markale Laascaanood lagu soo dhaweeyay. Garabka Khaatumo ee uu hogaamiyo Cali Khaliif ayaa sii kala jabay waxana...
Masuuliyiin sare ayaa ka qayb qaatey ololaha nadiifinta caasimada. Maanta ayay ahayd markii gudoomiyaha gobolka Banaadir uu ku dhawaaqay ololaha...
Warar faahfaahsan ayaa ka soo baxaya naftii halige isku qarxiyay duleedka Muqdisho. Naftii haligahan ayaa isku qarxiyay bar xanibaad oo...
Dilalka muranka shacabka iyo askarta oo ku soo badanaya Muqdisho. Darawal Bajaajle ah ayaa xalay lagu dilay Muqdisho gaar ahaan xaafada...
Maxaabiis Somali ah ayaa ku geeriyootay dalkaasi Cumaan iyo inta ku jirta jeel ku yaala halkaasi ayaa qaylodhaan u soo direy...
Suuq madow miyaa ka Jira Hargeysa oo lagu iibiyo caruurta. Waa dhacdo ugub ah oo aan gayiga Soomaaliyeed inta badan lagu...
Halkuu ku dambeeyay heshiiskii Cali Khaliif iyo Somaliland. Waxa ka waramaya wasiirka gudaha ee Khaatumada Cali Khaliif ninka lagu magacaabo...
Gudoomiye Ciro ayaa ka hadley kulan aan caadi ahayn oo uu la qaatey xisbiga Ucid ee Faysal Waraabe. Xisbiga Ucid...
Dawlada ayaa war ka soo saartey deegaan ay weerar ku qaadeen oo dadka ka dulqaadeen wahab iyo argagixiso gumeysi ku...
Dr C/raxmaan Bayle ayaa faahfaahiyay heerka dhaqaale ee dalka bishan dhamaatey asagoo dhinaca kale tilmaamey in khalkhal siyaasadeed keeni rabay...
Nin cunsuri ah oo hooyo Somali ah jiirsiiyay gaari ayaa maxkamad ku socotaa dalkaasi Ingiriiska gaar ahaan magaalada Lesta (Leicester)...
Safiirka Turkiga ee Somaliya ayaa gaaray deegaanka Hobyo ee gobolka Mudug. Waxaana safiirka uga horeeyay degmada oo ku soo dhoweeyay...
Go'aamo laga soo saaray sidii wax loo qaban lahaa abaarka Woqooyiga Awdal. Badhasaabka gobolka Awdal ayaa shir u wada qabtey...
Maayer ku xigeenka Boorama ayaa war uu ku difaacayo maayerka warbaahinta la horyimi. Maayerka magaalada (maayer ey laaye) ayaan ka...
Muuse Biixi waa ka maarmey wadahadalkii Khaatumo oo dagaal ayuu doorbidey, waxa sidaas qaba Baashe Cali Jaamac oo hore u...
Madaxa Galmudug Xaaf ayaa gaaray Dhuusamareeb markii ugu horeysay intii heshiisku dhacay. Xaaf ayaa hore u raacay madaxweyne Farmaajo oo...