Aduunyadu waxay nagu tiraa xageen reer Awdal wax u marina, markey nagu yiraahaan beesha dhexaan u marinaynaa waxaan ku nidhaa...
Maryan Yaasiin Xaaji Yuusuf waa ergayga gaarka ee dawlada Somaliya u qaabilsan xuquuqda. Waxay wax ka gaysatey soo celinta tahriibeyaasha Somalida...
Aqalka sare ee barlamaanka Somaliya ayaa cod u qaadey in shirkada Carabta ee DP World laga madnuuco dalka. Waxa cod sidaasa...
Siyaasi fikir gooni goosad ah qabey ayaa hadda leh Xamar beenbaa ka aaminsanaa. Siyaasi Mustaf Qodax oo ka soo jeeda Somaliland ayaa...
Qaar ka tirsan dadweynaha Boorama ayaa dibeda loo soo saaray si ay taageeraan shirkada DP World oo aan ogeynba. Dadka magaalada Boorama...
Kulan Ankara ku dhexmaray wasiirka kaluumaysiga iyo madaxda Turkiga ayaa war ka soo baxay. Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdi Xaaashi wasiirka kaluumeysiga ayaa...
Xildhibaanadii soo jeedinta ka keenay Jawaari ayaa eedayn ka keenay fashilkii ku yimi soo jeedintooda ahayd in cod loo qaado in...
Madaxweyne Farmaajo ayaa booqdey isbitaalkii ciidanka xooga dalka. Madaxweynaha ayaa dul istaagay xaaladda bukaannada ku jira Isbitaalka Ciidanka Xoogga Dalka. Wuxuu...
Puntland ayaa gubtey qaad laga soo geliyay dhinaca Somaliland. Waxa ay sheegeen in Qaadkaasi uu si sharci darro ah loo soo...
Suldaan Cune ayaa farta ku fiiqey fashilka kabtan Muuse Biixi. Suldaanka ayaa is waydiiyay in Muuse mari karo wadadii looga bixi...
Muuse Biixi ayaa si maqaam hoose ah loogu soo dhaweeyay Imaaraadka. Dadka soo dhaweeyay ayaa waxa u badnaa shaqaalaha shirkada DP...
Mooshin laga keenay Jawaari oo kulan laga yeelanayo. Guddiga joogtada ah ee barlamaanka ayaa kulan deg dega isugu imanayo si looga...
RW Xasan Kheyre ayaa dhalinyaro kula kulmey xeebta Liido. Ugu horayn Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad oo ay...
Maxaabiis kale oo laga keenay Liibiya ayaa laga soo dejiyay Muqdisho. Maxaabiistaan ayaa tiradooda waxa ay gaareysaa illaa 13 dhalinyaro ah...
Imaaraadka ayaa si dhaqse ah ugu yeeray Muuse Biixi kadib fashilkii ku yimi heshiis ka baxsan shuruucda caalamiga oo Imaaraadku rabeen inay...
Madaxweynaha United Somaliland front Mustafe Martin ayaa ka hadley go'aanka dawlada ee ku aadan shirkada Carabta ee DP World oo ka...
Madaxweyne Farmaajo ayaa tababar u soo xirey ciidan ka tirsan xooga. “Waxaa halkan iiga muuqata ciidan u diyaarsan in ay dalkooda...
Madaxweynaha wareersan ee Maraykanka oo eryay wasiirkiisi arimaha dibedda. Trump ayaa mashaakil ka haystaa dhinaca xukunka taas oo uu u...
Maxaa ka dhigey heshiiska Berbera mid aan u cuntamin dadka deegaanka ama gobolka. Waa su'aal dad badani is waydiinayaan waxaanan...
Golaha fadhiidka ah ee Somaliland ayaa jawaab siiyay barlamaanka dawlada dhexe oo gebi ahaanba joojiyay shirkada Carabta ee Dubay World oo...
Xadka beenta ah ee u dhexeeya Balad-xaawo iyo Madheera ayaa welli xiran taas oo saameyn weyn ku yeelatay isku socodka dadka,...
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay ku hoyday Xarunta Wasaarada Gaashaandhiga oo ku taala Degmada Deyniile Nawaaxiga Washaradaha....
Wasaarada boostada ayaa ka jawaab celisay hadal ka soo yeeray Somaliland. Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka ayaa 9-kii bishan si rasmi ah ula...
Dib u dhac ku yimi ku dhawaaqista Raiisal Wasaaraha cusub ee dalka Itoobiya. Wararka ayaa sheegaya inuu jiro kala shiki...
Baasaboor Somaliga miyaa laga joojiyay Puntland. Baasaboorka laga qaato Puntland ayaa waxa ku xiran malaayiin qof oo ku nool gobolada...
Gabadh arooskeedii isku diyaarinaysa ayaa la diley. Dilkan aadka u naxdin badan cuqabadana leh ayaa ka dhacay magaalada Hargeysa. Xilliga gabadhan...
Wax la qaadan karo maaha in shirkad si kibirsan ugu gafto Jamhuuriyada. Gudoomiyaha barlamaanka Somaliya ayaa sharaxay sharci la mariyay...
Muuse Biixi ayaa kulan kale la qaatey C/raxmaan Ciro iyo Faysal Waraabe. Kulankan oo la sheegay inuu codsadey Muuse Biixi aya...
Barlamaanka Somaliya ayaa war adag ka soo saaray shirkada Carabta ee Dubay World oo madaxoodu sheegay in dawlada dhexe ayna waxba...
Wasiir ka tirsan Puntland ayaa shil gaari ka badbaadey. Wararka ayaa sheegaya in duleedka magaalada Garoowe uu shilkani ka dhacay oo...