Maxkamada sare ee Kiiniya ayaa xalisay muran u dhexeeyay xildhibaano Somali ah. Maxkamadda oo saaka u fariisatay go’aan ka gaarista eedo...
RW Xasan Cali Kheyre ayaa gaaray Imaaraadka Carabta halkaas oo si weyn loogu soo dhaweeyay. Xasan Cali Kheyre ayaa Imaaraadka...
Xildhibaano ka tirsan golaha deegaanka Boorama ayaa musuq baahsan soo faqay oo uu ku kacay maayerka iyo saaxiibadii. Xildhibaanadan ka...
Gabadh shan Jira ayaa laga badbaadiyay nin gaari Hindi wata oo la baxsan rabay. Xilliga dhacdadaan foosha xun ka dhacayso...
Kursigii banaanaa ee barlamaanka Somaliya kana soo jeeday Awdal ayaa lagu kala baxay. Buuq sababay dib u dhac ayaa ka dhashay...
Siyaasi C/qaadir Obsiiye ayaa ku amaanay Muuse Biixi joojinta shirka Carabta ee DP World. Muuse Biixi ayaa madaxweynaha Jabuuti u...
Maareeyaha cusub ee wasaarada warfaafinta ee halka xaafad noqotey ayaa hadley ayadoo muranka isla beesha Muuse Biixi ee wasaaradan aan...
Nin madowa oo dhalinyaro Somali ah ku diley London ayaa la qabtey. Ninkan madowga ah ayaa la sheegay in si...
Dhame Cabdi Cali Raage wuxuu ka tirsanaa ciidanka asluubta muddo 46 sano ah wuxuuna ciidanka ku soo biirey sanadii 1972....
Masuuliyiin ka socda Turkiga ayaa booqdey Goobweyn oo Kismaayo u dhow ahna goobta ay ku kulmaan badda Somaliya iyo webiga...
Madaxweyne Gaas ayaa magacaabay xilal cusub oo maamulkiisa ah. Wareegtada Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa lagu magacaabay Agaasimaha Guud iyo...
Odey ka sheekeeyay dhismihii bangigii ganacsiga Somaliya ee waxma garatadii burburiyeen. Odeygan oo u soo taagnaa mudadii bangiga la dhisay...
Dawlada ayaa weli la tacaalaysa in ay fuliso amaradeeda xilli argagixisadu ka faaiideysanayso is dhex yaaca iyo gaajada haysata askarta...
Agaasimaha cusub ee Muuse Biixi u magacaabay madaxtooyada Somaliland Maxamed Cali ayaa ka hadley xilka lagu wareejay. Maxamed Cali ayaa...
Muranka wasaarada warfaafinta ee beesha Muuse Biixi ayaa cirka isku shareeray. Shaqaalaha wasaaradaas ayaa iyaguna ka hor yimi isku bedelka...
Wasaarada amniga ayaa bilowdey baaritaan lagu wado ciidanka booliiska iyo kan nabadsugida kadib weerarkii Jimcihii ay argagixisada Shabaab ku soo...
Amisom ayaa war ka soo saartey askari shalay ku dhintey is dhex yaac ka dhashay weerarkii argagixisadu ku xasuuqdey 38...
Qaybtii afraad filimkii qiyaano dumar oo meel xasaasiya maraya. Qaybtii hore ayaa waxay maraysay Xaawo Kiin oo ku dhawayd inay...
Maayerka Boorama (maayer ey laaye) oo xitaa xisbiga Kulmiye qaati ka joogsaday. Xoghayaha xisbiga oo ka hadlayay arintan ayaa sheegay...
Xildhibaan Xuseen Sheekh Maxamuud oo ka mid ah Golaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadley argagixisada iibsanaysa dharka sirdoonka iyo ciidanka....
Mujaahid bay wada sheegataa anaguna mujaahid ayaanu noqonaynaa waa hadalkii Suldaanka Gabooyaha oo ka yaabey cadaalad xumada Muuse Biixi oo...
Muranka beesha Muuse Biixi ee isku haysata wasaarada warfaafinta ayaa cirka isku shareeray. Shalay ayuu maareyaha wasaaradaasi diidey inuu xilka...
Kulan u furmay beelaha Garxajis (ISAAQ) ayaa ka dhacay London. Kulankan oo Suldaan ka mida Suldaanada beesha lagu soo dhaweeyay...
When a mystery illness rippled through the US embassy in Cuba in late 2016, the diplomatic fallout was rapid. The...
Buuq iyo sawaxan ka dhashay doorasho kursi barlamaan oo la buuxinaayay oo ka dhacaysay Muqdisho. Kursigan ayaa waxa ka dhintey...
Wararkii ugu dambeeyay weerar argagixiso oo fashilmey oo ka dhacay goob aan ka fogeyn madaxtooyada. Dawlada oo hore u sheegtay...
Wasiir Maareeye ayaa raba inuu yimaado Somaliland haddii si fiican loola hadli waayo. Ma sheegin cida uu ka cabanayo ee aan...
Muran ka dhex dilaacay beesha haysata wasaarada warfaafinta maamulka Somaliland kadib markii wasiirkaas bedelay maareeyihii telefishanka Muuse edealay. Maareeyaha ayaa...
Gudoonka barlamaanka ayaa la kulmey RW xigeenka Turkiga. Kulanka ayaa sidoo kale waxaa Ka qeyb galay Ra’isul Wasaare Ku xigeenka Dalka...
Argagixiso gacanta lagu dhigey oo la shaaciyay. Ciidamada Dawladda ayaa xalay howlgal qorsheysan waxa ay ka fuliyeen deegaano hoostaga degmad...