Ciidanka badda Somaliya ayaa soo badbaadiyay doomo muddo la waayay. Waxayna balan qaadeen iney ka soo dhalaalayaan howsha culus ee loo...
Madaxii caafimaadka aasaasiga ah ee gobolka Awdal Maxamed X Cumar Yaabe oo xilkii uu ka qaadey Muuse Biixi ayaa xilwareejin sameeyay. Xilwareejinta ayaa ka...
Booliiska ayaa la amrey soo qabashada dad eedaysan oo suuqa iska jooga. War qoraal ah oo kasoo baxay Wasaaradda Caafimaadka dowladda...
Madaxweynaha cusub ee Somaliland oo lagu caleemo saaray London. Maxamed Cali Suudi ayaa xaflad ka dhacdey xaafad ka tirsan London...
Fanaanada Khadra Daahir ayaa iska xaadirisay xarun-shaqeed ku taal Hargeysa. Khadra Daahir oo Hargeysa hadda ku sugan ayaa ka tagtey Ingiriiska...
Mashruuca maalgelinta Somaliland ee Awdal ka qatan tahay ayaa wado laami ah loogu dhisayaa Hargeysa iyo Sheekh. Wasiirka Muuse Biixi ee gaadiidka...
Somaliland ayaa IGAD ka codsaday dhexdhexaadin loona sheegay in ciidankeeda Tukaraq jooga dib u soo celiso inta ayna hawshu ku balaaran....
Xukun maxkamada Hargeysa ku ridey dad naafo ah ayaa aad looga qayliyay. Xaakinka xukunka ridey ayaa isna ka hadlay waxa kalifay...
Ciidan Soomaali ah oo aad u tababaran ayaa la kala baxay ciyaar cajiiba magaalada Muqdisho xarun ka mida xarumaha ciidamada....
Karti iyo camalsami qof lihi ma waayo cadaawe lula. Bulshada ruuxaw cundoon cidbaa xagatoo lid ku ah. Caqliga iyo garashadii...
Ganacsatada suuqa Bakaaraha Muqdisho ayaa shaqo joojin sameeyay ayagoo xirey tukaamada iyo goobaha kale e ganacsiga. Ganacsatadan ayaa khasaaray boqolal shilin...
Qaybtii 2 filimka Qiyaano Dumar ayaa meel adag maraya. Waxa si heersare u matalaya Laki X Wacays , Xaawo Kiin,...
Ingiriiska ayaa dhulgariir ku dhiftey. Dhulgariirka ayaa u badnaa gobolka Wales ee Ingiriiska halkaas oo dadku aad u dareemay dhulgariirka...
Wasiirka arimaha dibedda Somaliya Axmed Ciise Cawad ayaa la kulmey jaaliyada Kolombos. Waxaa soo abaabulay xafladan urur siyaasi ah oo...
Wiil ku waashay diin uu guriga ku soo xeraystay. Waxa baryahan dhulka Somaliyed ku soo batey in la ugaarsado diinka...
Siyaasi maamul goboleed kaga dhawaaqay Saaxil ayaa booliiska Hargeysa xarigiisa cadeeyeen. Waxa isa soo taraya cadho ku wajahan doorashadii Muuse...
Qadar ayaa 30 gaari oo kuwa raacada ah markale caawimo u keentay Somaliya. Tartanka urur diimeedyada Carabta ee soo jiidashada...
Muuse Biixi ayaa jeelka u taxaabay agaasimaha Universaltv ee Hargeysa. Agaasimahan oo lagu magacaabo Maxamed Cabdi Digaale ayaa ciidamo uu...
Caruur laga soo badbaadiyay magafeyaasha Liibiya ayaa Muqdisho soo gaaray. Caruurtan oo aan badneyd ayaa waxa iska kaashadey hay'ada soo...
Warbixin xiise leh oo laga diyaariyay damaashaadka xeebta Liido ee Muqdisho. Maanta oo Jimce ah ayaa dadku ka nastaan shaqooyinka...
Waligaa ma aragtey wasiir caafimaad oo dariiq kaadi la sarajoogsadey. Waxaa sidaa lagu arkay wasiir caafimaad oo ka tirsan gobolada...
Should Iceland outlaw circumcision for boys – a common practice among Jews and Muslims – it will prevent Jewish communities...
The Syrian government reportedly rejected a request by the Kurdish self-government in Afrin to deploy troops to the area against...
Gaari kuwa gurmadka ah ayaa lagu wareejiyay isbitaal ku yaal Muqdisho. Wasiirka caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya Marwo Fowsiyo Abiikar Nuur oo gaadiidkasi...
Kulan dhexmaray booliiska gobolada dalka iyo kuwa dawlada dhexe ayaa ka dhacay xarunta gobolka Bay ee Baydhabo. Shirkan ayaa maalintii...
Dawlada Somaliya ayaa u dhaqaaqdey caruur Somali ah oo lagu gumeysto Liibiya. Dalkaasi Liibiya ayaa hadda bilaabey inay caadi u gumaystaan...
Qaar ka tirsan dhalinyarada Boorama ayaa ka calaacay sida Muuse Biixi u qadiyay. Dhalinta qaar ayaa sheegay inayna seexan sidii ay...
Abwaan Baarleex ayaa xaaladiisa caafimaad ka sii daraysaa eedna u direy Muuse Biixi oo uu muddo u ordaayay hadana ka goostey...
Muuse Biixi wuxuu dhisay dawlad Isaaqistaan, waxa hadda sidaa ogaadey wasiirkii hore ee boostada maamulka Somaliland Maxamed Jaamac Abgaal oo...
RW Itoobiya ayaa si deg dega isku casilay xilli dalka ay ka jiraan banaanbaxyo rabshado wata oo ay wadaan labada qabiil...