Ciidamada xooga ayaa u dhaqaaqay baacsiga argagixisada. Dhaqdhaqaaqan ciidan ayaa wuxuu ka dambeeyay kadib markii sida la sheegay Saraakiil ka tirsan...
Hooyo xanuunka HIV ee keena aydhiska loo qariyay oo shan caruura ku dhashay. Hooyadana ayaa sheegtay in shanteeda caruura midna...
Dirawalkii madaxweyne Siilaanyo ayaa tahriibay sida laga soo xigtey ilo wareedyo ka agdhow qoyska madaxweynaha Somaliland ee xilkiisii dhamaanayo usbuuc iyo badh...
Aroos halmar loo sameeyay askartii ku dhaawactey dagaaladii argagixisada Daacish ee dalkaasi Siiriya ayaa lagu qabtey hoolweyn oo ku yaala...
Faransiiska ayaa ka qayliyay Trump oo safaaradiisa u wareejinaya Al-Qudus. Trump oo ah xagjir Muslimiinta aad u neceb ayaa sheegay inuu...
Maxkamada ciidanka ayaa ridey xukuno iyo magacyada. Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada koowaad Xasan Cali Nuur Shuute oo ku dhawaaqayey xukunka raggan ayaa sheegay in...
Haldoorka Togdheer iyo Saaxil ayaa luqad kulul kula hadlay Muuse Biixi ayagoo isla markaana digniin u direy. Taageeryaasha xisbiga Wadani...
Siyaasiyiinta Xisbiga Wadani ee Awdal ayaa sida fiinta uga qayliyay aargoosi Saylici kula kacay. Saylici iyo Muuse Biixi ayaa si...
Madaxweynihii hore ee Yaman ayaa Sanca lagu dilay iyo sida dilku u dhacay. Cali Cabdalla Saalax oo muddo dheer soo xukumayay...
Guriga gacanyarehii Siilaanyo waa wasiirkii madaxtooyadee ayaa Hargeysa ku gubtey iyo warar laysla dhexmarayo. Gurigan ayaa si xun u gubtey waxayna...
Xasan Daahir Dhimbiil ayaa codsi u direy dadka reer Awdal ee doorashada ku kala dhintey kadib markii Suldaan Dhawal oo ku...
Heshiis maaha waxa lala galay Cali Khaliif ama Khaatumo. Gudoomiyaha golaha guurtida ayaa sheegay hadal Cali Khaliif ka xumaan doono...
Wasiirada dhalinyarada iyo ciyaaraha ayaa ka hadashay ciyaaraha gobolada ee furmaya. Waxa ay sheegtay inta badan Ciyaartoyda Dowlad Goboleedyada in Muqdisho...
Xubno ka tirsan argagixisada ayaa nolol lagu qabtey. Gudoomiyaha Gobalka Shabeelada Dhaxe Axmed Meyre Makaraan oo warbaahinta la hadlay ayaa xaqiijay...
Maydka qof shacaba ayaa laga helay Gaalkacayo gaar ahaan suuqa magaalada. Maydka ayaa u muuqday in layska ilaaway oo uu yaalay...
Farmaajo ayaa furey shirka loogu magac daray amniga qaranka. Taliyeyaasha Ciidamada Qalabka Sida ee qaybta ka ahaa shirkan ayaa iyaguna madaxda...
Qayb kale ruwaayada Qoto qooto oo xiise gaara leh: Nasteexo indho oo isku dayaysa inay cidla dhigto Faarax Murtiile kana...
Siyaasada qori isku dhiibka ah ee Somaliland reer Awdal xagay ka soo galaan. Waxa markale majaraha maamulka Somaliland gacanta u...
Kooxda xidigaha geeska Hargeysa ayaa markale tuurtey gudoomiyahooda Laabsaalax si gacan taagana u dooratey isla xubin ka mida. Laabsaalax ayaa...
Faadumo Siciid ayaa si fadeexaysan looga reebay wafdi iyadu ay lahayd imaantinkooda Hargeysa. Waftigan ayay u sharaxdey sida dimoqraadiyadu uga...
Saylici ayaa durba aargoosi ku bilaabay taageerayashii xisbiga Wadani ee gobolka Awdal welibana ka soo jeeda beelaha Makaahiil dalbeyna xilka...
Argagixiso gaaraya 54 ayaa isa dhiibey halka nin wata dharka dumarka la qabtey, waxa warbixintaas bixiyay wasiirka amniga dawlada Somaliya Maxamed...
Waa in laga matajiyaa kuwa lacagta ku soo qaatey mooshinada oo hadda la yaqaan cida ay yihiin. Waxa baryahan jirey...
Galmudug iyo Ahlu sunna ayaa Jabuuti ku gaaray heshiis hordhaca. Sida ay xaqiijiyeen Mas’uuliyiinta labada dhinac Heshiiskaan ayaa ka kooban dhowr...
Gudiga doorashooyinka Somaliya ayaa shaaciyay tirada xisbiyada isdiiwaangeliyay ilaa hadda. Gudigan madaxa banaan ee mudada jirey ay sheegay in xisbiyada...
Qurbajoogta ka soo jeeda Harawo ayaa codsi u diraya madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar. Waxa muddo sadex bilooda ku xiran magaalada...
Qareen Masaari ah oo dalbay in dumarka la kufsado ayaa jeel loo taxaabay. Ninkan oo lagu magacaabo Nabix al-Waxsh ayaa ah...
Khaladaad badan oo aan hadda ogahay ma sameeyeen xilligii C/raxmaan Tuur waxa Muuse Biixi sidaa ku yiri siyaasi Dhoolayare oo...
Siilaanyaha xilligiisii marhore dhamaadey ayaa dalacsiiyay sarkaal booliisa oo dambiyo badan galay. Sarkaalkan oo ah taliyaha guud ee ciidanka booliiska...
Waxaanu ogaaney in qorshaha ku shubashada doorashada inuu muddo qorsheysnaa waa wasiir hore oo ka tirsanaa Somaliland oo shaaca ka...